DEG DEG-Ra’iisul wasaare ku-xigeenkii Somalia oo ka goostay DFS, cafisna waydiistay Muuse Biixi & soo dhoweyn ka socota Hargaysa

Ra’iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheikh ahna Xidlhibaan ka tirsanaa Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka tanaasulay baadi doonkii midnimada Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar Carte Qaalib, oo maalinimadii shalay iska casiely xilka Xildhibaanimo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay madaarka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho wuxuuna ku waajahan yahay Hargeysa.

Maxamed Cumar oo uu ka dhammaaday waqtigiisii xildhibaanimada ayaa la sheegay inuu codsi cafis ah u gudbistey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi isla markaana markii laga soo aqbalay uu go’aansaday inuu ka dego Somaliland.

Garoonka diyaaradaha magaalada Hargaysa ayaa lafilayaa inay soo dhoweyn ballaaran ugu sameeyaan madaxda Somaliland, hoggaanka dhaqanka iyo qaar kamid ah bulshada Somaliland ee kunool magaaladaasi.

18 Comments

  1. Ina Carte waa dadka fara ku tiriska ah ee ku soo koray hantidii qaranka iyo Calanka buluuga hoostiisa. Aabihiis tan iyo markii xoriyadda la qaatay ayuu madax ahaa oo jagooyin waaweyn loo dhiibi jiray, wuxuuse qarankii Soomaaliyeed uga hiiliyey jabhad uraysa oo amxaaro soo abaabushay. Wuxu ayaa khaa’inal wadan ahaa, oo waa kala diray ciidankii Soomaaliyeed, waana sobotii ugu waynayd ee Qarankii Soomaaliyeed burburkiisa keentay.
    Kanna waa lala socday inu quwado shisheeye basaal u ahaa. Hadeerna maamulka Muuse Biixi oo ay qaraabo hoose yihiin buu xil ka rabaa. Insha Allaahu xaqii ummadda ay isaga iyo qoyskiisu ka galeen Allaha ka abaal mariyo. Khaa’imiinta kalena ummadda Allaha ka qabto. AAMIIN.

    • XAAR DAREERSHE, WAXBA KUMAAD HADAL, CUMAR CARTE WAA NINKII JAAMACADDA CARABTA SOMALI KU DARAY EE WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA AHAA, AFWEYNE GACANTA HAYN JIRAY OO MALAAYIIN DOLLAR CARABTA UGA SOO QAADI JIRAY AFWEYNE, CUMAR 40 SANO AYUU DAACADNIMO UGU SHAQEEYEY SOOMAALI, WALIGII CEEB LAGUMA SHEEGIN ILLAA ABDIRAHMAN JAAMAC BARRE OO SIYAAD WALAALKII AHAA , JAAHIL AHAA LAGU BEDELAY, OO WAAGU KU BARYEY ISAGA IYO MADAXWEYNE XIGEEN KU SHEEGII ISMAIL CALI ABOKOR, JEELKA LOO TAXAABAY OO DIL LAGU XUKUMAY, MA TAASAAD CUMAR EED SAAREYSAA, EEY EEY DHALAY IYO DHASHII, WAXAA KAA SII XUN KUWII CALANKA XAMAR KEENAY EE SHARAFTII IYO KARAAMADII DADKOODA DHIIBAY EE INA CIGAAL IYO CUMAR CARTE OO DAACADNIMO , NACASNIMO LAGU YAQAANAY, MAANTA INAAD QOYSKA CAYNKAASI AH EE SOMALINIMO HALKAY AY KA GAADHEEN LA OGYAHAY AAD CAYDO OO BASAAS KU SHEEGTO, AFWEYNE OO MASHAA’IIKH DILAY, OO WAXGARADKII DALKAN WUXUU DILO IYO WAX KA CARARA KA DHIGAY, OO QOYS KU BEDELAY DAWLADDII SOMAALIYEED, MASLAX SIYAAD, ABDIRAHAM JAMAC BARRE, INA DAFLE OO INAN KA QABA, INA MAXAMED MIRE OO INAN KA QABA, MOORGAN IYO BOQOLAAL SABTA MAREEXAAN DALKII IDIINKA LEH KU YIDHI BAAD DAWLAD U TAQAAN, INAN GUBEED, INAN GUBEED DHALAY, CUMAR WAA RAGGII KA SOO HORJEEDAY JABHADAHA , WAXANA ISAAQ U BIXIYEY” FARAS QIIMAHIISII QURUX BUU KU DOORSADAY” ALLOW ADIGA OO KALE TUSAALE MOW YIHIIN WAXA LOO YAQAAN SOMALI. WAXSE AAN HADALKAAGU IIBA DHIBAYN HADAANAY MAR DAMBE DHICI DOONIN, XAMAR OO AAN KA FIIRSHO DAWLADNIMO, OVER OUR DEAD BODY. IDINKA IYO HAWIYE WAXAAD KALA HESHAAN WAXBA HANAGA SIININA. MAR I DAGE ALLAH HA DAGO, MAR LABAAD I DAGENA ANIGA IYO DADNIMADAY, FOOL ME ONCE AND YOU ARE A FOOL , FOOL ME TWICE AND I AM A FOOL

