DAAWO-Somaliland oo soo bandhigtay maxaabiistii ugu badnayd ee ay ku qabsatay gobolka Sanaag.

Puntlandtimes (CEERIGAABO)-Maamulka Somaliland ayaa warbaahinta u soo bandhigay maxaabiis badan oo uu sheegay in lagu soo qabtay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaamo hoosyimaada degmada Laas-qoray ee xeebaha gobolka Sanaag.

Badhasaabka gobolka Sanaag ugu magacaaban maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu wareejiyey 18 nin oo la sheegay in ciidanka Somaliland ku qabsadeen dagaal ka dhacay deegaanka Waqdariya ee xeebaha gobolka Sanaag oo hoostaga degmada Laas-qoray.

DAAWO

21 Comments

  1. War yaa all pubtland mar labaad baan dagaali doonaa sida ii muuqata dadkaan guryahooda laga qafaashay dagaal kumay jirin joojiya oo edit gareeya warka aad markasta ku garabsiinrysaan SNM oo dad qafaalatay ma’intaas baad fahmi weydaan duliyahow.

  2. Ma Sanaag baa?

    Aniga oo ah MADAXWEYNAHA mandaqadda SSC, wuxuba waa shacabka hoostaga maamulkayga, waxa aanna ku baaqayaa in nabadgelyada la ilaaliyo inta aan kormeerka ku maqanahay, oo laga yaabo in ay daba dheeraato. Dadka walaalaha ahi waa in wada noolaanshaha ilaaliyaan.

  3. Ruunta Dadka beenta sheega ma jecla weey ka naxaan Runta toosh lugu ifiya puntiland ceergaabo badhan laasqori ceynaba badhan laascaanood. somaliland la wareegtay haysatan Takaruq 11 km garoowe cidamada somaliland u jiraan afbeey hayaan iyo been buufis

  4. Waxaan ciidamada Qaranka somaliland ka codsanayaa inay si xushmad iyo Akhlaaq wanaagsan ula dhaqmaan Maxaabiistaa ama aan idhaahdo muwaadiniintaa Somalilanderka ah ee La khalday iyagoo dad aan Danahooda wadin hoosta ka Afuufayaan iyadoo lagu Awrkacsanayo Qabyaalad Iyo reer hebel hadhow marka lays galana Ninwalba dhuunto masaakiinta la khaldayna Dabka la saaro.
    Ciidamada Qaranka ha ilaaliyeen Xuquuqda maxbuuska weliba daryeel fiican waa in la siiyo si wanaagsana loo nabadgalyeeyo waa sida sharafu ku jirto.

  5. Masaakiintantan xabkaha guranaysay Bintigirl soo dagaal gelisay Somaliland waa in ay iska sii dayso.

  6. Bintigirl, ma laha ciidan xoogan oo dagaalama u dhigma kuwa Somaliland , taa waan wada ognahay, waxay talo ka dhigatay in ay masaakiin yar yar caato ah Xabako guranaya soo dagaal geliso. wanaagu wax uu ku jiraa in masaakiintaa caatada ah si wanaagsan loola dhaqmo lana sii daayo.

  7. Dagaalka ma ku qabatay, Qoriga ka qaad cunto sii sii daa , ha ka sheekeeyo wixii ku dhacay kuwa ka danbeeya la soo diri doono ha u digo…. that is Somaliland strategy.

  8. Dad masaakiin ah oo xoolo dhaqato ah ayaa inta lisaaqu afduubtaan maxaabiis ugu yeerayaan waa cajiib runtii. Walahi Muse saamiri inuusan guriga Morgan sii fadhindoonin haduusan dhaqan xumada gunimada ah dayn.

  9. In Gaylan inangumeed inangumeed dhalay dad masaakiin ah oo xoolo dhaqato ah oo la qafaashay ayuu maxaabiis ku sheegay. Nacladi kugu dhacday adiga iyo ini fargaajaba inangumeed inangumeed dhalay kudaafad ah.

  10. Muhamad.
    in aad xoolo ilaahay tahay waxaa cadayn u ah. masaakiinta xoolo dhaqatada ah aad sheegayso may la joogaan xoolahooda & caruurtooda maxaa soo galiyay dagaalka hor keenay ciidanka Somaliland.

  11. Muhamad… kula yaabi maayo caadifad qabiil ayaa ku haysa.. Xusuuso dagaalkii Tukaraq Bintigirl 2 kaare T 36 ayay Gaalkacayo ka soo wadatay xabadii markii dhamaatay maydkii uu batay way ka carareen , wali waxay yaalan jiide hore ee Tukaraq Ciidan somaliland ah qabiil ahaan dhulbahnte ah ayaan ku nidhi fuula Majeerteenay haday idin soo weerarto ku rida.

  12. Muhamad.
    Xusuuso dagaalkii Tukaraq 300 oo qof ayaa ku dhintay maatidii ayaa qaxday, taa looma baahna maanta .. hadii aanad adigu dagaal galayn dadka ha isku dirin. Gaalkacayo iska joog ama Gorowe ciirta iska cab.

