XOG+VIDEO: Sirdoonka 5 waddan oo Ku Loolamaya Doorashada Somaliya Iyo Kulamo Ay Yeesheen

Guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa looga diyaar garoobayaa doorashada hoggaanka ugu sarreeya dalka iyo xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kadib heshiis dhowaan lagu gaarey magaalada Muqdisho.

Doorashada Soomaaliya waxaa sanad walba xilligaan oo kale faragelin xoogan ku sameeya wadamo shisheeye oo doonaya inay saamayn ku yeeshaan doorashada lana soo baxaan hoggaamiye fulin kara aragtidooda siyaasadeed.

Warbixinta hoose waxaan idiin ku soo gudbin doonaan sirdoonka shan kamid ah waddamada daneeya arrimaha Soomaaliya oo xilligaan loolankii ugu cuslaa ugu jira doorashada dalka isla markaana faragelin xoogan ku haya.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*