DAAWO: Puntland oo ku dhawaaqday dagaal Alshabaab looga saarayo buuraleeyda Cal-madaw.

Puntlandtimes (Boosaaso)-Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay ka aar goosan doonto isla markaana ay weerar culus ku qaadi doonto malayshiyaadka Alshabaab ee ku dhuumaalaysanaya qaar kamdi ah buuraleeyda gobolada Bari iyo Sanaag.

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayey wixii ak dahcay Boosaaso ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga ay yihiin kuwa mar walba diyaar u ah sugida Amniga, isla markaana jawaab deg deg ah ay ka bixin doonaan weerarka talaabana ay ka qaadi doonaan dadkii ay ku cadaato inay soo abaabuleen.

” Puntland waxay ku jirtaa heegan buuxa, ficilka dhacayna sida ugu wanaagsan baan uga falcelinaynaa , dadkay ku cadaato inay qayb ka ahaayeena waxaan rajeyn inaan ka abaal marinno oo wajibkooda la mariyo ayuu yiri” Madaxweynaha Puntland.

DAAWO

9 Comments

  1. Bal beeentaa maqla, beentan waxaan maqlaynay 15 sanadood . dadkanu miyaanay xishoon . halkan ayaan alshabaab ka saaraynaa. waxaan wada ognahay alshabaaab Gaalkacayo & Boosaaso ayay haysataa .

  2. Inta uu hadlayay afkiisa ma soo marin cida soo weerartay magaceeda “Al-shabaab”. Ma isagaa ah mise waa uu garowsaday gacmaha shisheeye ee soo adeegsaday. Hadalkiisu wuxuu u badnaa jaahwareerin ku salaysan b

  3. KKK MDWNE DENI SOO ADIGII LAHAA DOWLAD SOOMAALIYA KAMA JIRTO OO IMAARAADKA KU RAACAY WARQADAY SOO SAAREEN. SOO MAAMUL GOBOLEEDYADA AHMED MADOOBE MAAHEE INTA KALE XOR MAAHA OO DOWLADA SOOMAALIYEY LA SHAQEEYAAN LAHAA. WAA MAXAY DFS IYO MAAMUL GOBOLEEDYADA WAA INAY ISKAASHADAAN. WAA YAA BANAHAY EE MA MASAARBAA LIQDAY. MAA AHMED MADOOBE IISOO GURMO DHAHDID. TAAS BAABA LA QAATAY

  4. Mohamed Nugaal.
    NAGA AAAMUS XOOLO BAAD TAHAY DUF KUBAX. PUNTLAND CIIDAN KU FILIN WEY HEYSATAA UMMA BAAHNA CIDNA WAANA 2AXEEY KU SOO CAANO MAALEYN 22 SANO ALSHABABKII SOO WEERAEY QAARNA WAA LA SOO QABTEY QAARNA WAA LA DILEY. CIIDANKA DARWISHTA PUNTLAND WAA 8000

  5. MEESHAAN WAXAA KU KULMA:
    IIDOOR + MOORYAAN + LAANGAABYO +
    = SAAMILEYDA NACEYBKA MAJEERTEEN
    PUNTLAND MA ILAALIYAAN UGAANDEES,
    BURUNDI, AMXAARO IYO SHISHEEYE.
    PUNTLAND MAASHALAAH WIILASHEEDA AYAA KA DIFAACA CADOOWGA FARAHA BADAN SIDA
    IIDOOR, SHABAAB IYO DAACISH.
    VIVA PUNTLAND VIVA JUBBALAND

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*