XOG CUSUB: Puntland iyo Imaaraadka Carabta oo loo haysto hub sharci darro ah oo laga dejiyey Boosaaso.

Gudiga golaha amaanka u qaabilsan arimaha la socodka hubka ee Soomaaliya ayaan jawaab ka helin Puntland iyo Imaaraadka carabta oo dhagaha ka fureystay waxa ay siday diyaarad laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo bishii March 2020 ka degtay Boosaaso.

Diyaarada oo ahayd nooca ciidamada ee UAE ayaa waxaa ay agab u keentaa ciidamada badda ee Puntland, laakiin dhammaan dadka iyo shaqaalaha garoonka Boosaaso ayaa shaqada laga saaray xiliga ay dageysay.

Inkasta oo Golaha Amaanka guddiga la socodka xayiraada hubka ee Soomaaliya u degsan yahay qaraar ah in lala socodsiiyo dhammaaan marka la geynayo maamulada dalka ee waxyaabaha la xiriira ciidamada sida hubka, qalabka ciidamada, la taliyaasha amniga, dhaqaalaha iyo waxkasta oo la xiriira tabababar ciidan, Haddana UAE iyo PL ma marin nidaamkan.

Guddiga QM ayaa Puntland u diray qoraal ay kaga dalbanayaan maanafeska diyaarada Imaaraadka ee March 2020 ka degtay Boosaaso taas oo aysan ilaa hada jawaab ka bixin Madaxtooyada Puntland.

15 Comments

  1. UN Security never mentioned illegal heavy army delivered in Hargeisa and where Al-Shabaab army came from….While if PL and SFG get one pistol they show off…Somalis know what is the aim of this army pan all is ….is based on Bias and Balkanization of S Somalia….No body trust this panel group..

  2. Puntland iyo USE uma jawaabaan canaasiirta iska hadasha umana joojinayaan probogandada kooxda fashilka ah ee ini Farmaajo usoo dhiibeen ini GAYLAN DAANWAYNE iyo kuwa jirkooda ka ganacsada. Puntland hubka ugu bada USA ayaa toos u siinaysay labaatankii sano ee lasoo dhaafay , kamana hadli karaan canaasiirtu, UAE ciidanka bada ee Puntland ayay training siisaa qalab ciidanaa waygaysaa waana la ogyahay taas

  3. Asc

    U.N-ka la sheegaa kama hadasho xasuuqa lagu laayo dad badan oo muslimiin ah.Ruush,China iyo wadamo kaloo badan dadka masaakiintaa ee lagu xasuuqo kama hadlaan kuwa la yiri waxay yiraahdeen hubaa ka soo dagay garoonka boosaaso.

    Tan kale ninka qora wararka puntland times wsa beenloow wax badan oo been noqday ka sheegay puntlaan.Waa warxumo tashiil neceb reer puntlaan iyo puntlaanba.

  4. Daan-weyne ma laha miyaa magac kale? Yaase caan ah oo laga yaqaan? Maxaase loogu baxshey magacaas? Ma nin cunta badan ayuu ahaa mise daanka wax kaga dheceyn? Magac kale ma ma jiraa?

  5. kkk

    Hadaanu reer Somaliland nahay, haduu jiro hub Puntlayn la siiyay waanu u sacab tumaynaa. Waayo aakhirka gacanta ciidanka Somaliland ayuun-buu hubkaa gacanta ku dhigaya!
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. @Odey Been Og.
    Beenaale beenaale, hadaad reer gaara Necebyahay Cadeyso meelkale adoonn usoo marin meelna isku noqon Yaa Xayawaana Bacaac Nadhaaciye.

