DAAWO: Wafdi ka socda 5 kamid ah wasaaradaha Koonfur Galbeed oo Puntland kuwajahan.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayey socdaal uu dhowaan ku tegey magaalada Baydhabo ayaa shaaciyey in wafuud ka socota Koonfur Galbeed ay imaan doonaa Puntland.

Waxa uu sheegay in wafuud ka socota golayaasha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ay imaan doonaan Puntland ayna xog iswaydaarsi iyo aqoon kororsi ka qaadan doona guud dhiggooda Puntland.

“Waxaa dhowaan Puntland imaan doona 5 wasaradood oo ka socda Koonfur Galbeed kuwaasi oo xog iswaydaarsi iyo aqoon kororsi u imaan doona Garoowe”

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*