  2. @Geel dhaamiye.
    Akbar munaafaq kow adaa ka ah marhadii Daalimiintii Afweyne ee umada Halaagtay aad taagerayso.
    Waar xagaad jirteen markii Faqashtu Dalka iyo dadka baabineysey Dabcan Sacabkaad garaacayseen iyo Siyaadoow na hogaami.
    Ma markii aad dowladnimadii adiga iyo Adeerkaa Afweyne aad ku xaarteen oo aad ka dhigteen Dowlad daarood umadii kalena ku tacadideen sidii aad doonteen ka teesheen dowladii lawada lahaa ayaad lasoo shir tagtay qarankii soomaliyeed ayaa SNM naga kala kicisey.
    Dulmi iyo daalimiin Xaaraan kuwada Naaxa ayaad ka mid tahay halkaana idinka iyo Adeerkiin afweyne ayaa dhigay Daalimiin Xaaraan ku naaxayaal.
    Ina carte Qaalib iyo aabihiiba Waa kuwii dalkooda iyo dadkooda u hiilayey markii Xasuuqa lagu hayey maad taas ka hadshid mise Kacaankii Umada halakeeyey ee dulmiga ku dhisnaa ayaad ka mid ahayd ama sacabka u garaacaysey, maad Adeerkiin Afweyne iyo Daalimiintii Tuugada iyo dhagarqabayaasha wada ahayd dalka ka qabataan maxaa uga hadliweydeen Halaaga Faqash Ku wado.
    Ha ka sheekeeyn hana soo hadal qaadin Qaran Soomaliyeed Munaafaq yahow Kuwii dumiyey ayaad kow ka tahaye.

    • @GEELJIRE ADAA AH WECEL WECEL DHALAY IYO NADAL FOOQAL NADAL XARAAMU LACH QUSHAASHA. SOO MA TIHID GARACII UU DHALAY DUQII YUHUUDIGA SAAXIRKA AHAA OO BUCUR BACEYR LA DHIHI JIREY? MAKHNUUD MAKHNUUD DHALAY AF QURMUUNE IDOOR WAGAASHLE WIR MAR DAMBE HALYEYDA DAAROOD WAX KA SHEEG. WAXAA TAHEY QOFKA KALIYA MEESHAAN AFKA KA XAARA DHILADII KU DHUUSTEY ANAGAA WASNEE MEESHA NOOGA BAX GARAC YAHOW FATAALKA AH. MAR KALE SOO HADAL QAAD SIYAAD BARE IYO HALDOORADAAS AAD XAARKOODA GAARI KARIN.

  3. Ina Carte, Aabbihiis wuxuu ahaa ninkii qaybta weyn ka qaatay burburkii Dowladdii dhexe Soomaaliya.
    Cali Mahdi oo Soomaalidu u taqaanno Cali Naafato, ayaa markii la yiri Waxaad tahay Madaxweynaha Soomaaliya ayuu Cumar Carte Qaalib u magacaabay Ra’iisulwasaare!
    Cali Naafato ma aheyn siyaasi u bisil siyaasad ahaan, Aqoon ahaan dhinaca Dowladnimada
    Sidaas awgeed buu Cali Naafato Ra’iisulwasaare ka dhigey Cumar Carte Qaalib wuxuu si live ah uga dhawaaqay in Ciidamada Soomaaliya isu Dhiibaan Jabhadihii Virus qabyaaladdu dhexmartey ,islamarkiiba Ciidadii Soomaaliya waxaay ku kala biireen Beelahoodii,waayo bal qiyaas maadaama Jabhaduhu ahaayeen ku Qabiili ah sida SNM,DSSF IYO USC,ma kula aheyd iney isu dhiibaan Jabhadaha oo ay dagaal kula jireen isu dhiiba!!
    Taas waxaay aheyd fekerkii Cumar Carte Qaalib,si Qalin ah ku kala direy Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliya, Cali Mahdi Naafatana kama hortegin dhaawaca si guud Dowladnimadii Soomaaliya,gaar ahna Dowladnimadii iyo Madaxweynenimadii uu sheegtey Cali Mahdi( Cali Naafato).
    Sidaas awgeed wiilkii Aabbihiis Sidaas u kala direy Ciidamadii difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed, maxaad ka sugeysaa??

  4. @@@ Jamaamu

    Waxaa la yiri rag waxaa ugu liita calooshi lacayaar iyo ciil-kama-baxe, sifadaas ayaana kaa muuqata. Adiga iyo inta kula mid ah waxaad naf mooddeen inaad ku ciilbaxaysaan inaad Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ugu yeertaan ‘Afweyne’. Horta, naanaysta Afweyne ceeb ma aha, tobonaan kun oo Soomaali ah ayaa la yiraahdaa afweyne amase ilma afweyne. Afka weynna ragga qurux mooyee foolxumo kuma aha, Maxamed Siyaadna looma qarin jirin ee waxay ahayd naanays ay ugu yeeraan dadka ay isyaqaannaan iyo inta ay xigtada yihiin, afkiisa weynna wuxuu ahaa mid aftahannimo iyo kalsooni kasoo burqato, nin la mid ahna weligiis idin kama dhalan idin kamana dhalan doono.