  7. Waar tii budhleyn ahayd waa budhbudhey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hubkaas yoocadaanu ku difaaceyna ha la daahina Madheedheeney. War mayla socotaan dhabayacooy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Waar tii budhleyn ahayd waa budhbudhey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hubkaa yoocadaanu ku difaaceyna ha la daahina Madheedheeney. War mayla socotaan dhabayacooy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Waar tii budhleyn ahayd waa budhbudhey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hubkaas yoocadaanu ku difaaceyna ha la daahina Madheedheeney. War mayla socotaan dhabayacooy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Qoraalka ugu sareeyaa anigoo Yoocada ah ayaa qoray. Inta ka hoosaysa shaqo kuma lihi. Qofkan magacayga ku doodaya, hadaad Somalilander dhaba tahay fadlan magaca ii daa oo adigu mid kuu gaara samayso. Hadaad taa yeeli weydona dee meesha ayaanu kaaga tegi. Sala calee!???

  11. Wali lama sheegin hub idoor daba cayuun furtay marka xageed wax ka furatay dagaal kafool kafoolaba ma ogolide waa adigii horgalka jamac siyad kuugu yeeray tukaraq oo cidla kadibna aad godka gashay maad soo dhaqaaqdid ood yoocada timaadid waliba maydkaaga waa taad candho meeslayaasha ka buuxisey oo unka qaylada kala daashay majeerteen dagal lulama galin ee asagaa dhexdiisa is mishimay oo taangigii reer mudug kuu soo gacan galiyey maxaadse daba cayuuq a faanin mar ay noqotaba qallaa mar lays arkayaa ha sugi waayin doqowda afka naqa ama uuska lu leh oo kaba hooda ka carar iyo hablaha dhulbahante oo dharbaaxo kaaga furta waxaad sidato inaad maanta hadasho wlaalkay kalaqaybsanaantiisaa ii leh lakin wax yar sug idoor salfududaa wucuu sugayo mawdhowro sadex dagaal ayaan la qayb galay wixii aan goobjoog ka ahaa hadaan caawa kuu sheego waa hubaa inaadan hadasheen mj markaad maqashana mar jilicsan baad soo xiran

  12. Iidoor ka carare

    Eesh calaa faan. Anigu kolka horeba waan ka helaa kuwa adiga oo kale ah ee iyagoon weligood meel lagu dagaalamay baad sheegeysaaye meel Labo habrood isku rifeen arag yidhaahda kub ku boodhle kale tegey ayaan ahaa ama ahay oo dhowr goorbaan macawisteydii ka cararay ama nigiskii iskaga xaarey kolkaan maqly ciidamada Somaliland baa igu soo ruqaansanaya. Kkkkk

    Laakiinse midhbaad faankaas ka illowdey. Waxey aheyd inaad tidhaahdo kimistii islaamuhu soo dubeen iyo laxihii danyartu noogu taborucdey waan ku cayiley ama naaxay.

    Sxb faanka naga Yara badhax isagoo khaliya naga daadegi kari maayee. Kkkk

  13. Yoocada

    Sxb iga gudoon salaantii duriyada.

    Sxb howl adag baad wadaaye ha’u joojinin kuwan hadhkaaga ka cararaya. Wax kale ha moodin. Waxey ka cararayaan calankaas towxiidku ku qoran yahay ee aad astaanta ka dhigatay.

    Halkaas kolba weedh hanaqa goysa sidii xabad madfac ah u soo dhex dhig.

  14. SOMALI ENEMY IS NUMBER ON UN XALANE OFFICE?..
    ————————————————–
    THERE ARE TWO TWO POINT INVOLVED IN THE ISSUE?..

    1)TURKEY MOGADISHO— HUB AYUU KA DAJIYAA (MOGADISHO)?.

    2)QATAR (DOHA)——– HUB KA DAJIYAA (MOGADISHO)
    DOWLAD NABAD IYO NOLOL IYO SHABAAB)?…
    FARMAAJO HUBKII QATAR IYO TURKEY JUBBLAND AYAA LOO ADEEGSADAY?…
    ———————————-===================================
    YAAN SAAXIIBO LAHAYN?….

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*