Wasiir, xildhibaano iyo saraakiil katirsan Puntland ayaa gaarey deegaamo katirsan gobolka Sool, halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyey laga dareemayey dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Somaliland samaynaysay.
Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley iyo wafti uu hogaaminayo oo socdaal ku tegey deegaamo katirsan gobolka Sool, kadib markii ay Somaliland soo bandhigtay ciidamo ay sheegtay inay ka goosteen Puntland kuna biiray maamulkaasi.
Mas’uuliyiinta Puntland ayaa ku hanjabay in wixii hadda ka dambeeya aysan gacmaha ka laaban doonin dhaqdhaqaaqyada doorashada la xiriira ee Somaliland ka waddo deegaamadaasi iyo isku day kasta oo ay ku doonayso inay ku qabsato.
Walee qolo aan ogahay baan ka waan Tobin sii soco soo soco
Maxaa laga rifayaa garaadada somaliland
Haddana beribaa kuwa puntland
Lagarifayaa
gooooôood job.
runeey lagu nac leyska kaa reeb lagu rookee kkkk ha leysku deydo