    Maxamed Siyaad kaligitaliye wuu ahaa waana tan aan ku dhaliilo isaga Farmaajoba, waxaase ku kallifay Soomaali oo ah dad qallafsan oo aan loo talin karin in gacan bir ah lagu qabto mooyee. Maxamed Siyaad 21 sano ayuu talinayey, sidaas oo ay tahayna shilin kuma shuban xisaab dabadeed; hal guri kama dhisan dal iyo dibad midna; qasriyo uu ku raaxaysto kama dhisan Soomaaliya oo wuxuu degganaa madaxtooyada oo ah xafiis dowladeed, reerkiisuna waxay degganaayeen xeradii NNS-ta ee hadda loo yaqaan Maama Khadiijo; weligiis dalxiis iyo tamashle kuma aadin dal shisheeye; wuxuu ahaa nin aan kibir iyo xarrago badanayn oo balwadda keliya ee uu lahaa ay ahayd sigaarka. Uma maleynayo idinka iyo Soomaaliba in laga heli karo nin siyaasi ah oo caynkaas ah.

    Haddii ina Carte markii uu arkay inuusan xil sare helayn fakaday layaab maleh. Aabbihiis ayaa ahaa nin danayste ah oo sidaa isu bedbeddela.

    Waddaninimo Soomaaliyeed ninkii idin ka rajeeya waa mid aan taariikhda la socon. Shalay waxaad la safateen gaalkii Ingiriiska oo ilaa maanta aad ku wardidaan ammaantiisa iyadoo la ogyahay in 100 sano oo gumeysi ah kadib inuu idin kaga tegay gurigii barasaabka Hargeysa iyo waddo ah 2km oo airporta aadda. Iskuullada waxaa dhisay rag isxilqaamay oo kaashaday Masar iyo Suudaan. Bal car sheeg wax Ingiriis idiin qabtay 100kii sano ee aad u nacamlaynayseen. Wax kasta oo aad maanta haysataan waxaad saldhig u ah oo aad ku hesheen dowladnimo iyo midnimo Soomaaliyeed.

    Ina Cigaal oo ah siyaasiga idinkugu caansan waa ninkii bixiyey ee saxiixay ee iibsaday NFD. Dhowr sano kahor nin baa wuxuu kusoo qoray wardheernews.com maqaal uu kaga warramayo sheeko uu u sheegay nin beri u raacay safar uu cigaal ku tegay Addis Ababa. Wuxuu yiri ninkaas wuxuu ii sheegay in isagoo la jooga Cigaal hoteelkii ay degganaayeen ay u timid gabar qurux badan oo wadda shandad, dabadeedna cigaal furay shanadaddii kadibna uu ninkii siiyey $5000 (shan kun dollar) una sheegay inuu afkiisa xirto. Wuxuu ninkaas sheegay inuu isaga dhexbaxay Cigaal iyo inantii quruxda badanayd iyo shandaddii ceegaagtay isla markaana uusan sheekadaas weligiis u sheegin cid ahayn ninka maqaalka qoray. Waa bilowgii 1960s markii Cigaal ahaa ra’iisalwasaaraha. Shaki la’aan in Cigaal dhaafsaday lacagtaas iyo inantaas sirtii iyo qaddiyaddii qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhulka Itoobiya gumeysato. Wuxuu ahaa maqaal public ah oo kumannaan Soomaali ah akhriyeen; waxaan filayaa in laga heli karo archiveska wardheernews.com; wuxuu ku qoran yahay English.

    Arrin kale wuxuu ahaa danjire Soomaaliya u fadhiyey xilligii dowaladdii rayidka xilli ka mid ah 1960s lagu qabtay isagoo gadanaya sirtii qaranka Soomaaliyeed. Isaguna waa caan oo idinka ayuu ahaa.

    Arrin taa ka duwan, Xasan Cabdi Caynaanshe oo ah nin Isaaq ah oo caan ka ah baraha bulshada isla markaana aysan hayn da’ yaraan, aqoon la’aan, caqli la’aan, aftahannimo la’aan, dhimir la’aan ayaa video soconayey in ka badan hal saac wuxuu ku sheegay arrin uu sheegay inaan laga hadlin oo la xiriirta taariikhda Isaaq. Wuxuuna sheegay in Isaaq ka kooban yahay 9 lafood oo mid mooyee 8da kale asalkoodu yahay Oromo isla markaana la yaqaan waqtigii iyo taariikdii ay dalka yimaadeen oo dadka lasoo dageen. Wuxuu sheegay in aan siddeeddaasi ahayn Dir iyo Soomaali midna! Waxaa xiise leh raggii waddaninmada iyo Soomaalinimada ku caanbaxay sida Xaaji Aadan Afqallooc, Cabdullaahi-qarshe , Cali Sugulle iyo C/Raxamaan-tuur inay kasoo jeedaan beesha qura ee la sheegay in asalkeedu Soomaali yahay. Wax iska dhacay ma aha. Waxaa beeshaas loogu dawgalay raadinta midnimada Soomaaliyeed, waa sababta loogu goobtay ee isbahaysigu isugu tagay dagaalkii Marya-alool ee dhacay 1990s. Sidoo kale, ka sokoow kaqaybgalka siyaasadda, waa beesha qura ee Soomaalida kale dhexgasha ee la sheekaysata ee la kaftanta ee aan naxliga iyo cuqdaddu ku fogaan, halka in Carte kasoo jeedo kuwa lagu sheegay Oromada.

