DAAWO: Xogta & Macluumadka ku gadaaman Wasiiradda cusub ee xalay uu magacaabay RW Rooble.

MUQDISHO(P-TIMES) – Xalay waxaa fiidkii la magacaabay Golaha wasiirada ee XJFS, waa Gole ka kooban 71 xubnood, isugu jira wasiiro, kuxigeeno iyo wasiiro dowlayaal, 70-kan wasiir 52% in ka badan waa wasiiro, 90 casho oo dalku bilaa xukuumad ahaa ugu danbayntii waxaa lasoo dhisay xukumad kalabadh tii hore ah iyo koox ku cusub siyaasada, waxaana meesha kabaxay oo boosaskooda xejisan waayey xubno wasiiro ahaa oo umuuqday udub dhaxaadkii kacaanka 8 February ee Dowlada Madaxweyne Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO MACLUUMAAD FAHFAAHSAN.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*