Ra’iisul ku-xigeenkii Somalia oo gaarey magaalada Hargaysa & soo dhoweyn loogu sameeyey

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carta Qaalib, isla markaana uu ka baxay Baarlamaanka Soomaaliya oo ka baxay Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaarey magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland.

Inta uusan ka bixin Muqdisho ayaa la sheegay in uu iska casilay Xubinimadii Baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalena uu cafsi ka dalbaday Madaxweynaha Soomaaliland, kaddib markii uu xanuunsaday Aabihiis Cumar Carte Qaalib oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda Soomaaliya.

Qoraal uu Maanta soo saaray Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ku sheegay in uu aqbalay cafiska uu dalbaday Maxamed Cumar Carta Qaalib oo ka tirsanaa Xildhibaannada Golaha Shacabka basle iska casilay.

Maxamed Cumar Carta Qaalib ayaa maalmihii las oo dhaafay waxaa u waday dadaalo ku aadan sidii uu u tegi lahaa Magaalada Hargeysa maadaama uu xanuunsan yahay Aabihiis  Cumar Carta Qaalib oo uu waayadaan arag, waxaana dadaalkaas ku jiray Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliland.

9 Comments

    • @ Wadani

      Sxb waan ku salaammay. Qoraalkaagii hoosena aadbaan uga helay su’aalahaad weydiisay ninkaas aad sheegtay iyo jawaabihii aad is dhaafsateenba.

  1. @ A.Arar

    Qoraalkani wuxuu jawaab u yahay qoraalkii dheeraa ee bilaa nahda ahaa eed ka warkan oo kale ah ee hoose aad ku soo bandhigtey.

    ————————–

    Waar Araroowe, sowtaas macawistii maamta kaa dhacday maaha? Waxaan kuu heystay ninka meeshan ugu macquulsan kolkaan u eego kuwa kale ee waxey doonaan iska yidhaahda. Laakiinse is cadeysay inaanad waxba dhaamin ama aabad tahay caaq aanan maskaxi ku jirin oon weli ka xun ridistii Afweyne.

    Afweyne waa sax oo naaneys bey u aheyd odeygaas xun ee dhiigyo cabnimada mucangagnimo ku darsaday. Naaneystaas Afweynena sidey doontaba ha’ugu baxdo, laakiinse wey ku habooneyd. Waxay si wanaagsan ugu shaabadeysmatay kolkii uu dhiigii umada Soomaaliyeed oo dhan afkaas weyn u dhigtey ee uu ku cabey. Kolkuu dhiigaas ka daaleyna uu dadkii oo book nool ku cuney oo gowsaha ku raamsadey. Kolkuu dhameyn kari waayayna duduub ka ugu liqay jirey. Midhmidhkii kolkay ku badatayna uu kumanaanka kun afkaas weyn ku qaadanayay. Dabadeedna tabanaanka kun, illaa uu wadankii Soomaaliya oo dhan Afkiisii weynaa ku qaato oo dig ka siiyo si aanan loo arag Soomaaliya danbe.

