Sawirro: Ciidanka Puntland oo soo bandhigay maxaabiista lagu qabtay dagaalkii ka dhacay togga Laag & meydad.

Puntlandtimes (Boosaaso)-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii hore ee maanta ciidanka Puntland iyo Alshabaab ku dhexmaray deegaamo katirsan Togga Laag ee duleedka Koonfureed ee Boosaaso oo ay ku sugnaayeen raggii xalay ka baxay magaalada Boosaaso.

Saraakiil ka tirsan xoogaga ciidanka Puntland ee ka qeybgalay dagaal maanta ka dhacay togga Girible ayaa guulo ka sheegtay dagaalkaas iyo inay horumar ka sameeyeen ka dabo-tagii Puntland ku samaysay maleeshiyaadkii xalay soo weerarey jeelka magaalada Boosaaso.

SAWIRRO

7 Comments

  1. الحرب علي الإرهاب سوف يستمر حتي يقضي الإرهابيين، ويعود السلام ويعم الامن والهدوء الي الشعب البونتلادي وارضه المقدس.

    تحتا بونتلادا

  2. ciidanka difaca puntlad guul iyo gobonimo garey hadey cadowgi xaley so weeran jalki weyn ee bosaso oo cashar lama filan u dhigdan ciidanki difaca puntland si aad iyo aad lo jabiyey oo maxabisdoda la qabdey meydkoda firsada maleshinagi alshab dacish waxa u shegaya wiilasha la qaldey oo wada qalocsan la mariyey dadkina so raca wiilasha la qaldey ha umaley meshan iney xamar tahay meshan wa puntland inthe house puntland waxa ku so xad gudba har cad bey cabeysah anigo ahmed mooye leydhaho waxa mar labada hamplyo u diyar ciidanka difaca puntland oo melkasta jogan guul iyo gobonimo guuleysda ciidanka difaca punland ka sara cadowga xunka melaha ku dhumanayo wiilasha la qaldey oo racey dad wareysan oo waxana ahan oo magacoda alshb dacish mantey jabka kudhacey adunka laga yabey tariikh bey u noqon alshb dacish bye

  3. ciidanka difaca puntlad guul iyo gobonimo garey hadey cadowgi xaley so weeran jalki weyn ee bosaso oo cashar lama filan u dhigey ciidanki difaca puntland oo si aad iyo aad lo jabiyey oo maxabisdoda la qabdey meydkoda firsada jidka yalo maleshinagi alshab dacish waxa u shegaya wiilasha la qaldey oo wada qalocsan la mariyey dadkina so raca wiilasha la qaldey ha umaley meshan iney xamar tahay meshan wa puntland inthe house puntland waxa ku so xad gudba har cad bey ceyrsan anigo ahmed mooye leydhaho waxa mar labada hamplyo u diyar ciidanka difaca puntland oo melkasta jogan guul iyo gobonimo guuleysda ciidanka difaca punland ka sara cadowga xunka melaha ku dhumanayo wiilasha la qaldey oo racey dad wareysan oo waxana ahan oo magacoda alshb dacish mantey jabka kudhacey adunka laga yabey tariikh bey u noqoneysa alshb dacish bye

  4. Soo qaada meydadkooda BOSSASO keena MIISHAARO II KEENA SURARKA AAN KAGA GOOYO SI AAN TABEELE U SURO OO QOFKII SOO AGMARANA DHAGAX UGU DHUFTO waliba dhagaxa u horeeya anaa ku dhufanaya. Way sixran yihiin kuwa dadkooda, Deegaan kooda loo adeegsanayo laga caqli badiyey si Deegaan koodu u dib dhaco. Reer bossaso amaankiina adkeysta horaa la’idin kugu tijaabiyey Hassan Daahir aweys inta burco laga soo hubeeyey 1993 maanta oo 2021 ah see bay ku dhacday sidani dadka Gobalka BARI la shaqeeya ciidan ka DARAAWIISHTA si jiirarkan gudodka loogu galo oo madaxyadooda TABEELE loo suro qofkii soo agmarana dhagax ugu dhufto shaatiga shaydaan ka ka qabta puntland.

  5. Hambalyo Hambalyo Ciidamada Puntland guusha deg dega ah ee ay ka gareen wuxuushtii Xabsiga ku duushay.
    aad ban ugu faraxsanahay inaysan ku nabad noqon meel baastii ay ka soo guureeyeen.

    Dhanka kale waxaa muuqata in sharciga Argagixisada Puntland you yahay mid jilicsan ma aha in xasiyada laga buuxiyo waayo iyaguba ciday qabtaan xabsi ma dhigaan marka qofkii argigixisnimadu ku cadaato ha dilo waliba ha loo dhiso xabsi gaar u ah oo lagu hayo inta la baarayo kuna dhex yaal Saldhig Ciidan ayna maamulaan Ciidamada Amnigu.

  6. Puntland lama qabsado taariikhdana laguma hayo cadow kusoo duulay Puntland oo aan dhabarka ka jabin. Guul ciidanka aan ku faano ee geesiyada Puntland, guul Madaxwayne xurmadle oo ah taliyaha ugu ssreeya ciidamada Puntland, guul shacabka Puntland ku bishaaraysta in cadogiinii xaruntiisu ahayd villa wardhiigley araxda laga jabiyay caawana ay oohin la fadhiyaan villa wardhiigley. Waxaan u jeedaa canaasiir badan oo nacayb ka Puntland ku caan baxday oo halkaan ku mashxaradayay markay maqleen dhacdadii yarayd ee xabsiga Bosaso in maanta naqasku kuwada dhagay qaarkood a wadnuhu istaagay. Inangumeed always inangumeed aakhirana inangumeed. Puntland seeftaa galka uga baxsan qoortaa laydin ka birayn.

  7. Puntland waxay u baahan tahay inay sirdoonka xoojiso oo cadowga ugu tagto meesha uu joogo, oo lakala dhantaalo inta aan weerarku dhicin, iyaga la weeraro inta anay soo weerarin, lakala dhantaala, loo diido salka inay dhigaan, madaxdooda iyo kuwa soo qorshaynaya weerarka la daba galo, telefoonkooda la dhegaysto, dadweynaha la wacyi geliyo. guushu waa taa, hasugina weerarkooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*