Xaliima Yarey oo afka furatay,”Waxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane”

Puntlandtimes (Muqdisho)-Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u gaar ah oo ay sameysteen, balse  ay sheegtay in uusan waafaqsaneyn Dastuurka dalka.

Xaliima Yarey ayaa xustay in qolo walba ay meel gaar ah u socoto, taasina ay dib u dhigeyso dowladnimada Soomaaliya oo haatan ah mid curdun ah, waxaana ay ku baaqday in siwadajir ah la isaga kaashado dhismasha dowlad loo dhan yahay.

Guddoomiyaha Guddiga  Madaxa Bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) oo hadal Maanta ka jeedisay Shirka sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa sheegtay in dalkaan uu u baahan yahay dowlad aan Xalane laga xukumin.

Warkaan ka soo yeeray guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Soomalaiya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli muran xoogan uu kajiro doorashooyinka dalka oo aan weli heshiis laga gaarin.

13 Comments

  1. Gabadhaas inta ay garatay ma garan karaan Deni iyo Madoobe.
    Haddii maamul goboleedka uu dastuur samaysan karo,maxaa diidaya in gobolada,degmooyinka iyo tuulooyinku iyaguna samaystaan sharuuc gaar ah.
    Federal waa in la saxaa.Waa in ay meesha ka baxdaa guddoomiye maamul Goboleed isu haysta wax kastaa in ay ku xiran yihiin isaga.
    Waa in ay leeyihiin xadad DF maamul Goboleed degmooyinka

    • HANUUNIYE HAKU FEKERIN, IN DAWLAD DAMBE OO XOOG AH OO SOMALI KA WADA TALISAA LA AQBALI KARO, DADKA SOMALIDA EE QABIILADA AHI, MAR DAMBE GODKII LAGA QANIINAY FARTA GELIN MAAYAAN, AAMINI MAAYAAN NIN AMA XUKUN HORE MARYO DHIIG LEH U KALA FURTEEN, WAAN OGAHAY INTA AAD TAAGEERSAN TAHAY DAWLAD DHEXE OO XOOG AH , WAA INTA FARMAAJO JOOGO, HADDII NIN KALE OO AAN QOLODIINA AHAYN YIMAADO SIDAA UMA HADASHEEN, WAXAADAN YEELAYN ADIGA OO DADKA U DACIIFSAN NIN ISKU FILAN OO ISKU TASHADAY OO LAANDHEERE BANAAN DEGAY AH, HAKU DIRQIYIN, HANA SOO QORIN SHEEKO AAN CIDINA KAA DHEGAYSANAYN

  2. Hee! Xaliimo, ma hadda markii mashruucii doorashada ee Villa Somalia lagaga soo dhiibay soconwaayey ayaad ogaatay in dalka Xalane looga taliyo? Maxaan haysannaa oo ku madaxbannaan karnaa? Musharkaaga immisaa ku baxda hotel qaali ah oo aad ammaan bidday? Maxaad adiga iyo seeddigaa ka qabateen in laga baxo talada Xalane? Baayo, jiifka jiif baa ka horreeyey ee iska aamu huunno.

  3. @Mahdi Geelle markaa waxaad ka doorbidaysaa fowdadaan?
    Haddise aad jeclaatay in la is barbar yaaco,maxaad ku diidaysaa in Deni isagana ay barbaryaacaan dadka degaanka illeen wax baa la isku darsadaye.
    Ma haysid meel aan Farmaajo ku taageerayo in la burburiyo federal system.Laba San kala doorano.
    Federalka dunida ka jira ee maamul goboleedka shaqafiisu tahay local administration sida waxbarasha,caafimaadka iyo basic development.Waxii intaa kasoo hara DF ayaa iska leh.
    In isdaba yaac San micno lahayn iyo masayr ku socono oo tusaale maamul goboleedku ninja hogaamiyaa la awood yahay dhamaan maamulka intiisa kale,go,aanna qaadan karin kaligiis illaa aakhiro dabada la isku dhegenaado.
    WAAN KU OGAHAY DHIIG AMXAARO AYAA KUGU JIRA MARKA WAA KUGU ADAG TAHAY QARAN MICNO LEH ADIGABA AAD HOGAAMISIDE.
    War halguugu dhaarto dhiig iyo axmaqnimo cid u xiiso qabtaa ma jirto,is dil eedayn intii hore hanaga ahaato.
    Faaiidada aan ku qabo oo aad waayaysaa ma aqaan.
    DABANGAALE.COM

  4. Xaliimo-yariiseey waa ku salaamayaa aniga oo ah MADAXWEYNAHA mandaqadda SSC.

    Gabadhani haddii ay hadda xaqiiqada ogaatay iyo haddii kaleba war xaqiiqa ah bay ku hadashay, run ahaantiina waa qof macquul ah inkasta oo maalin dhoweyto ay yara taraaraxday markii ay ka hadashay sinnaanta ragga iyo dumarka; xoogaa is cajabin ah baa gashay.

