Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo ku wajahan gobolka Sanaag & ciidamo loo diyaarshey.

Puntlandtimes (Badhan)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Badhan iyo deegaamo katirsan gobolada Sanaag & Haylaan oo ah halka ay tahay deegaan doorashadiisu.

Abwaan Jibriil iyo waftigiisa oo sii mari doona deegaamada wadada ku teedsan ee gobolka Sanaag ayaa lafilayaa in ay ugu horrayn gaaraan magaalada caasimadda ah ee Badhan, halkaasi oo uu kulamo kula yeelan doono isimada, waxgaradka iyo saraakiisha ciidamada.

U jeedada socdaalka waftigaan ayaa salka ku haysa sida aan xogta ku helnay ka qaybgalka xaflad tababar loogu soo xeri doono ciidamo katirsan kuwa Puntland oo muddooyinkii ugu dambeeyey tababar carbin ah ku qaadanayey magaalada Badhan.

Waftigu waxa ay hordhac u noqon doonaan madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo markii ugu horraysey booqan doona magaalada Badhan tan iyo markii la doortay, waxaana uu tababar u soo xiri doonaa ciidankaasi.

9 Comments

  1. Seaad waad iska Hadashay Gobalada Sanaag Bari ee puntland ma’ah Sida aad udhigtay iyo Sida Saxafada somaliland wararka aay fafisay ee siyasada ah hadaad rumeysatay,Belaha Sanaag Bari waa Dad xora,qof qof shilimo kaso qata ha iska jeren hase yeshe dadka intisa kale wa puntlandar 95% shanata so harta ha shegtan somaliland dadku wa iska xor.

    • Warsama
      Uma maleynayo inaad tahay Warsangli , bal aan eegno waxa ay yidhaan dadka dhulka leh. Dhulku bari ma dhul Majeeten baa (95%) mise dhul Warsangeli oo katirsan somaliland?
      Ma maqashay wax la yiraahdo British Somaliland and Italian Somalia?

  2. SAEED IIDOOR WAXA AY KU NOOL TIHIIN MUNAAFAQAD, MUNAAFUQNA DIINTA ISLAAMKA MA AMAANIN LAGA WANAAGSAN.
    ANAGU ARIMAHA IIDOOR MA DHEX GALNO HADDE WAA IIDOOR OO DUNIDA ISU NECEB
    TUSAALE YAA ISJA NECEB 1 GARXAJIS IYO AWAL 2 GARXAJIS IYO HABAR JECLO.
    TAA INAGOO OG HADANA MA ARKEYSID DAAROOD KU MASHQUULSAN COLAADA CEEL AFWEYN IYO ARIMAHA DHEXDIINA YAAL.
    TA JALE HARTI WAA JIFO HOOSE OO DAAROOD AH MARKA NEVER AQOONSI NEVER.

  3. Inbnuadnku been kuma noolaan karasn lakiin idoorku shaqo kale maleh wana qowm adunka hurdo kaga jira o khiyali kunool ah wayo xaqiiqda wey iska indho tiraan!Warsangali waa niman waligood xor ahaa dhulkoda nin idoor ah cagta maso dhigi karo sida dhuloos o lagu tamashleyo dorashona kama dhici manka dhaceyso qabiil qabiil uma dowladeeyo beeni raad maleh hhh

  4. Wiil
    laba walaalo ah way murmaan waana nolosha adduunka, Laakiin ka soo horjeedka cadowga waxaan we are one, dhulkega kama iibinno dad kale waa sharci na dhaxayal anaga iyo warsangeli waxaynu nahay isku dhaqan, caadooyin iyo af isku mid ah. Majeerten albaabke bu ka soo gala marke ka hadlayaan Sanaag bari?

  5. Weeciye.
    Iman GUMEED yaanan lagu karbashin….iiiiidorka marqaansan ee sanduuqa fake ama beenta ah la ordaaya hhhhhWAA MASHRUUC UN WAX LAAGU CUNO KAMA SOCINEYSO SANAAG BARI INAN GUMEED

  6. Kkkkkkkkk iiddoor la agtiisa waa cunis dhulkuna waa dhul harti, sool waa dhul soomaaliyed lagama yaabo ineey ka go, do calanka buluugga ah, iiddoorku wuxuu u haystaa haddii niman harti ah ay qaadka la cunayaan inuu dawkad yahay haddii ay kaligood yihiin maba heshiin karaan waa isku qaadqaadayaan butka iyo usha indha ayeey faraha iska galinsyaan sidii dad waalan kkkkk lacagta ka soogura xoolaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*