    Ma xusuusataa odhaahdii uu yidhi Afweyne kolkii loo yimid ee lagu yidhi, “waar xukunka ka deg intaanan Villadan aad maskaxda dhexdeeda inaad adigu leeday oo kale iskaga sumadaysay”? Isaga iyo Mengistuba isla afkaartaas oo kale ayaa loosoo bandhigay isla xiligaas. Waxey ahaayeen laba digtator oo saaxada si isku eg usoo galay. Labaduba inqilaab ayay ku qabsadeen xukunka. Mudo badanaya dadkooday madhinayeen. Isku wakhtina wey dhaceen. Isku si ayaa ay Jabhado ugu keceen oo xukunkii uga tuureen. Mingiste wuxuu yidhi, “Furihii Ethiopia waakaas ee igala wareega”. Intuu miiska saarey ayuu ka dhaqaajiyay oo wadankiisii oo dhanbuu ka tegay. Burbur, tafaraaruq iyo kala tagba uma horseedin. Afweynena taas lacagsigeed wuxuu yidhi, “Soomaliyaad sheegeysaane, hadey Soomaaliyi iga danbeyso waad arki doontaan”. Waa kolkaas kolkuu Soomaaliya oo dhan iyo Furihii midnimada Afkiisii Qowlalada weynaa kusii qaatey. Wuxuu aakhirkii furihii kaga dhacay suuligii uu ku bakhtiyay isagoo xaaraya. Dadku waxey yidhaahdaan heart attack ama kusoo boodo ayuu u bakhtiyay, laakiinse waxa dhabta ee diley waxuu ahaa wixii ay Soomaaliyi wada laheyd ee uu furahaas midnimadu ka midka ahaa ee uu Afkiisii weynaa ku sii qaatay. Waxaan qormadan kuugu sheegayaa sxb in uu furuhu kolkuu kasoo baxayay uu mindhiricada, caloosha illa malawadka soo jiitay ama xayuubiyay oo ubucdii oodhan futada buldhuq kasoo siiyay. Halkaasna Furihii Midnimo oo gudihiisii oo dhan jiidanayaa suuligii dhotolo ku yidhaahdeen. Odeygiina halkaas ku bakhtiyay.

    Waxa intaas dheer oon kuugu darayaa, kolkii loogu yimid suuliga in duqa bakhtigiisu ku dul engegsanaa ama nabnaa meesha. Labada gacmood ku dhegsanaayeen hareeraha. In AFKIISII WEYNAA uu kor u taagnaa isagoo aad ukala waaxan (taasoo loo sababeynayo in isagoo xanuunkii Furihii Midnimo badayay odey owgiis uu isagoo “CAAC” leh naftu ha haaday). Sadexdii qof ee u horeeyay ee soo dul istaagay waxa laga hayaa in ay yidhaahdeen, “kolkaanu odey Afkiisii kala waaxnaa aragnay argagax ayaa nagu dhacey. Waxaanu aragnay daloolka afka illaa iyo ka futadu oo isku furneyd oo haawanaya. Baaxada daloolkaasi intuu le’ekaa xitaa ay noo sahashay in Suuliga guntiisa hoosana aanu kasii arkeyney fure dahabi ah oo bidhaankiisu kusii libdhayo xaarkii ama bulaacadii”.

    Sxb Araroow xogtaas xaqiiqada ku saleysan een kuusoo gudbiyay waxaad usii gudbisaa umada kale ee Soomaaliyeed eed ama halkan ama meelo kale kala doodi doonto ama wax ugu sheegi doonto. Sida aad noogu soo gudbisay xogta odhaneysa, in Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal boorso lacag ah iyo gabadh qurux badan dhaafsadey Dhulkiii Soomaaliyeed ee daraadiis idiinku keenay Furihii Midnimo Raadiska isagoo karayay inuu Somaliland meeshii uu doono kala dhaco. Xitaa uu siisto boorso kale oo lacag iyo gabadh kaloo qurux badan.

  2. maxamed siad barre waxuu ahaa wadani. taariikhdii tagitaankiisa ka dabeysey ayaa marag ka ah in uu ahaa wadani. lama hayo shaqsi uu siyaad barre kacantiisa ku dillay. waa jiraan dad ku dhintay dagaal ay isaga la galeen oo waxaa ka mid ah adeeraday iyo abtiyaashey iyo kuwa fara badan oo ahel ii ah.

    dadkii siad barre ka hoos shaqeynayey ayaa geystey xasuuqa. siad barre amar kuma siinin saraakiishii isaaq in ay gubaan gaalkacyo oo shicka xasuuqaan oo ceelasha sumeeyaan. ayaga ayaa amarka gacatooda ku qaatay oo xasuuqaas fuliyey. hargayesa tii ka dhacdayna waxaa masuul ka ah Snm. ayagaa door biday in ay dumarka iyo caruurta dexdooda ku dagaalamaan.

