VIDEO: Sheekh Rusheeye Yare oo laga mamnoocay Puntland & Somaliland ayaa markaan baabuurta quraan saaraya

Xukuumaddaha Puntland iyo Somaliland ayaa dhowaan qaaday tallaabooyin ay Sheekh Rusheeye Yare kama mamnoocayaan inuu Cilaaj ka fuliyo deegaamadooda kadib markii uu ka baxay Garoowe isla markaana lagu soo dhoweeyey Garoowe.

Haddaba Sheekh Rusheeye Yare ayaa intaas kadib la soo baxay xeelado aad baraha bulshada looga hadal haayo wuxuuna markaan soo bandhigay haweeney iyo 3 gaari oo uu quraanka kariimka ah kaga daweeyey Sixir wuxuuna ka soo saaray qalabka baabuurta.

DAAWO

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*