Ciidanka Somaliland oo la wareegey deegaamadii lagu dagaalamay ee Gobolka Sool.

Waxaa xaalad  deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Dhabar-Dalool ee  degmada Xudub ee gobolka Sool, halkaas oo malmihii la soo dhaafay uu dagaal khasaaro geystay ku dhex-maray laba maleeshiyo Beeleed.

Madaxweynaha Somaliland ayaa dhawaan amray in si deg deg ah loo kala dhex-galo labada maleeshiyo Beeleed oo isku heysta Ceel-biyood ku yaal degaanka Dhabar-Dalool, waxaana la sheegay in Soomaliland ay degaankaas geysay Ciidamo isugu jira Boolis & Millateri.

Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka oo ay la socdaan Guddoomiyaha Goblka Sool Cabdiqani Maxamuud Jirre iyo Saraakiil Ciidan, iyaga oo kala dhex-galay labada maleeshiyo Beeleed oo isku hr-fadhiyay degaanka Dhabar-Dalool ee  degmada Xudub ee gobolka Sool.

Guddoomiyaha Goblka Sool Cabdiqani Maxamuud Jirre ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka labada maleeshiyo Beeleed ee dagaalamay, six al looga gaaro Colaada soo laab laabtaya oo salka ku heeysa Ceel-biyood ku yaal degaanka Dhabar-Dalool ee Gobolka Sool.

Guddoomiyaha Goblka Sool Cabdiqani Maxamuud Jirre ayaa sheegay in Amniga degaanka Dhabar-Dalool ay la wareegeen Ciidamada Soomaliland , waxaana uu digniin culus uu u diray maleeshiyadka mar walba isku dila degaankaas.

35 Comments

  1. Illaahay hakala qaboojiyo, carruurta iyo dumarka dhibka gaadhay ayaan la malayn karin, sowtii lalahaa sheydaanka weyn waa la xidhaa Ramadaanka. Ciidamada waa soo daaheen, waxaa la doonayaa inta aan colaadda bilaaban ee sansaankeeda Ła arko in Ła kala dhex dhigo, early warning system must be stablished all the hot spots.

    • Somalia waa in Somaliland u aqoonsataa dal maxdax banaan sida uga dhaqsida badan beeskeedana waa in lagu badalaa gobalka laga soo jari doono ee sool iyo sanaag si ay u nooqdaan maamul gobaleedka 6aad . Si dadka halkaas ku dhiban uga xuroobaan mamulada puntland iyo Somaliland.

  2. Way Ku mahadsanyahiin ciidamada Qaranka Jamhuuuriyada Somaliland siday ugu gurmadeen Shacabkooga shaydaanku isku diray.

    Waxaan ugu baaqayaa dadka walalaha ah ee wada dhashay inay bisha ramadaan allahooga abuurtay ka cabsadaan oo isdaayaan.

    Thanks to Somaliland President of MBC!

  3. SALAAAMU CALEEKUM

    War cawaanka qaawan ha loo gurmado.. Dhulbahante habaar aa ku dhacay. Odayaal ma laha. Dhallinyaro ma laha. Siyaasiin ma laha. Culumo ma laha. Meel kasta weey taagan yiheen. Daasad lee wataa. Yaa ALLAAAH Wax siiyey. Xoogaaga ay soo helaana waa isku dilaan.

    Ariki meeyso hal nin oo ka hadlayaa danaha DHULBAHANTE. Mid kasta daasid lee sidaa. Maxaana? Qaad lee rabaa? Mafrash aan fadhiisto lee rabaa?

    War aaway danihii DHULBAHANTE. Qabiil kasta waa is-maamulay.. Wee kala socdaan. Mid FARMAAJO hoos fadhiya. Mida wuxuu hoos fadhiya MAJEERTEEN. Mid wuxuu hoos fadhiyaa IIDOOR.

    Hadii yaa idin maqan… Uduceeya DHULABAHTE..

    HADII LA YAABO YAASIINKA YAASIINKA
    HADII LA YAABO YAASIINKA YAASIINKA

    • Somalia waa in Somaliland u aqoonsataa dal maxdax banaan sida uga dhaqsida badan beeskeedana waa in lagu badalaa gobalka laga soo jari doono ee sool iyo sanaag si ay u nooqdaan maamul gobaleedka 6aad . Si dadka halkaas ku dhiban uga xuroobaan mamulada puntland iyo Somaliland.

  4. Masha Allah Tabarakallah.

    Madaxweeynaha Somaliland iyo Cidamada Somaliland haday yahiin Military & Police ba waaku mahadsanyahiin sida ugu gurmadeen dhulbahantaha isdilayaa oo ayagii laystusay.

    Cadaw aan ayaga dhexdooda ahayni ma jiro.

    Madaxweeynee muusee biixii cabdi waaku mahadsanyahay sida gurmadka degdega u gaadhsiiyay cawaanta cawaaantu dhashay oo geeel was ka ah. Allah mahadleh.

  5. Dhul-mahante & idoor wagaash isu daayaa.

    Dhulmahante waa dad idoor dulaystay oo jeebka ugu jiraan.

    Dhabayacana Dan kamaleh daarood kale & hartina Dan kamaleh.

    Idoor baa ale isbaday.

    • Wiil Waamo
      Ma jiraan wax la yiraahdo hartinimo iyo daaroodnimo, adego waxaad tahey ???, dhulbahante waxay la nool yihiin dadkooda , isku af iyo dhaqan was Somalilanders.

  6. Majeerteen markuu Dan leeyahay bay dhulbahante xasustaa, marka sacadku kusoo kibaaraa bay tolaay yaaa dhulbahante aheey yiraahdaan.