    Wax asalkeeduba ahaaba, Soomaali waa dad isdhexgalay oo isdhalay laakiin markii aad aragto qof reer Somaliland ah oo markuu fahmo lahjaddaadu tahay ‘Wanlaweyn’ wejigiisu isbaddelayo amase aad aragto nin siyaasi ah oo oranaya ‘dadka Af Soomaaliga ku hadla, amase aad aragto lafo dad dhintay dhowr iyo soddoon sano kahor oo lasoo qufayo, waxaad dareemaysaa inay jirto wax ka weyn colaad ku salaysan dagaal beri dhacay iyo dad la laayey.

  5. Mid Daarood ah ayaan ku iri Dowladdii Siyaad Barre khalad weyn ayeey gashay markii eey Hargeysa bur burisay.
    Markaas ayuu igu yiri Jabhaddii ee Xabashidi soo hubeysay baa magaalada ku jirtay.
    Markaas baan ku iri magaraneysaa waxa ee Jabhadda SNM u sameysmatay?
    Markaas buu igu yiri waxeey doonayaaan in waddanka kala gooyaan.
    Markaas baan ku iri Maya ee ma garaneysaa waxaa ee jabhadda SSDF u sameysmatay?
    Markaas buu aamusay.
    Markaasaa haddana aan weydiiyay ma garaneysaa waxaa jabhadda USC u sameysmatay?
    Markaas buu aamusay.
    Markaassaa haddana weydiiyay ma garaneysaa waxa jabhadda SPM u sameysmatay?
    Markaas buu aamuusay.
    Markaas baan ku dhahay hadii aad aamustay anigaa jawaabta kuu sheegaayo.
    Kulli jabhadaha waxeey u sameysmeen in eey la diriraan ninka Xukunka Ummmadda Soomaaliyeed Xoog ku haystay.
    Xaqna wey u lahaayeen in eey xukunka la wadaagaan hadii uu diidana cid walbo u soo adeegsadaan xataa Ethiopia.
    Xukunka Soomaaliya waxaa iska leh oo ee ka tashataa Soomaali
    Siyaad Baree xukunka aabihiis iyo hooyadiis ugama dhimman.

  6. Ninka Waddani la baxayoow,Waddanimadu waxaay leedahay Micne ay garan karaan dadka Caqliga iyo Aqoonta u saaxiibka ah, waxaad la mid tahay Nin Masjid Qoob ka Cayaar Masjid la soo galay haddana oranaya Dadka waxaan ka wacdinayaa xumaanta,islamarkaana aan faro wanaagga!!

  7. Geele iyo Jamaamuu

    Barteedii beydin dhigteen. Karbaash xalaal ah weeyaan.

    Wadani sxb waan la dhacay sheekadaas aad noo sheegtay.

    SNM dad badan ayay daacuun ku ridey oo mindhiciradu is duubaan kolkey soo xusuustaan. Gobonimo sxb.

    Waan idin wada salaamayaa sxbyl. Raganimo iyo Gobonimo.

  8. Arar

    Waaryaahe. Sowtaas macawistii maamta kaa dhacday maaha? Waxaan kuu heystay ninka meeshan ugu macquulsan kolkaan u eego kuwa kale ee waxey doonaan iska yidhaahda. Laakiinse is cadeysay inaanad waxba dhaamin ama aabad tahay caaq aanan maskaxi ku jirin oon weli ka xun ridistii Afweyne.

    Afweyne waa sax oo naaneys bey u aheyd odeygaas xun ee dhiigyo cabnimada mucangagnimo ku darsaday. Naaneystaas Afweynena sidey doontaba ha’ugu baxdo, laakiinse wey ku habooneyd. Waxay si wanaagsan ugu shaabadeysmatay kolkii uu dhiigii umada Soomaaliyeed oo dhan afkaas weyn u dhigtey ee uu ku cabey. Kolkuu dhiigaas ka daaleyna uu dadkii oo book nool ku cuney oo gowsaha ku raamsadey. Kolkuu dhameyn kari waayayna duduub ka ugu liqay jirey. Midhmidhkii kolkay ku badatayna uu kumanaanka kun afkaas weyn ku qaadanayay. Dabadeedna tabanaanka kun, illaa uu wadankii Soomaaliya oo dhan Afkiisii weynaa ku qaato oo dig ka siiyo si aanan loo arag Soomaaliya danbe.

