VIDEO: Somaliland oo soo bandhigtay deegamadii ugu badnaa ee gobolka Sanaag oo diiwaangelini ka socoto.

Puntlandtimes (Badhan)-Guddiga doorashooyinka ee maamulka Somaliland ayaa ballaariyey goobaha lagu diiwaangelinayo shacabka doonaya inay ka qayb qaataan doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo barlamaanka ee gobolka Sanaag.

Mas’uuliyiin katirsan ayaa waxa ay kormeereen deegaamo badan oo hoosyimaada degmooyinka Badhan, Ceerigaabo iyo Dhahar oo dhammaan ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka maamulka Somaliland.

Arrintaan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilli ay xukuumadda Puntland iyo mas’uuliyiinteeda gobolku digniino kala duwan ka direen diiwaangelinta ay Somaliland ka samaynayso deegaamadaasi.

21 Comments

  1. Haa hawshu si fiican ayay u socotaa bulshada Sanaag Bari sanaadiiqda haloo kordhiyo si neel walba loogu geeyo weliba meelaha fogfog ee miyiga.
    Way ku Amaanan yihiiin gudiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo dowladuba hawsha baaxadaa leh ee ay u babac dhigeen iyadoon cidina ka caawin.
    Guuleysta
    Guul iyo Gobonimo somaliland

  2. Ciddii hadlaysaa ha hadasho, Siyaasi iyo nin ku nool dibadaha oo qol ku xidhan ha iska qayliyo, khamradiisa ha iska cabbo, dadka Wersangeli iyo Dhulbahante waa Somaliland, iyagu ma dooran ALLAH ayaa u dooray. Markii Ingiriis iyo Talyaani dadka Somali kala qaybsanayeen waxay eegeen sida dadku isu raaci karo, dhaqan iyo isku xidhnaan, ninkii ragga ahi waa garanayaa waxay isu yihiin dadka Somaliland , kii khasbayaa ee qabiil iyo huuhaa ku hadlayaa ha iska hadlo

  3. kkkk waxan maqlijiray soomalida oo ku maahmaahda Midgaani intay Gudokale Uuminayso ayaaa keedu Uraaaa Waxaka dhigan Deni Intuu Gedo Gedo Hayey ayaaaa Yoocada lasoo dhaafay oo Puntland Gudaheeda Sanaaduuqda Somaliland kaga Codaynayaaa Gedo Ciidanka Somalia hakasoo baxaan kuwa Kenya hayimaadane Sidaaa ayaaa umad lagu horjoga

  4. Waar dee waa kii Deni yidhi, “XIDID baan la ahay SL oo aniga ayaa difaacaya.” Eesh qiyaasag. SSDF waa SNM, SNM-na waa SSDF, FAQASHTA dhexdayada ku jirana waa u talinaynaa. Puntland & Somaliland waa laba maamul oo danwadaag ah oo soo wada halgamay ee haku wareerina.

  5. hhhhhhh Runtii waa maahmaah Aan Caadi ahayn waana wax jira Puntland ayaaa qaybna la haystaa qaybna Gaajo loogu madhanayaaa Xaalkuna Gedo ayuuu joogaa oo looroofayaa maxan shawa shaweeyaa Caynabkii ileeyaba mahayeee Inankale ayaaa tidhi Maxan Gedo kahadlaaa Garowe ayaa lahaystaye

  6. Eeg Dhacdadani waxay soo dedejinaysaa burburka labada kooxood ee SNM iyo SSDF oo kashifmaya maalinba maalinta ka dambaysa ….waana Eebbe mahaddi inay gacantooda isku kashifaan ….dadku SSC waa tashanayaan burburka labadan kooxoodna kama dambeenayo kan TPLF ayaguna waa og yihiin Soomaaliduna waa og tahay …Dadka ku nool PL iyo SL waa dad wanaagsan balse kooxaha fikirka gurracan ee horboodaya ee SNM iyo SSDF ayaa cabburin iyo hanadaad ku hayay waqti dheer ayagoo hiil ka helayay TPLF ta maanta gawrucu ku socdo…ma foga marka dad samadoonna ah oo Soomaalinnimadu ku weyn tahay ka bilaabi doonaan inay qab qabtaan odayada haraadiga ah ah ee SNM iyo SSDF ee naf iyo nololba u diiday ummaddaas…Wax walboo bilow leh dhammaadna waa leeyihiin

