DAAWO-Haweenka Garoowe ku dhawaaqay inay hubka qaadanayaan kuna biirayaan dagaalka Alshabab.

Puntlandtimes (Garoowe)-Qaar kamid ah haweenka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa si adag uga hadlay weerarkii malayshiyaad katirsan Alshabaab ay ku soo qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso.

Haweenkaan oo ay hoggaaminaysay guddoomiyaha ururada haweenka ee gobolka Nugaal ayaa sheegtay in loo baahan yahay in dhammaan shacabka Puntland ay ka qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab.

Faadumo Beergaal ayaa sheegtay in haweenka kunool magaalada Garoowe ay diyaar u yihiin inay hubka qaataan kana dagaalamaan furimaha dagaalka si ay u muujiyaan kartidooda ku aadan dagaalka iyo difaaca deegaamada Puntland.

7 Comments

  1. ma waxaad u leedahay madaxweyne dani ee puntland waa lawada lee yahay ee adigaa qabyaladeysan maba aha reerka aad ku sheegayso nimaan wax kala aqoon ayan u egtahay cajiib

  2. Fadumo Bargaal waxan huba in aay tahay hogamiso Calami ah kana so baxday wajibadkeda %100 waxan oran laha anigo tixracaya hadal kedi in la tixgaliyo in qof kasta oo reer puntland ah Xil isasaro shaqsi kasta mid dhaqale bixiya mid xoog kena mid xoolo kena mid siyasad kena mid sir doon kena,dhaman dadka puntland joga waxa laga donaya in aay udiyar garoban Difac & ilalinta Amniga puntland,qofki intas laga wayo waxad oganaysan in uu yahay Cadawga puntland go’aana laga qata.

  3. Hadal qiimo leh ayey shegtay dhulka difacda rer PuntΓΆand waan hubaa iney meel uwada beestan hadii cadow soodonto sona afjaran gush idinka lej yaan lokala harin wiilsha dhumaleysanaya kjmi qoort halaga guro waliba dabuur haloo karkariyo ayan dhihi lahaa si aysa waa danbe uso laban guul puntland πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ¦΅πŸ¦΅πŸ¦΅πŸ™

  4. Wallee haddii aay Gabdhihii Majeerteen ee Dhiigga badnaa kaceen oo aay Majeerteen guybaabiyeen, Shabaab way u dhammaatay!!!
    Haddaay xitaa kuwii Kalluumeeysi ku mashquulsanaa Jallaabtii tuurayaan oo aay Buuraha Tafayaan!!! Kkk

    1991kii ayaan waxaan joogay Kismaayo oo Ogaadeen uu Axmed C. Jees wato magaaladii laga joogi waayey.
    Habeenkii dambe ayaay inta laayeen niman Majeerteen ah oo uu nin Kornayl ah ku jiray ayaay subixii Dhaanto iska qabsadeen, sida aaysanba shimbir dilin!
    Saa waxaa kici waayey raggii Majeerteen oo Maqaayadaha Shaah cabbid is kaga fariistay!
    Saa waxaa magaaladii doc kasta Ugu yaacay iyagoo burruska wata cargaagtamaya Gabdhihii Majrerteen oo Diracyadiina tuuray, raggii shaahayayna Shaahii ciid kaga shubay! Kkk maxaa ka dhacay hee?! Kkk
    Majeerteen iska daaye, Mareexaankii ayaa xitaa dagaalkii galay.kkk Markaasuu Ogaadeen xaalku noqday, Ilaahow Jiir iga dhig maanta oo aay Waayeen, meel Afmadow ka sokeeysa oo aay ku badbaadaan! Kkkk

    Hadda, tii baa ii muuqato!!! Kkk

  5. Xade

    beentaa maaha sidii Xaliimo Soofe

    Kimis iyo muqmad badan haweenku ha soon diyaariyaan qori ma qaadi karaanee sida dagaalkii Tukaraq inkastoo haweenka ay ka khasaartay laxooxdii iyo kimistii
    Kkkk

    Hadaanay Puntland duqii gadhka casaa iyo Ku xigeenadiisa,ciidankiisa oo maxaabiis ah soo bandhigin wexeedu waa dig dig iska soo dami doonta,fashilkana lagu qarinayo maalmo.

  6. Walalayaa reer puntland xal hadii aad rabtaan inlaga gaaro shabab iyo daacish waxaan kutalin lahaa hadiilaqabto xataa hadii aabahay iyo hooyaday dhaleen gaari dabada halooguxiro oo halagu jiido laamiga cadba ma hagogo walaha hadii aad dhehdaan waa Ina hebel ha laxiro walahi waxaad noqonaysaan gun gundhashay

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*