    Ma xusuusataa odhaahdii uu yidhi Afweyne kolkii loo yimid ee lagu yidhi, “waar xukunka ka deg intaanan Villadan aad maskaxda dhexdeeda inaad adigu leeday oo kale iskaga sumadaysay”? Isaga iyo Mengistuba isla afkaartaas oo kale ayaa loosoo bandhigay isla xiligaas. Waxey ahaayeen laba digtator oo saaxada si isku eg usoo galay. Labaduba inqilaab ayay ku qabsadeen xukunka. Mudo badanaya dadkooday madhinayeen. Isku wakhtina wey dhaceen. Isku si ayaa ay Jabhado ugu keceen oo xukunkii uga tuureen. Mingiste wuxuu yidhi, “Furihii Ethiopia waakaas ee igala wareega”. Intuu miiska saarey ayuu ka dhaqaajiyay oo wadankiisii oo dhanbuu ka tegay. Burbur, tafaraaruq iyo kala tagba uma horseedin. Afweynena taas lacagsigeed wuxuu yidhi, “Soomaliyaad sheegeysaane, hadey Soomaaliyi iga danbeyso waad arki doontaan”. Waa kolkaas kolkuu Soomaaliya oo dhan iyo Furihii midnimada Afkiisii Qowlalada weynaa kusii qaatey. Wuxuu aakhirkii furihii kaga dhacay suuligii uu ku bakhtiyay isagoo xaaraya. Dadku waxey yidhaahdaan heart attack ama kusoo boodo ayuu u bakhtiyay, laakiinse waxa dhabta ee diley waxuu ahaa wixii ay Soomaaliyi wada laheyd ee uu furahaas midnimadu ka midka ahaa ee uu Afkiisii weynaa ku sii qaatay. Waxaan qormadan kuugu sheegayaa sxb in uu furuhu kolkuu kasoo baxayay uu mindhiricada, caloosha illa malawadka soo jiitay ama xayuubiyay oo ubucdii oodhan futada buldhuq kasoo siiyay. Halkaasna Furihii Midnimo oo gudihiisii oo dhan jiidanayaa suuligii dhotolo ku yidhaahdeen. Odeygiina halkaas ku bakhtiyay.

    Waxa intaas dheer oon kuugu darayaa, kolkii loogu yimid suuliga in duqa bakhtigiisu ku dul engegsanaa ama nabnaa meesha. Labada gacmood ku dhegsanaayeen hareeraha. In AFKIISII WEYNAA uu kor u taagnaa isagoo aad ukala waaxan (taasoo loo sababeynayo in isagoo xanuunkii Furihii Midnimo badayay odey owgiis uu isagoo “CAAC” leh naftu ha haaday). Sadexdii qof ee u horeeyay ee soo dul istaagay waxa laga hayaa in ay yidhaahdeen, “kolkaanu odey Afkiisii kala waaxnaa aragnay argagax ayaa nagu dhacey. Waxaanu aragnay daloolka afka illaa iyo ka futadu oo isku furneyd oo haawanaya. Baaxada daloolkaasi intuu le’ekaa xitaa ay noo sahashay in Suuliga guntiisa hoosana aanu kasii arkeyney fure dahabi ah oo bidhaankiisu kusii libdhayo xaarkii ama bulaacadii”.

    Sxb Araroow xogtaas xaqiiqada ku saleysan een kuusoo gudbiyay waxaad usii gudbisaa umada kale ee Soomaaliyeed eed ama halkan ama meelo kale kala doodi doonto ama wax ugu sheegi doonto. Sida aad noogu soo gudbisay xogta odhaneysa, in Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal boorso lacag ah iyo gabadh qurux badan dhaafsadey Dhulkiii Soomaaliyeed ee daraadiis idiinku keenay Furihii Midnimo Raadiska isagoo karayay inuu Somaliland meeshii uu doono kala dhaco. Xitaa uu siisto boorso kale oo lacag iyo gabadh kaloo qurux badan.

    • @SHIINEYS NADAL FOOQAL NADAL BAA TAHAY. MEESHAAN HUNQOAACO UREYSAA KU SII DEYSAY MA HUNQAACADAA DADKA LOO SII GUDBINAYAA KKKKKKKKKKKK. UUUF BAA LAUG YIRIYE UFTAADA QURMUUN NAGA QARSO KHASHIIN FOOQAL KHASHIIN. IDOOR WAGAASHLE WAA NAQAANAA SIDA LOO DHABO BALSE WAXAA KU FAKATEEN MEESHAAN WAA FADHI KU DIRIR WECELO WECELO DHALEEN. SIYAAD BARE XAARKIISAA INII KA SHARAF BADAN OO INII KA UDGOON DOOFARO YAHOW AXMAARADAA. WAA LA INII TURAYAA MAAHEE DHALFAA LA INI LA DHICI LAHAA NACALAA FARICIINA YUHUUDAA KU YAAL. AABBO SIYAAD AFKIINA QURMUUN OO SHIIRAYA WAXBA UGA MA QAADEYSAAN IDOOR WAGAASH FIR BAAS.

