TOOS U DAAWO-Furitaanka kal-fadhiga barlamaanka Puntland iyo khudbadda madaxweyne Deni.

Xarunta golaha shacabka Puntland ee Garoowe waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu daahfurayo kal-fadhiga 47aad ee barlaamka Puntland, waxaana ka qaybgalay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*