    waxaa la sheegaa in siyad barre yiri ….
    .” Dad igama dambeynayo ee dal baa iga dambeyn”

    Alle maxuu ku saxsanaa eraygaas.

    wuu ogaa in uu xukumo bahal dugaag. wuuna ogaa in ay dal iyo duunyo reebahayn. waana dhacday waxii uu ka digay. siyad barre waxuu istaahilaa in loo dhiso taalooyin dhaadheer. taasuna wey dhacin mustaqbalka dhow.

  3. Ahmed Shiine.
    Suldaan Salaan sare gudoon.
    Waar kan A,Arar ileyn waa ciil kama kore Kacaan ku Naaxa kkkkkk.
    Waar nimankani waa quusan la’yihiin waaba u qaadan in Kacaankoodii afka ciida loo daray soona noqnayn, way u qaadan la’yihiin in Hororkii umada ilaahay ka qabtay DhhigyacabAfweyne.
    Waa wada Xaaraan booli ku naax miidhan oo uurka iyo beerka kawada buka.
    A,arar yara macquul buu ahaa laakiin maanta midabkiisa dhabta ah ayuu soo bandhigay oo ah INA KACAAN BOOLI QARAN,kkk
    Sxb halkaa kaga hay runtana taabsii inkastoo
    runtu ay diidaan, iskana ilaali sunta iyo waabeeyada ay saydhinayaan ilma Booli Xaaran ku korayaal.
    Markii ay xoolihii umada dam kasiiyeen qurbahana usoo wada yaaceen ayaa waagii ku beryey inkaartii umaduna kuwada dhacday,
    Waxaan garanaya kuwa badan oo madaxdoodii ahayd ilma booli qaran oo caruurtoodii ku xumaadeen beerta galeen,waayo dulmigii umada masaakiinta ah ayaa kusoo baxay iyaga iyo kuwii dhalayba.
    Ishooda ilaahay hana duwo ilma kacaan booli qaran xaaran ku korayaal.

  4. JAMAAMU

    Boqoroow walaahi sidaas ayaa ka wada dhaba. Afweyne wadani ayay u yaqaanaan. Waxay badankoodu ku andacoodaan in wadankoodii laga burburiyay. Kkkkk WADANKOODII WACNAA EE AY WAX WALBA KU HOOS HEYSTEEN. Habeenbaan makhaayad anoo cuno ka qaadanay yara dhegeystay odayo kuraas ii dhowaa ku fadhiya. Odeybaa iska qiiroodey. Wadankayagii fitno ku dhacdaydu wey naga burburyeen ayuu kusoo celceliyay. Kuwa kalena wey u nacamleynayeen. Haa SNN iyo USC. Balo ku dhacdey.

    Weli jabhadihii ayaa kasii dhex buuqaya. Anigu odayada kama nixiyo ma ogtahay. Ishoodaa ku dhici baan is idhaa. Waxaan inyar ku sigtey inaan ku idhaahdo, ‘orda oo hadeydaan iibsan xabaalihiina dhulkan kasii gata’. Xaaraan ku naax miidhan weeye.

  5. Asc somaliy 1991 cumar carte qalib waxaa lomagacay
    rasalwasarihii somali markiiba
    Waxaa uu kudhawaqay ciidamadii somalia
    In aay isudhiiban jabhadihii kalahaa
    SNM USC SPM Taas oo ahayad dambi umad
    Lagagalo kii uwaynaa marka qoyskan
    Mahan kuwo aan dhihikarno waa somali runtii
    Cumar carte oo dhalay maxamed carete
    Waxaay halidonaan jawaab dhanka allah katimid dhibkii aay somali
    Ugaysteen hadii aay cafis waydiisan
    Inta hada nool asc

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*