    Haddana dadku waxa ay leeyihiin, hadduu bururku kaa dhabyahay jagada aad haysaad iska casili lahayd. Qayb libaaxle baad ka tahay waxa socda. Dadku waxa ay aamminsanyihiin Xalane waxa aad isku jiidheen markii ay mashruucaagii ay lacagta badani ku bixi lahayd garab mareen; micnaha danihiinnaa iska hor yimid.

  5. puntland dadka jeclel in ay burburto waa dadka dhulkooda lagu maamulo (sida hanuuniye oo kale)
    dhiiga amxaaradu wuxuu ku jiraa farmaajo isagaana looga taliyaa ethopia,

    pl cidna uma baahna waana hana qaadey iyagaana soo celinkara iyo cidii la feker ah
    kuwa hada kursiga ku fadhiya waa kuwii diidanaa in dowlada soomaliya hana qaado sida haruuniye oo kale oo meelo badan mushahar kaqaata maxaan kunaa
    naceybka pl aan qarsan marka edder orod maamul samayso hadiikale weligaa waa laguu talinayaa,

  6. @Aliali kkkk hadal masayr ku jiro ahaa.
    In la isu taliyo noloshaa ku jirta.Waxna uma talin taqaanid in laguu talitayana ma ogolid.
    War taliyoo caqli keen?Sidii dabangaalihii ha fool xumo badnaanine.Isu talinta ayaad qalad ka fahantay.Kuwa ii taliyaa beri baan u talinayaa waana Somali sax ah adigu Tigree baad tahay

    • Duqii Hanuuniye dabaggaalle ayuu foolxumo kusheegay! kkkkkk.

      Toloow, miyuu weligii arkay mise dhegta un buu kamaqlay?

      Dabaggaalle iyo foolxumo maxaa iskaga dan ah???

  7. fool xumada qosol xumada ayaa kuu dheer xagee degtaa dhul ma leedahey maamul maleedahey

    anigaa ku masruufa marka abaal laawe ayaa tehey
    midbaase kuu sheegayaa adigoo aya ha ayaad talineysaa hanuuniyow misaanka aad soomaaliya ku leedahey sheeg looma ooyaan aan ehel laheyn

  8. Ali Ali kkkkk adigaa I masruufa?kkk
    Halkaan dego Jubaland 55/60%
    Ceebna ma ahan in adigoo majority lagu xukumo.
    Galmudug 35% adiga Puntland kaliya oo saxara ah.kkkkk
    @Awlal dabangaaluhu wuu gaaban yahay kuusan yahay calool weyn yahay ina addeerow waan kastamynaaye MJ sow intaa ma ahan?

  9. @@@ aliali
    Sxb isdaji ha deg degin, hanuuniye runta unbuu kahadlay ee wax madhimin, mideeda kale, waxaa jiray dad farabadan oo laga soo raray zenjibar oo ladajiyey laga bilaabo gaalkacyo ilaa boosaaso, kabacdina tolka kamidnoqday.kkkkk lkn dadka dagan ilaa galbeedka garowe ilaa burco waa dad bayuur ah oo hal oday biyihiis kasoo jeeda. Marka waxay ilatahay wadaniyad iyo nasabnimo loo kala dhaw!!!!

  10. hanuuniye hada ayaad runta u isoo dhowaatey
    galmudug sida wax loo qeybsadey waad og tahey 10% ayaa lagu siiyey dhulkaagiina waa lagaa qadey {gelisoor mataqaan berkehada ku yaal yaaleh}?????
    dhuuuso mareeb 60% ayaan lahaan jirtey hadana cidna kaama joogto xitaa guyahaad laheyd habar gidir ayaa degan
    waad lasocotaa shrikii kadhacey dhuuso mar hoteleeb maku aragtey qof mareexana oo degan ama kul leh hotel cabud waaq aayaa kuu hertey oo dir kugu haysato iyo balan bal oo cayr kugu haysto. laaakiin kismaayo ayaad leedahey maasha alaah ??????

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*