DAAWO: Somaliland oo ka hadashay dilalka ka dhacaya Buuhoodle beenisayna inay iska horkeenayso beelaha.

Puntlandtimes (Buuhoodle)-Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dilalka soo laalaabtay ee muddooyinkii ugu dambeeyey ka dhacayey magaalada Buhoodle iyo deegaamo kale oo katirsan gobolka Cayn

Wasiirka gaadiidka iyo guriyeynta xukuumadda Muuse Biixi Cabdi Cabdirashiid Ducaale Qambi, oo hadlay ayaa ugu horrayn ka tacsiyeeyey dadkii siyaabaha kala duwan loogu diley Buuhoodle iyo deegaamada hoosyimaada, wuxuuna beeniyey in Somaliland kaalin ku leedahay hurinta coladda gobolka Cayn.

Waxa uu ugu baaqay dhammaan odayaasha dhaqanka iyo waxharadka deegaanku inay kaalin ka qaataan sidii looga hortegi lahaa colaadaha gobolka iyo in la nbaajiyo dhiigga dadka walaalaha ah ee kunool gobolkaasi.

Dilal kala duwan ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey ka dhacayey magaalada Buuhoodle iyo deegaamo hoosyimaada waxaana dadka qaar Somaliland ku eedeeyeen inay ka shaqaynayso colaadda gobolka iyo isku dirka beelaha degan gobolkaasi.

6 Comments

  1. Haaaa wa run somaliland dadka ayey isku dirda siba jeeganda u hogaminayo muuse handarab iyo kuwa lagacta siyo anigo adan cali dhangad waxa kushegya umada Somaliyad siba reer ssc war gumasigan an ka baxno gacmah an is qabsano reer ssc wa argdin sida gabdhihin sharaftalah jalka lascanto lagu fuley wana argdin sida lo bahdiley waxa kushegya ninka mesha ka hadlayo oo muuse handarab lagacta siyo mesha jogdi aya kula imanaya wana ku aqan mesha dagan tahay qambi ina Korea bashi hada ka bixi weydan afarah gobalada ssc sadaxdina dil isku diyar ya sadaxdina mesha nigu Argo xabad ba naga dhacaso mgrty reer ssc waxa idin shegya sadaxdan tuug oo calasha ushaqas wa qambi ina kore baashi an iska qabano mesha ku argdin dila sadax tuug wa qambi ina kore baashi reer ssc waxey u fadhin weydy wa sadaxdas tuug oo dhibada ku hayan gobolada ssc wa reer ssc hada aqli ladihin iska qabda sadaxdana tuug oo muuse handarab lagacta so siyey oo dhahayo reer ssc ha la dhameyo aqlikoda waxas aya kujiro tasna aniga waxa an qadaneyno ma ah hadalkas hada reer ssc nahay dagalka ba ka xigna tuugda muuse handarab lagacta so siyo wan iska qabnh sxbyal reer ssc melkasta ad jogdin cadowga dhulkana kusoduley hogaminayo muuse handarab iyo tuugdu wado an dhulkana an ka sarno anigo adan cali dhangad waxa ushegyh sadaxdan tuug qambi ina kore baashi war muuse handarab bari wu niga dagayh dadka kuso labda muuse handarab inu ni dhamayo Mahan waxa asxan nima hayo mgrty bye intas aya hadalkeyga ugu baxey bye

  2. Ibrahim aniga runta aya shegyh anaga hada nahay reer ssc gumeysi wa ka so hor jedanh Ibrahim hada aqli lahani lahad gabdhihin sharafda iyo ciska laha iyo qimah laha Jelka lascanto Laguma fulilahn waxa fuley wa la yaqano wa muuse handarab iyo kuwa lagacta siyo jeegando wado
    Mgrty Ibrahim inta aqli isku yashid ord kacali dadkada jeeganda xasuqayan oo gabdhihin jelka lascanto lagu fuleyo mxa ka hadlahn gabdhihin sharafta laha aya xaran lagu hasda reer ssc mesha ka gaca gacmaha is qabsada cadowga muuse handarab hogaminayo mel ugu sojesda dhulkina ka Sara reer ssc melkasta ad jogdin jabhada la shaqaya ok bye reer ssc

  3. Ibrahim waxa ishgdey inad Doqn tahay maxa kala hadlay Ibrahim nacas batahay sadax qodob wa 1 waxa tahay kuwa muuse handarab kushaqasdo 2 kuwa qamriga ugado 3 kuwa lagacta siyo 4 jajus ba tahay bye

    • Moye
      Buhuudoole way diiday nabad Sida Laascaanood, Laascaanood waxay isu beddeshay magaalo weyn oo nabad ku nool, sababtuna waxay tahay dadka ku nool ayaa doorte nabada Iyo inay dalkooda Somaliland shaqeeyaan. Adeerko Buhuudoole waxay sii ahaan doontaa tuulo haddii reer Buhuudoole aysan dalkooda la shaqeeyaan Sida gobolada kale, adiguna ka bax Khayaalk aad ku nooshahay.

      • Somaliland waa qaabkay ula waregtay inta badan dhulka Ssc.Shacabka ayey iska horkenta kadibna dhinac ayeyla saftaa sidaas ayeyku qabsata hadhowna dadka gumeysi ku galisaa.waxana cadey u ah dhibka haysta rer laascano iyo degoomo badan qofki hadla waa xabsi .inadka dhiidhidan weye gacmana isqabsatan.Degaanka Alle kusiyey inaad Gobanimo igu noolatid weye ama godka gashid .Dadka walalha ahna Alle wanaga hatuso iyo dantoda,kuwa dhintayna haw naxariisto.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*