Sawirradii ugu dambeeyey ee dekedda Garacad oo dhismeheedu meel wanaagsan marayo.

Puntlandtimes (Galkacyo)-Dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug oo kamid ah mashaariicda ugu waaweyn ee ay abid shacabka Soomaaliyeed maalkooda ku fuliyeen ayaa waxa uu marayaa meel aad u wanaagsan, sida ay muujinayaan sawirradii ugu dambeeyey ee laga soo qaaday.

Sawirrada laga qaaday dhismaha dekedda ayaa waxa uu muujinayaa xilli shaqadu ay dhammaad marayso iyadoona xilligaan lagu bilaabay dhigista shubkii loogu talagalay jembiga ay maraakiibtu ku soo xiranayaan oo horay loogu diyaarshey berriga dekedda.

SAWIRRO

12 Comments

  1. Garacad, the future Capital of Somalia! Nice weather, central point of the Country, beautiful Beaches and reliable People!!!

    • @A.A.Xade
      This is possible because Garacad has all the elements of life and is located in a very important strategic area, as I said exactly. Well Said.

  2. Bitaha Garacad ma Dhanaanbaa mise 2aa biyo cabbid iyo qubets galaya cunadana lagu karsan karayo..
    Haddii ay sida Galkacyo iyo Garowe yihiin Garacad Degis maleh

  3. Reer Mudug waa horseedka iyo indhaha Soomaaliyeed. Guuleysteyaal geeddiga wadaay.

    @@@Saalax
    Reer Mudug haddii ay biyo macaan cabbi lahaayeen waxay noqon lahaayeen dad jiljilicsan sida raha iyo lullumada.

  4. ILAAHEY si wanaagasan oo nabad ah MASHRUUCA ha dhameys-tiro. Fakarka sare, isku kalsoonida, kala dhambeynta iyo nabadda waxaa ka dhasha houmar iyo barwaaqo. Inshaa ALLAAH mar aan fogeyn miri heeda waa la guran. Mashruuca mid ka weyn ayaa dhamaadkii 60 la bilaabi lahaa ayadoo dowlad Ajnabi ay balan qaatey lkn waxaa lugta saarey Askartii Dalka Qabsatey. اللي فات فات. علي كل حال سوف نري ميناء غرعد انشاء الله في خلال عام 2022

  5. Guul iyo gobanimo dowlada puntland iyo shacabkeedu way isku tashadeen, ini fargaajo haloo sheego inuusan hor istaagi karin horumarka punland waxaan xasuustaa dgagax dhigii dekadan in lagu casumay oo uu diiday. ishii bugtay ku bikaacso waa taas puntland dhaqaaqdee,

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*