DAAWO-Qaabkii Garoowe loogu qisaasay nin hooyadiis ku diley deegaanka Tuula-jalam

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta xukun dil ah loogu fuliyey marxuum Faarax Cabdi Caagane, oo deegaanka Tuula-jalam ee gobolka Nugaal horay ugu diley hooyadiisa Xaawo Jaamac Cabdulle.

Marxuumka la toogtey oo loo haystey inuu saddex bilood ka hor dil u geystey hooyadiis Xaawo Jaamac Cabdulle oo dilkeedu ka dhacay deegaanka Jalam ee gobolka Nugaal, waxaana xukun dil ah ku rideey maxkamadda derejada 1aad ee gobolka Nugaal.

DAAWO

5 Comments

  1. Qofka inta aan dilin, waa in la ogadaadaa Xalaalada, maskaxeed ee uu ku jiro, hadaad qof walaba iska disho, iska toogato.. qof waalan waxba ma dhaantid.

  2. Dadka waalan, sharcigu waxa uu dhigayaa in la xanaanayeeyo… ma aha in aan ku faano waa la toogtay, iyada oo aan la hubsan waxa dhacay.

  3. Mubarik.
    Orod u sheeg maamul goboleedka Somaliland we and matasho iney xanaaneyan dadka dhimarka qaba ama waalan waayo Somaliland waa meeha kaliya ee dadka waalan and iyo aad loo dayactiro…

  4. Jamac..
    Dhiladii ku dhashay ayaan u sheegayaaa…. waxaad fahmataa anigu waxaan diidanahay qof aan in la iska toogto iyada oo aan waxba la hubasan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*