DAAWO-Axmed Madoobe oo ku soo laabtay Kismaayo kuna dhawaaqay in gobolka Gedo..

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudadne Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland, kadib safar shaqo oo uu todobaayadii ugu danbeeyey ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Madaxweynaha oo Warbaahinta kula hadley aqalka Madaxtooyada ayaa ugu horeyn ka tacsiyeeyey Dhalinyaradii xaley ay argagixisadu ku laayeen magaalada Muqdisho iyo AHU Marxuum Cabduullaahi Shigshigow oo kamid ahaa ganacsatada Jubbaland kaas oo ay maalmo ka hor argagixisadu ku dileen magaalada Kismaayo.

Tacsida kadib ayuu Madaxweynuhu si qoto dheer uga hadlay Xaaladda Siyaadadeed ee Dalka, Xaaladda gobolka Gedo iyo Cabashada Musharaxiinta Madaxtinimada dalka.

DAAWO

10 Comments

  1. Madaxwene soo dhawoow, adiga iyo Ina Sayidba meesha nikii Sheekhaal baadba uga dhuumateen oo aad u cidleeyseene! Kkk

    • Gedo Land adaa diciif iyo dulliba ah kharaab yahow xun. Waa sax madaxweyne Axmed Islaam soo dhawoow mar labaad iyo mar saddaxaad aad baa laguu tebaye. Waa madaxweyneheena xalaashaa ka noxow nafta waa.

    • GEDO LAND, MA NINKA VILLA SOMALIA QUDHA XUKUMA OO AFRICAN KU ILAALIYO BAA HADDAA MADAXWEYNE AH, OO VILLADA DHINACNA U DHAAFI KARIN, OO WELIBA INANKA YAR EE SHEEKHAAL DUSHA KASII XUKUMO, OO ABIYA AXMED LEEYAHAY ERI WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA, ADEER NINKANI INTII ITAALKIISA WAA NIN XOR AH OO SOMALI AH, OO AAN QOFNA DABADA KA LEEFIN, ISAGA OO KHARASH IYO QATAR LACAGTEEDA WADAN
      VIVA AHMED ISLAM, CIMRI DHEER

    • Gedoland

      Hartii gafuurka dhuubneyd ee timaha Jareerka lahayd ee Yaxye Moorif caabudi jirtay ayaa daciif ah! Kkkk

      A med Madoobe waxbo kama Qaadi kartide adoo idib leh ku daba feyl, illaa Mareexaankii wax ka Qaadi kari lahaana isaga ayaay taageersan yihiine,yaa af ka nool, Calool Uus! Kkkkk

  2. Axmed Kenyatta ma ahan Madaxweyne,cid uu masuuliyad u hayo, ma jidho,waa nin mudan in sharciga la horkeeno waayo cidna kama sarreyso sharciga ( No body above the law).
    Tacsiyada Dadkii Xalay lagu Xasuuqay Caasimadda Soomaaliya garanay tacsideeda,laakiin Shegshegoow waxaa la diley Bil ka hor marka ma garan Tacsida hadda ah!!
    Damcan waa mid micna kale ku jiro
    Tacsiyaha Axmed Kenyatta, ma yihiin kuwa Xasuuqada Dhabta ah ka turjumaya ??
    Waayo Waxa dadka Soomaaliyeed Xasuuqaya waa kooxda UGUS, islamarkaana kooxda UGUS waxaa madax u ahaa oo aasaasay waa Axmed Kenyatta iyo Sheikh Shariif, damcan meel kaga baxeen Fekerka laheynta ma maqal mana hayno taas
    Si kastaba oo Dhurwaa midabbo kala duwan u yeesho>>>> Dhurwaa waa Dhurwaa!!

  3. Dahir adaa diciif iyo dulliba ah kharaab yahow xun. Waa sax madaxweyne Axmed Islaam soo dhawoow mar labaad iyo mar saddaxaad aad baa laguu tebaye. Waa madaxweyneheena xalaashaa ka noxow nafta waa. Nacasnimada kala tega meeshaan dadkii lahaa baa ka taliya.