  9. A.Arar.
    Doofaar weligii ma daahiro waxaas oo cay iyo aflagaado ah ma maxaa dowladii daarood loo riday miyaa Afweyne iyo Xaaran ku naaxayaashii loo soo hadal qaaday.
    Ninyaw dhowr marmarkaan soo galo meeshan waan kugu arkaa waxaan kugu tirin jirey nin macquula oo aan aad u taraarixin inkastoo ciil qabku idinku wada jiro iyo maxaa nalooga ciideyey Kacaankiinii Iyo dulmigii dhinacwalba lahaa ee aad umada somaliyeey ku halaagteen.
    Waxaad ka sheekeeysey waa wada been aad soo maluuqday hadaad kacaankiinii Xaaraanta ahaa Amaanayso Jahanaba lagal hadaad rabto We dont give a dam. Laakiin gefka aad kula kacday Duritada Isaaq waa khalad iyo gef iyo been, horta aan kuu kala saaro Laba ahay.
    1.marka ay noqoto Isaaq waa Gobta iyo miida Somalida asalka ah, waayo,
    Waxa ka dhashay halyeeyo tiir dhaxaad u ahaa ilaa xoriyadii naf iyo maalna u huray wadaniyaduna berigaa biyo dhigatay.
    Waxay ka mid noqdeen hormuudkii somalida bilowgii.
    Waxay malouda iyo naftooda u hureen Dagaaladii Xabashida 1977 iyo kahorba, ma jiro qabiil somali ah oo aan Isaaq ahay oo dagaalkaan u hagarbaxay naf iyo maal.
    Maxaa loogu abaal guday bal is weydii,
    Maxaa keenay in Afweyne Umadii oo dhan ka hortimaado.
    Maxaa loo heli waayey dad caqliga u saaxiiba oo Daarood ah oo la taliya u odeyga Afweyne qabta haadanta wadanku kasii laalaado tusa.
    Maxaa laga faaiidey dowladii qabiilaysanyd xitaa markii danbe noqotay Dowlad Hal qoys ah.
    Maxaa laga dhaxlay ilaa iyo hada dhibkii iyo halaagii ay kacaankii lugooyo ayaa laga kici layahay.
    Isaaq markii uu ka dhex baxay waataa ilaa iyo ala’aan isku meeraysaneysa waayo wixii wax kala wadey Aqoon, maal, maskax,wadaniyad Iyaga ayay ahaayeen.tusaale waxa kuugu filan sida dhulkoodii la burburiyey ay boodhka uga jafteen una dhisteen iyagoo cidina caawin waa tusaale fiican.
    Waxad tidhi isaaqa badh baa Oroma ah beentaa weeye, asalka Oromada weliba ku faana waa la yaqaan you tubeka ka eeg Qaar ku dhaaranaya Daarood iyo habashi waa walaalo, iyo Uhuru Kenyata Waa Daarood kkkkkkk.
    Waxa tidhi ina caynaashe ayaa wax ka sheekeyey waan ka xumahay inaad tahay qof noocaasa hadaladiisa rumaysta ninkaas dadkiisa horta bal warayso wuxuu qoran yahay Waali waayo maalin walba meel buu u saaraa waa nin qolyar ku dhex wareeray halkaasna ku nafisa.midbaase xaqiiqa haysku deyn inaad istidhaahsaan ka dhex kaluumaysta Isaaqa gudahooda oo munaafaqada ku kala dila Never Taas ma dhacayso waayo, isaaqu way is ogyihiin cadowgoodana si fiican ayay u yaqaanaan.
    Sheeko yar baan kaags sheekaynayaa.
    Magaalo aan degenaa ayaa dhalinyaro is raaci jirney waxay u badnaayeen majeerteen beryo danbe ayaa lay sheegay in aanay ahayn majeerteen laakiin ay sheektaan waxaan ugs socdaa taariikhda iyada isa saxda isaaqa aad leedahay maaha dhalad raadkii awoowayashood ayaa la hayaa markaa taana been baad ku sheegtay,
    Hadal iyo dan, hadii aad afweyne iyo xaaran ku naaxayaashii aad weli difaacayso aday kuu taal laakiin umada ha uga sheekaynina midnimo aad ku xaarteen iyo qaranimo aad iyana god dheer ku tuurteen.
    Haku fekerin in dal somalia la yodhaahdo Somaliland ka mid noqoto never ever.
    Waxaan aad iyo aad ula yaabaa marka qaar Faqash ah Ka sheekeeyaan Qaranimo iyo dowlad waa ma xishoodlayaal Xaaran booli ku naax ah wejigiin gubey indho adkaa.
    Waar umada ka fadhiista oo is qariya Kacaankii lugooyo never come back calaacalka iyo oohinta Jahanama la gala.

