DABAGAL+VIDEO: Sidee loo maamulay dhaqaalihii Puntland ku heshay Covid19 & xogo la xiriira.

Tan iyo markii uu bilowday Fayraska Safmareenka ah ee Corona waxaa dunida hay’adaha caalamiga ah & dowladuhuba qorsheeyeen dhaqaale loogu talagalay in wax looga qabto saamaynta COVID19.

Puntland oo kamid ah maamulada Soomaaliya ahna midka ugu facaweyn dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya waxaa soo gaarey dhaqaale kaga yimid hay’adaha caalamiga ah, dowladda Soomaaliya iyo gudaha Puntland.

Warbixinta hoose waxaan ku falan qayn doonaa xogo la xiriira qaabka loo maareeyey dhaqaalihii ay heshay Puntland ee loogu talagalay la dagaalanka fayraska dunida dhan saameeyey ee Coronavirus.

Waxaa lagu eegi doonaa warbixintaan Sida loo maamulay Deeqdii #COVID19 ee Puntland, Lacagaha laga qaado dadka baaritaanada warqadaha caafimaadka ka qaadanaya xarumaha baarista ee Wasaaradda Caafimadku ay maamusho? Sidee loo kala qaataa lacagtan? yaa maamulay? Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee lasoo galiyey maxay ujeedadoodu tahay? Maxaa ka qarsoon bulshada Puntland?

1 Comment

  1. Video aad soo xadey waa lagaa hor istaagey inaad si khaldan u istimaasho adiga oo been iyo waxaan jirin ku qurxinaya. Wax la eryo been ayaa u gaabisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*