Puntlandtimes (Qardho)-Degmada Xaafuun ee gobolka Karkaar Puntland ayaa waxa ay weli ku jirtaa xaalad aad u adag kadib markii ay dhowaan ku dhufatay duufaanta GATI oo saamayn xoogan ku yeelatay inta badan deegaamada kuyaal xeebaha Bari ee Puntland.
Weriyayaal ka baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa tegey degmada Xaafuun halkaasi oo uu ka muuqdo burbur xoogan oo soo gaarey ganacsigii, dhismayaashii iyo guud ahaanba adeegyadii aasaasiga ahaa ee degmadaasi.
DAAWO
Be the first to comment