Xiisad Ka Aloosan Sacuudiga, Iyo Boqor Cusub Oo Ay Yeelaneyso , Mohamed B Salman Hawada Lagu Laalayaa

Xiisad ayaa ka dhex aloosan hogaanka boqortooayada Sacuudi Carabi ka dib markii ay soo baxeen in boqorka Salman uu xanuusanayo , waxaana soo baxaya qilaafyo dhinacyo badan oo aloosan ayna ugu horeyso midka u dhaxeeya dhaxal sugaha Maxamed Salman iyo walaalkii Khalid kaasi oo haatan ah  ah ku xigeenka wasiirka gaashaadhigga

Khalid ayaa  la xaqiijiyay in  uu ka careysan yahay siyaasadda caburinta ee walaalkii uu ku hayo amiirada Aalu Sauud gaar ahaan kuwo ilmo adeeridiisa ah , waxa uuna Khalid ka codsaday walaalkii Salman in uu xad u yeelo siyaasada xer xeritanka ee uu kula  dhaqmayo HOOS KA DAAWO SHEEKADAAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*