    • WALLEE XOG OGAAL NIMO KAA DHEER, Somalida ninka la baxa, Waddani wuxuu qarinayaa inuu Shisheeye kalaal yahay, Qaran ninka la baxa, waa Qabiiliiste, Midnimo ninka la baxaa, waa nin laangaab ah oo meelna lahayn kana talin, Xog Ogaal ninka isku sheegay waa Xog Mooge, xog moogane xaajo waa dilaa, wuxuu ka hadlayaa waa waxa niyaddiisu doonayso iyo riyo, adeer waxyaalaha meeshan laguma soo qoro, meeshan run baa taala, SNM & SSDF, dad baa samaystay oo haysta, Tikrii iyo Amxaar waxba nagama gelin namana kala xigaan, waa laba daalin, sida Farmaajo awrkiisa ugu kacsanayo bay Jabhaduhuna ugu soo kacsadeen, Burburka iyo Birta dulsaaran Farmaajo ee kuu muuqan weyday, baad rag waddankoodii jooga oo sida Xaarmaajo aan marti ahayn kuna jirin aqal kiro ah oo ninkii lahaa leeyahay iiga soo bax, burburka kaa ku iman waayey adeer nin Hargeisa iyo Garoowe jooga oo iksu leeyahay, African ku ilaalin, xaggee ka imanayaa Xog Laawoow

  7. Somaliland is NGO doorashada Somalia qeyb ka ah. Isaaq isagooy u qarsoontahey qorshe kale oo ah Dowlad ineynoqoto.

  8. Oxgirl.
    Adeer ma xalay ayaad dhalatay , waxan aad ka hadlayso waa maxay ? yaaab . Dhuloos & Waroos waa Somaliland daaacad ah waa la diiwaangalinayaa la tirinayaa isha ayaana laga sawirayaa. doorasho ayay la gelayaan.. intaa faham Oxgirl.

  9. Cowgirl.
    Ha is wareerin meeshu waa Somaliland hawl baaxad leh oo xoog leh ayaa ka socota, nac nacda jooji.

  10. Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh WAR WAA AFAR XABABO OO IIIIDOOR INAN GUMEED AH WAA MASHRUUC WAX LAGU CUNO……DADKA BAADIYAHA DEGA INTEY LACAG U QEYBIYAAN AYEY UNITED NATION KU DHAHAAN DOOROSHO OYO DIIWAN GALIN AYAA SOCOTO

  11. Duraan… Sidaa ma aha adeer.. Dhuloos & Waroos waa ciyaalka iidoorka ,taa hadal kama taagna. isha & dhegta ayaa laga sawirayaa waa la tirinayaa intooda cod bixin karta doorasho geli karta. waa sida sharciga Somalu
    iland iyo nidaamka dimoqoraadiyada ah dhigaayo. lacag la siin maayo , loo hanjibi maayo. waxaa weeye baaqu waar kaalaya muujiya codkiina oo is diiwaangeliya doorashadana gala.

