DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo hadda jeedinaya khudbad dhinacyo badan taabanaysa iyo waxa uu kala kulmay barlamaanka.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda jeedinaya khudbaddiisii dastuuriga ahayd ee uu ku daahfurayey kal-fadhiga 47aad ee barlamaanka Puntland oo kamid ah waajibaadka dastuuriga ah ee golaha wakiilada.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*