Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho Muqdisho waxaa uu Maanta la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.
Mas’uuliyiinta uu la kulmay ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubeey Jimcaale, Xildhibaan Cabduqaadir Carabow oo kairsant Golaha Shacabka iyo Musharax Madaxweyne ahna Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.
Kulamada ayaa waxaa looga hadlyay Guud ahaan Xaaladaha dalka iyo doorashooyinka, sugar ah ah Arrimaha degaannada Hirshabelle.
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa kamid ah Dowlad Goboleedyada Xukuumadda Soomaaliya ku taageeray hirgelinta doorasho ay ka maqan yihiin Jubbaland iyo Puntland.
Kkkkkkkkk sifiican ugu ciil bax sxb islaan bashiir isna maad ka hadashid Ileyn soo dhigtaye
Kkkkkkk wuu waashay markaan.
islaal Bashiir alle how naxariisto ee aabihiisaa ka diidey kacaankii suu rabey haddana ka yeeli mayo kuwii saliid laga qabqabtey xilii uweys ee u shaqeeya culusow in uu dhageysto islaan bashiir waa wax garad ka hormarinkara danta guud dan gaar sida Dani/abgaaloow oo oo kiyaale cagaaran qaba dadku banaankey uGu dhimanayaan gaajo ayaguna culusow bay dheylo kula qadeynayaan