  13. WAAR MADHEERTEENOW SOMALILAND OO 20 BM UGU RAKIBAN YIHIIN TUKARQ HA UFU YEEDHINA GAROOWE, MADAAFIICDA QAAR AYAA HADDAN GARAACI KARA GAROOWE – WIXII HABAR MAJEERTWWNIOYO HALAMBASH NAAGAA LEH P SAYID MAXAMED.

  14. WAAR MADHEERTEENOW SOMALILAND OO 20 BM UGU RAKIBAN YIHIIN TUKARQ HA UFU YEEDHINA GAROOWE, MADAAFIICDA QAAR AYAA HADDAN GARAACI KARA GAROOWE – WIXII HABAR MAJEERTWWNIOYO HALAMBASH NAAGAA LEH SAYID MAXAMED.

  15. @ mubaarik hoyadaa ayaa siilka ka waalnayd oo si qaldan kuu dhashay, dadkaa masaakiinta oo guryahooda ay maleeshiyo beeleed isaaq ah ka afduubteen ayaad nooga dhigaysaan ciidan. Garac xun baad tahay oo dameer ah

  16. Canaasiirta Daarood yar yare wax ka caqli xun waligay ma arag, khaasatan kuwa harti waqooyi bah Qandhicilay {Dhulos hagu sii liiteene} waxaad arkaysaa I
    horgal deegaankiisii $50 ku bedeshay oo ay wiilal galbeed ka yimi ay hooyadiis iyo walaashiis hortiisa ku waxeeyaan isaguna raali uga ah oo hadaad damacdo ka dhici isagii uu kasoo hormarayoo kuwii bahdilayay hadana ku yuusaya maxaa laygu hiilin waayay iyo hadalkii horgalka koofiyada xun ini Garaad jaamac ee bintland. Waxaa xaqiiq dhulos inaysan nasabnimada cad ku lahayn awalna waa la xaman jiray war isimkoodi horgal, siyaasigoodu waa horgal wax u roon iyo wax u daran makala yaqaaniin waa xoolo bahaayin ah oo iska socda. Adeer Majeerteen idinkaa u baahan waana idiin taag waayay waayo dad iimaan beelay oo jorkooda ka ganacsadaad tihiin. Majeerteen dhulkiisii ayuu joogaa oo dhistay sharaf iyo dowladnimo ku haystaa hal taako oo ay leeyihiina cidi masoo geli karto cadkoodana cidi ma damci kadho waana hormuudka soomaaliyeed laakiin inkaarta haysataa waxay tahay wacal ayaa loosoo seexshay oo walaal looga dhigay. Puntland waa qaran dalkan somaliya iyadaa hormuud u ah waxna laga waydiinayaa ama bintland ku sheega ama bakhti ku sheega ee Harti waqooyi waxaan oranlahaa intaad deegaan kiinii reero idin la mid ah hunguri yar kaga bedelateen dumarkiinii haadku ka dhergay oo aad idinku is gumayseen cid kale inaad ku eedaysaan doqonimada laydinku bartay ayay ka mid tahay. Anigu waxba uma qaban karo nin gurigiisii oo ay ku jiraan hooyadiis, walaashiis nin kale ku wareejiyay raalina uga ah in sidii la doono laga yeelo, hadaad damacdo ka ridna isagii uu difaacayo kii bahdilayay. Anigu waxba uma qaban karo reer isimkoodii, siyaasigoodii kuli ay jirkooda ka ganacsadaan oo iimaan beelay. Ugu damayn Daarood yar yaraha gunta ah waxaan leeyahay waa la doogani yaan la dacaroon ini Farmaajo villa wardhiigley ayaan ku dhex birayndoonaa markaas ayaad noo mashxaradidoontaan.

  17. @ MUHAMED – BAL WAXAAD QORTAY DIB U AQRI. WAXAAS QOF QOREY OO GARAADKAAS MA KULA TAHAY INUU CID ISKA CELIN KARO AMA NASAB YAHAY?

  18. Waar warka runta ka sheega. Kooxaha dahab qodashada isku haya inaad reeraysaan ma aha iyagaa iska kiin xiga, baahida ayaa isu geyneysee hadday daan wax wanaagsan oranayn u dhaafa iyagaa heshiin e. Midda kale Somali da baa tiraahda “afxumo nabad na way kaa kaxaysaa colaadna wax kaagama tarto!!”.
    Waxa somali qayrkood ka reebay waa iyadaa isu xiniinyo weyn .

    Alle haw naxariisto e Cabdillaahi Suldaan baa laga hayaa ku dhawaad 60 sanno ku dawaad ka hor:” markay is wadda dubatay baa daad u soo galaye. “

    • Dhulka waxaa iska leh Muuse Ismaaciil iyo Warsangeli oo keliya, Way heshiin doonaan oo way wada noolaan doonaan Inta waa ka badan wa fadool iyo huha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*