Guddoomiyaha aqalka sare oo magacabay guddiga doorashada xildhinaanada gobolada Waqooyi.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhameystiray maanta magacaabay 8-dii Xubnood ee Gudiga Degaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo horena u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

Gudoomiyaha ayaa ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ka dalbaday in xubnahaan lagu daro guddiga doorashooyinka Qaranka.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*