  12. Walaalayaal is dejiya. Maxaa dhacay. Meeshu miyaanay ka mid aheyn dhulka Somaliland ee Diiwaangelintu ka socoto?

    Tukaraq oo saaran Gadhoowe ayaa laga qabtay iney ku doodo inaanan diiwaangelinta laga reebin. Hadana kolkii codsigoodii laga aqbalay ayay ku dooday in loo badiyo goobaha la’iska diiwaan gelinayo iyada ooo ku doodeysa iney tahay degmo weyn oo waafi ah oo la tartami karta Laasacaanood. kkkkkk

    Misena waa Sanaag Bari oo Sanaag ah oo Somaliland ah. Somaliland shaqadeeda ayay ka wadataa meesha. Qof walba oo qaangaadh ah oo raba inuu is diiwaangeliyo bartiisa ayaa loogu tegyaa oo la diiwaangelinayaa. Kii is waalwaala ee shicib ah tunka ayaa lasoo qabanayaa oo waa laedbinayaa. Kii xabad lasoo cararana inta laga fara maroojiyo ayaa isaga tiisii futada lagaga dhufanayaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Ciyaalka yar yar ee loo aqriyey ingriis iyo talyaani baa saas yeeley ee aan loo aqrin toodii awooweyaashood oo hadaad fiiriso locationkooda they posted dhamaantood waa hargeysa, oodweyne, Burco iyo Berbera. Ogsaanaada inaad dadkii somaliyeed dib u dhac weyn ugeysateen dadkii xasuuqdeen, kuwa $200k soo qaata maalmo shaqeysta dhul idin siin mayaan idinmana siin karaan 1991 si fiican umiinaan xoroobin hadaad ahaan jirteen adoon Daarood anigu kolay ma ogiye mana maqal meel Daarood idinku adoonsadaye Somali oo dhana idin ku nacday yuustiina ee ka baxa website yadooda ku ekaada dhulkiina ama Somali dhinac ka raaca oo ka joojiya shaatiga shaydaanka ee aad dadka Muslim ka ah dhiigooda ku daadineysaan dad iyo Deegaan na aad u baabi iseen.Soona ogaada su’aasha ah from Aabayaadhiin iyo awooweyaashiin Daarood miyuu idin adoosaday idinka iyo Hawiye oo waxaan xorowney 1991?

  14. Jinac.
    wax aad ka hadlyso lama fahmin. xikmad & cilmi kuma saabsana waad isku dhex yaacday. waxaan ku idhi Sool & sanaag waxaa ka socda diiwaangelinta cod bixiyayaasha. Daaroodka meesha jooga , Dhuloos & warooos isha ayaa laga sawirayaa waa muwaadiniin Somalilander ah… hadii cudur kale ku hayo adiga lee waaaye..kkkkkkkkk

  15. @@@Ali Jama

    Ingiriis haddii uu dad isku raacinayo lahjad (accent), muxuu isu raacinwaayey Hargeysa iyo Jigjiga oo iskaga dhow Hargeysa iyo Burco? Warsangeli inta ku hadasha lahhadda waqooyi amase iyo inta ku hadasha tan bari kee badan?

    Dhulbahante heshiis lama galin lamana saxiixan Ingiriis ee xoog baa lagu qabsaday wayna ka dagaallameen si ba’an. Soomaali iskuma raacdo kalaguursasho iyo xididtinimo.

    @@@MEELEEYE
    Wax aad ku maahmaahday waa UF, maskaxdaaduna sidiisa oo kale ayey u uraysaa! Maahmaahyo-xumo … gudniinsho-xumo ayey leedahay.

  16. Diiwaangalinata & Doorashada ka dhacaysa Somaliland, Sool & sanaag. kuma Jiraan dhabayaco ama majreerteen sida aad doonto u dhig . Hartiga dega Somaliland waa la diiwaangelnayaa isha & dhegta ayaa laga sawariyaa. ka diida isaga ayay u taa laa, diiwaangalenta & doorashadu Tukaraq ayay ka dhacaysaa. waa Dumuquraadiyad asal ah aan musuqmaasuq lahayn.

  17. Aduuunka Ingiriiska ayaan ugu necbahay , waxaa iga xiga aan u Jeclahay Majeerteen. waxaan jeclahay in aan dego Qardho , Caluula isku shuban. waxaan ahay Somalilander.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*