    • @JAMAMU BALAAYO MAGAC JAAN INII LA HAATEY DOOFAARO YAHOW IDOOR. DAAROODKU WAA KUWA AWOOWAYAASHAA SOO DHABI JIREY OO GUMAYSAN JIREY DAMEER DHUUSO WEYN BAA TAHAYE. NACALAA INI KU YAAL ADINKAA CIIL U DHIMAANAYA OO CUQDADU INI DILOOTEY KHANIISIIN YAHOW FUTADA MODOW. OROMO IYO AXMAARO BAA KA SOO JEEDAAN MARKAASAA DAD INI KA SHARAF BADAN AF HUURO LEH KU TAAGEYSAAN WECELO WECELO DHALEEN ILMO BUCUR BACEYR. IDOOR BAA ILMO XARAAMEED OO DHAN IRIR KU SHEEGA AWOWGIIN LA GUB. YAA OROMO IYO AXMAARO IYO KUUKUUYU IYO JINI OO IDIL IRIR KU SHEEGA SOO IDOOR MAAHAN? WALI WAA SII HADLEYSAAN INIKOO GARACYO XABASHI AH KHINSIIR FOOQAL KHINSIIR. DAROOD WAA KU DHABAYAA HADUU DOONO KHANIIS FUTO MADOOBE. AFKAAGA URAYA KA LEEXI DADKAAS KAA NASABSAN OO KU SOO GUMAYSAN JIREY FIR BAAS YAHOW KHASHIINKAA.

  10. @@@@ Axmed Shiine

    Kkkkkkk Ninyahow, maalin horena waxaad soo qaadatay maahmaahdii qooraha oo Puntland dubbur baad ku tilmaantay! Horta, sheekooyinka yaqyaqsiga ah ma jaamicad baad uga soo baxday?

    @@@@ Jamaamu

    Haddii akhriso waxyaalaha aan halkaan ku qoro waxaan filayaa inaad fahmi karto inaanan u barooranayn Jaalle Siyaad laakiin waxaa la yiri gaal dil gartiisana sii. Maxamed Siyaad labo sifo ayaa Soomaali inteeda aan ciilku ka qaalib noqon u qirsan tahay: inuu waddani ahaa iyo inuu nadiif ka ahaa xatooyo xoolaha ummadda. Tan kale, Maxamed Siyaad qabiil kuma dhaqmi jirin ee wuxuu soo dhaweysan jirey qofkii isaga taageersan. Tusaale waxaa kaaga filan iyadoo Waqooyi olaleyso ayey weriyeyaashii khaaska ah ahaayeen marxuum Yaasiin X. Ismaaciil Jirde iyo marxuum Cawke.

    Arrinka Isaaq, waxaan sheegay wax aan nin Isaaq ah ka maqlay oo public ah, mana kugu waafaqsani sida aad u durtay shakhsiyadda Xasan C. Caynaanshe. In aan ku barto oo ku qiimeeyo waan ka dhegaystay Xasan C. Caynaanshe. Haddii idinku Isaaq ahaan aad u mideysan tihiin ma filayo in cidna idin ka dhex kalluumaysan karto laakiin xaqiiqdu waxaa weeye you are far from being united.

  11. A Arar.
    Kuguma raacsani in Siyaad bare wadani ahaa waayo wadanigu dalkiisa iyo dadkiisa wuu u naxaa dhibka kusoo fool lehna wuu kasii gaashaantaa ama waaba uga tanaasulaa waxwalba waa sifaha wadaniga.
    Laakiin taa cagsigeeda ayuu sameeyey Siyaad bare oo ahayd inaanu waxba hanbayn dal iyo dadba waxwalbana ku dul burbureen Ilaah baa ina leh Axmaqnimo kaweyn ma jirto taas wadaninimona haba sheegin.
    ARAROOW been kuu sheegi maayo inan yar ayaan ahaa markii raga isaaqa Xamar lagu leynayey iga rumayso waxa laygu qarin jirey guri Nin Majeerteen oo madaxsare ahaa gurigiisa maadama guri kasta la baadhi jirey wixii rag ahna la kaxayn jirey.
    Afweyne waxay ahayd in reerku aad ula taliyaan xaalada meesha ay marayso waa lawada arkayey nasiib daro waa loo sacaba tumayey iyadoo Dowladiiba qoys noqotay waxwalba istaageen waa laga hortegi karayey laakiin looma jeedin, talo xumadii Afweyne iyo kuwii ku taageersanaa waxay dhashay maanta ninwalba waa arkaa.
    Tan Isaaqa waad kusoo celisay, horta isaaqu malaaiig maaha umaha kale ayay la mid yihiin waligeedna way dhici jirtay xurguf yari ama nin dhulkiisii kaba guuray dhul kale degey
    Ina caynaanshe hadaad adigu rumaysato aday kuu taal, ninkaas wuxuu doono ayuu ka hadlaa maalin dhexdaasa Armaajo ayuu ku tufayey maalin ka horeysey Hawiye ayuu lahaa dalkiinii laydinka boob hawiyow kaca,markaa waa iska ninkaa dabayl xagaaga waa dhibaatooyinka qurbaha iyo qof bilaa xikmad ah cay kasoo hadhay.
    Tan isku duubnida Isaaqa waxaan kuu sheegayaa inay run tahay Axdi baa ka yaal,.iyo inaan cidkale dhexdooda soo gelin waana waxyaabaha dalkoodu ku hagaagay ilaa iyo xiligan.nin cidla ka qaylinaya tiisiiba dayacan tahay caydh yarna qaata talo iyo tusaale toona lahayn bal ii sheeg caqliga qofkaa ku jira iyo cida uu wax tari karo.
    @bulale bulaacad.
    Kala bax qolka nijaasta aad lasoo gashey Xaaraan ku koryahow guri xun kusoo koray yaa Xayawaan Ahbal.
    Ma xaaraantii iyo boolidii lagugu soo koriyey ayaa kaa dhex qaylineysa Ibnu Xaaraan Futada laga Xaaray Nacalatula Caleek.