  4. HIRSI says:
    SEPTEMBER 18, 2020 AT 11:04 PM

    DAWLAD GOBOLEEDYADU WAXAY DIIDAYEEN UUN BAY AQBALEEND
    (AKHRISO CADAYMO)!!!!!!
    Waxaa macquul ah cinwaanka inuu ku soo jiitay ama su’aalo kugu dhaliyay si kale aan u dhigee si un aad u fahmi weysay, haa waa suuragal soo ma’ahan! Hadaba yara kaadsiimo yeelo.
    Sideedaba way adag tahay in qofka waxaad ku diidaneed aad ku aqbashid adiga oo isu heysto libin la jiif inaad tahay, laakiin waxaa dhici karta dhinac kale inay kaaga hoostay, aadse ku baraarugsaneen. Nuxurka aan kuu daadajiyo…….
    Dhuusa-mareeb oo kolkii danbe madaxweyne Maxamed Farmaajo ku suntay Samo-reeb oo Galmudug xarun u ah, saddex dowlad gobboleed lagu lamaanshay gobolka Banaadir, dowladda federaalkuna ay dhex fadhido baa heshiis ku soo gaaray, Puntland iyo Jubbaland baa diidmo qayaxan kaga hor yimid, tii baa sababtay in mar kale Madaxweynu gogol fidiyo, Muqdishana la isugu tago, dhowr cisho oo uu socday ka dib dowladd goboleedyada qaarkood qodobadii ay Madaxweyne Maxamed Farmaajo ku diidanaayeen unbay aqbaleen, wayse jirtay kuwa badan oo madaxweynuhu tanaasul ummadeed ka muujiyay.

    ♠ Dowladda gobolleed qaarkood, aan kuu magacyo dhabee Puntland iyo Jubbaland waxay diidanaayeen gudiga doorashooyinka qaranka GMDQ ee Xaliimo Yarey hogaamineesay, meesha waa laga saaray hayeeshe badalkeed waxay aqbaleen in guddi cusub oo doorashada qabta ay magacawdo dowladda federaalka hadaba maxay ku diideen guddigii Xaliimo yarey mar haday aqbalayaan midkale oo federaalka magacaabayo????

    ◼ Puntland iyo Jubbaland waxay doonayeen in caasimadaha dowlad gobboleedyada ay ka dhacaan doorashooyinka si aysan maamulisteeda ay ugu soo xushaan qofkay doonayaan taasi badalkeed waxay aqbaleen in doorashada lagu qabto maamul goboleed walba labba magaalo oo ka tirsan, halkaa uyara kaadi, Kismaayo hadii lagu qabto, magaalada kale waxay noqoneesaa Garbahaarey saa Bu’aale argagixisada ayaa heystee, codadka Garbahaarey ka iman doono waxay u sahansan yihiin Farmaajo.

    ◼ U gudub Galmudug hadii Sama-reeb ex Dhuusa-mareeb ay noqoto doorashada lagu qabto, magaalada labbaad waxay noqoneesaa Cabudwaaq hadee ogsoonow waa deegaanka uu ka soo jeedo Farmaajo! Halkaa soo wax kaagama bixin.

    Labadii khaain soo ma xaqiiqsan warkaan hore u sheegay maanta,mana garwaaqsan guuldarada iyo in laga adkaaday.

    Heshiiskii doorashada ee ay saxeexeen ayaa dib kala xumaaday!!!!

    Halkay heshiiska kaga qoran tahay waxa Madoobe Ku doodayo ee ah xubnaha gobolka Gedo kasoo baxaya inuu isagu soon xulo,loona daayo inuu siduu doono ka yeelo???

    Hadii Kismaanyo oo somaali ka dhexeyda,loo ogolaaday inuu siduu doono ka yeelo,mqxaa Gedo ka khuseeya?

    Adeege Kenya iyo Deni maxaa markasta ay hal mar maamul beeleedyadooda uga dhoofaan,isku marna ugusoo laabtaan?!!!!

    Attention raadis

    Waxa loosoo yeeriyay qorshayaalkii ay Ku dhaqaaqi lahaayeen,kagana soo hor jeesan lahaayeen qabsoomida doorashoyinka dalka.

  5. Kkkkk War hooyooyinka lama caayo.
    Reer Gedo anagaa ah Axmed madoobe waa warlord la mid ah Jees,Morgan,Hiiraale.
    Kuwii ku qaraab jiray Marexan baan nahay ayaa nooga waramaya degaankeena.
    Addeer reer Kililka iyo reer Bari raali ahaada.Minority edeb daran ayaa tihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*