Gabar 12 jir ah oo laga afduubtay Ceeldaahir kadibna lagu kufsaday duleedka Dhahar.

Gabar 12 jir ah oo Kufsi loo geystay, lagana soo afduubtay deeganka Ceel-Daahir ee gobalka Barri ayaa lagu qabtay agagaarka degmada Dhahar ee gobalka Haylaan, sida ay cadeynayaan xogaha la helayo.

Laamaha Amniga ayaa wararku sheegayaan in ay qabteen nin kamid ah kuwa Kufsig & afduubka u soo geystay gabadhan yar, sidaas oo kale xog laga helay gabadha oo la wareystay ayaa sheegtay in ay baxsadeen 2 nin oo kale.

Wararka hordhaca ah ayaa cadeynaya in ay falkan qeyb ka ahaayeen Askar katirsan ciidanka Puntland, gar ahaana Sarkaal ciidan, inkasta oo aysan Boolisku sheegin.

Magaalada Boosaaso waxaa maalintii 2aad yaala meydka gabar yar oo si arxan darro ah loo diley aysanna weli aqoonsan shacabkii soo arkay meydkeeda oo tallaagad kujira.

6 Comments

    • waxaan waxaa ka dambeeya ururo habeeysan oo weerar ku ah shacibka puntland. waxaanu kufsi ka weyn. wa ficil loogu talagalay in argagax lagu rido shicibka.

      hay’adaha amanku meel khaldan ayey wax ka fiirinayaan oo uma jeedaan daminkaan daahsoon oo umada lagu curyaaminayo. war maskaxdiina iyo maankiina fura duf ku baxee. war kaa qabataan bah dila oo xiniinyaha binso kaga xira ilaa uu sheego kuwa soo kireystey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*