DAAWO: Puntland oo gobolka Sool ku soo bandhigtay ciidamo Somaliland ka soo goostay & saldhigyadoodii

Xukuumadda Puntland ayaa gobolka Sool ku soo bandhigtay ciidamo katirsanaa maamulka Somaliland oo ay sheegtay inay u soo wareegeen dhanka Somaliland isla markaana ay hadda kamid noqon doonaan ciidanka Puntland.

Ciidamadaan waxaa duleedka degmada Boocame ee gobolka Sool ku soo dhoweeyey wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland, taliyaha ciidanka Puntland ee gobolka iyo mas’uuliyiinta heer degmo.

DAAWO

8 Comments

  1. Asc.
    Runta waxaa ogsoon Allaah (swt).Hase ahaatee nimanka la leeyahay way isa soo dhiibeen way ka suurtowdaa.Waayo raggaas waxaa lagu yaqaan in ay yahiin sida hadda lagu sheegay.

  2. Ekhayarta meshan wax kuqortay wad salamantihiin,markan intas ka gudbo Cidamada lashegayo ma’ah markii ugu horeysay 20 sano ee ina dhaftay arimahani wa socden,wax cusub oo lala yabo ma’ah,wana sii socon donan,cid go’aan ka gartey majirto mana filayo cid go’aan ka gari karta in aay jirto.

  3. “Waar Caloow, mushaar kii baa iga go ay. Waar kaalay puntland oo card ka samayso”. Kkkkkkkkm. Duf ku baxa. Ilaa qiyaamaha, iska daba wareegta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*