  12. Meesha wax baa igu dhaafay! Kkk

    Ciddii Daarood ahayd iyo Iidoor maxaa kala qabsaday!!

    Yaa garanaya qisada ninka Iidoorka ahaa ee aay Dowladdii Kacaanka Safiirka uga dhigatay Itoobiya ee la ogaaday in aay Xaaskiisu la tumatay, rag kamid ah, Sirdoonkii Itoobiya, sidaana dib loogu yeeray?!!kkk

    Taas oo aay Sirdoonkii Soomaaliyana kaga aar guteen in aay la tuntaan, Xaaskii Safiirkii Itoobiya Muqdisho u fadhiyey, sidii oo kalena aay Itoobiya u bedeshay Safiirkeedii!!!
    Naag Safiir oo la Fuulo, Naag Safiir oo la Fuulo ayaay leedahay!! Kkkk

    FG. A. Arar
    Ninka Iidoor ee aay Dowladdii Aadan Cadde u xirtay in lagu ogaaday in uu Itoobiya JAAJUUS u ahaa darteed wuxuu ahaa, W. ARRIMAHA DIBADDA ee Soomaaliya, waxaana Xabsigii ka siidaayey Kacaankii!!

    Si kastaba ha noqotee, IIDOOR WAA, CAD XUN OO MAGACA SOOMAALIYEED KA LALMADA!!

  13. A.A.XADE.
    waxaad ka mid tahay tuugadii iyo kuwii xaaraanta kusoo koray iyo booli qaran,
    waxa idinka qaylisiinaya waa xaaraantii laydinku soo korshay iyo xoolihii maasaakiinta aad cunteen tuugo tuugo dhashay xaaraan ku naaxayaal ma xishoodayaal ah.
    bal nooga sheekee kuwa madax isku sheega faqash waxa naagoohoodii ku dhacay iyo ragoodii. ma rabo inaan ku fogaado waaayo waxyaabo badan baan ogahay laakiin halkaa u dhaafi maayo.
    laaakiin adiga ayaa garac meel xun kusoo koray nijaas dabada laga xaaray waryaa ma hooyadaa iyo walaashaaa bay kufsadeen markaad qabiil dhan sheekh iyo shariif caayeyso yaa ibnu xaaraan garac lagu dhal.
    inaad hadashaan maba ahayn waayo wada daalimiin xaaaran quutayaal ah ayaa tihiin kana soo farcateen,waaa noocaagaa noociii sacabka u garaaci jirey daalimkii mujrimka ahaa iyo dowald ku sheegii qoyska ahayd ilaah ayaa umada idinka qabtay iyo rag futada xabad idin kala dhacay waadinkaa qurbaha kuwad silacaya bal kenya eeg foolxumadiina kaamamka kenya waa wada ilma faqashtii xaaarn ku naaxayaaashii. noocagaas ayaa dowlad iyo qaranimo ka hadlaya daalimiin ilaahay wada kashifay ayaa tihiin.
    maxayse kuugu taal in dalkaygii xoreystey wax danbe oo qaran iyo munaafaqad iyo been iyo tuuganimo umada lagu boobo dib laydinkugu aaaminayan. munaafaq fowqal munaafaq.
    naag la caayo naag la caayo ayay leedahay.
    ilhaan ayaaa tusaale fiican kuu ah yaa xayawaaan, magacii iyo sharaftii diinta iyo somalida meel kaga dhacdhay iyadoo la qabo meher ku xidhan yahay 2 sano gaal hoosta kaga jirtey iyo qaar kaloo badan kuma talax tegeyo.laakiin waxaa tihiin marka farta laydinka saaro ha ooyina afweyne iyo kacaankiinii ma soo noqonayo never idinka ku xaaray umadana halaagay yaa xayawaan is qari hadal kuuma furna.

    • Kkkkk!!!!

      War heedhe ninkan Iidoor ee Af Soomaaliga ku hadlo muxuu sidan ugu Xanaaqay?? Kkk

      Iidoor Taariikhdu waa la xusayaa, Dacarba ha ka qareeraatee!!!

      Ninkii Soomaali Xalaal ah ee iga dambeeyow, intii aad Iidoor Soomaalinimo u dugsan lahayd, Amxaar Gaal ah Africannimo u dugso! That is the honest and best advice from well experience man!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*