SAWIRRO-Ciidamo katirsan kuwa difaaca Puntland oo gaarey Buuraleeyda Galgala.

Gobolka Bari waxaa ka bilowday hawlgalo xoogan oo dowladda Puntland kula dirirayso kooxo ka tirsan ururada mayalka adag oo ku dhuumalaysta buuraha silsilada Golis iyo Calmiskaad.

Saacadihii lasoo dhaafey waxaa gaaray nawaaxiga magaalada BOSASO gadiid dagaal iyo boqolaal askari ah oo ka tirsan ciidamadda kumaandoosta Puntland gaar ahaan Ururka DANAB oo ka ruuqaansaday saldhigyayooda.

Warar madax banaan ayaa sheegaya hawlgalkaan inay si wadajir ah isaga kaashan doonaan qeybaha kala duwan ee ciidamada,sida PSF,PMPF,Ciidanka madaxtooyadda,kuwa difaaca xuduudaha Puntland iyo Laamaha amniga gudaha (Booliska).

Shacabka Puntland oo intooda badan ka hadlay dhacdadii lagu weerarey jeelka Bosaso waxay soo dhaweeyeen go’aankii uu ka qaatay Madaxweyne Siciid Deni guluf culus oo ka dhan ah shaqsiyaadka iyo maleeshiyaadka xiriirka la wadaaga ururrada mayalka adag.

17 Comments

  1. Dani waa ineey taageeraan dadka reer puntland maantay waa kama dambaysa waa in la soo afjaray atlrgagixisada iyo kuwa taageeraba

  2. Madaxweynaha Dawlada puntland Saciid Abdullahi Danni waxa hortaal shaqoyin culusyin,mida 1aad ladagalanka Argagixisada Calamiga ah, Amniga arimaha Gudaha puntland,Arimaha dhaqalaha, midnimada Dadka puntland,Mushkilada dhanka Xukumada Muqdisho oo Culeys wen kajiro,Arimaha Dorashoyinka somaliya,waxas oo dhan aya jira,maxa marka lo bahan yahay Masulin kala shaqaysa Madaxweynaha dhibatoyinka intas & kuwo kale oo fara badan,Madaxweyne Danni wa in uu hela Masulin kala shaqaysa hawsha intas baxad le’eg oo lafududeya.

  3. @ MOHAMED WARSAME- WAXAAD ILOWDAY HOWLAHA U YAAL DENI KUWII UGU MUHIIMSANAA, XIRXIRIDA WARIYEYAASHA, CABURINTA XILDHIBAANADA/SHACABKA, GOBOLKA GEDO INUU AHMED KENYATA LA QABTO, EX MD XASAN SH MAXAMUD INUU KAAMBAYNKA KA CAAWIYO, MUUSI BIIXI/SOOMAALILAND INUU KA SHAQEEYO SIDUU FARAGALINTA FARMAAJO UGA HORTAGI LAHAAYEEN.etc etc HOWL BADANBAA JIRTA YAA IS GAAREY.

  4. @ Mohamed Nugaal adeer Puntland iyo howlaheeda intaad iska dayso adigu hoos isu fiiri ogowna inaad homless tahay o hooyadaa iyo walaashaa wiilal Galbeedka somaliya ka yimi ay xoog ku haystaan saydoonaan ka yeelaan. Inangumeed inangumeed dhalay gun ah haduu jiro waa adiga kaftana kuuma furna ilaa aad hooyadaa iyo walaashaa ka xorayso kuwa habeen iyo maalin fara xumaynaya. Puntland waa qaran 23 jirsaday waa dad iyo dowlad isku tashaday cid wax u dhimi kadhaana ma jidho argagixisada iyo wixii la mid ahna casharo kulul ayay u dhigtaa amison iyo Ugandise lagama yaqaan waa dal iyo dad xor ah oo sharaf leh, marka laga reebo burada xun ee bah wandhicilayda dhulos oo sharafkoodii iyo karaamadoodii ku bedeshay $50 dollars Hargaysa lagasoo diro. Waxaan kuu sheegayaa Puntland cadowgeeda waa la cirib tirin kii villa wardhiigley waa laga takhalusay oo naf ba day ayaa ku jidha kan buurahana howlgalkiisii u danbeeyay waa kaa socda. Cadowga Puntland waligiis dhabarka ayuu ka jabaa waana la ogyahay taas.

    • Faisal
      Waa ciib waxaad ku hadlaysaa, raggaan dagaalamaya oo buuraha dhexdooda ku nool waa reer bari reer Bosasso, waxay u dagaallamaan inay ka helaan Majerteen wax caddaaladah.

    • Nugaal laascaanood anigaa heysta maxaa puntland ug hadleysaa soo XAROOD waryee . Nimankaas MAJEERTENIA xaqiiq ama mucaarad ama farmaajo gedo u guulwadee sidii kacaankii xaaraanta ah dee dhulkaaaga xataa wuu ka jawaabi waayey isagoo aniga oo isaaqa iga baqaya miskiin

  5. Nugaal laascaanood anigaa heysta maxaa puntland ug hadleysaa soo XAROOD waryee . Nimankaas MAJEERTENIA xaqiiq ama mucaarad ama farmaajo gedo u guulwadee sidii kacaankii xaaraanta ah dee dhulkaaaga xataa wuu ka jawaabi waayey isagoo aniga oo isaaqa iga baqaya miskiin

  6. WAXAAN U JEEDAA HABARTII XAABADA QAADI WEYDAY OO TIRI XAABO KALE II SAARA. THATS ALL. WAXBA DHIIGA YAAN LA ISKU KARIN. WAR DHAROORBUU KU YAAL

    • Qoortaag
      Nac nac,Doriyada sh. Isaaq waxi fadhiyaan Tukaraaq oo u jirta caasimada Garowa 20 kiiloomitir, bal ka warran.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*