    Car waakuwaase walaahahogaa dhulbahate oo idoor marna kala dhex galaayo marna isku dirayaa haw gurmadaan.

    Idoorkaaba udhaama oo haba isku diree hadana dhex galayaaa oo kala qabanayaa oo Kala gaadhaya.

    Meedaay hartinimadii.
    Meeday daaroodnimadii.

    Yaabay oo amakaagay oo jahawareeray.

  7. AARKA SANAAG

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Aan ku saxo. MAJEERTEEN dan kaama laha. Dagaalkii LAASCAANOOD. 30 aad kaga dishay. 30 kaase xabad IIDOOR kuma dhicin. 30 kaas dhabarka aa laga toogtay. Ciidamadii uu watay XAABSADAY.

    Adeeroow, MAJEERTEEN ha aydeeen…. Eeud aaxba kama jidhaan. Adigo wax noqo. DHULBAHANTEE wax ha noqdo… MAJEERTEEN kuuma baahna. MAJEERTEEN waa dawlad.
    Adiga nina ha eedeen. DHULBAHANTE eedeey. DHULBAHANTE iyaga wax noqon waayey.

    Maantay maxaad isku leenaysaan. Xoogaa lacag ah oo loo soo dhiibay qaar idin ka mid ah, se ay xisooli darro ugu beeraan…. Hal hadaf aa ka dambeeya? IIDOOR oo soo gala dhulkeenii oo ay qabsadaan oo idin ku xukumaan… Fasaahaad iyo qudhun iyo geerisheen idiin keenaan.

    AAR SANAAG… runta ku hadal… Adiga is-eedeey… Dad kaa tashaday ha eedeeen.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • Barawani
      Waxaan rajaynayaa inay Dhulbahante akhristaan waxad qortay (MAJEERTEEN kuuma baahna Dhulbahanto MAJEERTEEN waa dawlad)

      • Somalia waa in Somaliland u aqoonsataa dal maxdax banaan sida uga dhaqsida badan beeskeedana waa in lagu badalaa gobalka laga soo jari doono ee sool iyo sanaag si ay u nooqdaan maamul gobaleedka 6aad . Si dadka halkaas ku dhiban uga xuroobaan mamulada puntland iyo Somaliland.

    • Barawani dulli, yaa ka fisqi xun, Baraawe, meesha qudha êe Somalia ilaa 1960kii guryo khaniis ka furnaayeen sow maaha, nin Hawiye ah oo Gaal Jecel ah oo Saną Yemen ku arkay baa ii sheegay inay xasuuqeen 1991 makhaaniida reer Baraawe oo xataa Masaajidka uga daba galeen, ma adagia ayaaba dad ah

  8. U DUCEEYA IN ILAAHAY DHIBKA KA QAADO WAA ADUUNYO DABA GADOON AH WALAALAYAAL MARKII QOOM IS DULEEYO ILAAHAY NA WAA DULEEYAA IN DULIGA ILAAHAY KA QAADO HORKALKA, XABAD KA DHEX RIDIDA IYAKA ILAAHAY IS TUSAY OO DAD KOODA U XOOG BADAN. AYNU U WADA DUCEYNO OO YEYNAAN WAX KA SHEEGIN WAA NAGU DHIBSADEENE FARAHA AYNU KA QAADNO KALI AH U DUCEEYA IN ALLAAH SIXIR KA, KHAMRIDA LAS’ANOD ,IYO DHIB KA ALAAH KA DULQAADO WAX WEYN BAA KA SI AH WALAALAHEEN EE BISMILLAHI RAHMANI RAHIM

  9. Barwaani Queen

    Naga aamus adiga dhabayaca miyaa tahay mise gabadh barwaaniyad oo dhabayaco qabto.

    Hadalkaaga & qoraalkaga waxa iiga baxay inaa tahay qof haween ah oo dhabayaco udhaxday oo reer baraawe ah.

    Sabab aa u dhex gasho oo u dhex boodo dhabayaco & dhulmahante amaba hartiga dhexdiis baaa qalad ah.

    Ku ekooow odaygaga Ku qaba ee madheedheen.

    Raalina iga ahoow hadaa kuu gaffay waa Bil Ramadane.

  10. Somalia waa in Somaliland u aqoonsataa dal maxdax banaan sida uga dhaqsida badan beeskeedana waa in lagu badalaa gobalka laga soo jari doono ee sool iyo sanaag si ay u nooqdaan maamul gobaleedka 6aad . Si dadka halkaas ku dhiban uga xuroobaan mamulada puntland iyo Somaliland.

  11. Reerkii tuula degaba dawlad ha loo aqoonsado, bal in Soomaalidu qanacdo. Waa ninkastaa madaxweyne rabaa, tuula kastaana aqoonsi dawladeed rabtaa. Tiihii reer benii israaiil bay ku jiraan ismana oga.

  12. Aarka Sanaag

    Kkkkkkkkk waaa u dhamaysay duqda barwaaniyada ah oo dhabayacada udhaxday ismooday.

    Libaaax aka Legend 👏👏👏

  13. Aarka Sanaag

    Saaxiboo mawaxa tahaya kii waroos ee asagana dhabacada ismooday ee AWLAL labaxay, kolay warsngali laangaab ah hadalkii waa leedahay.

    Inan gumeeed majeerteen Ku khafiifay umma xumid.

    • Puntlander
      Qolka kama maqni waa soon dhig magaca Puntlander aad walallaha warsangeli aad ku weerareesid . Dadnimo xumadaa ma waxaad caayi qeyb kamid ah harti hadana waxaad amaani qeyb kamid ah dhig dhiiglaawe sheegad ah

  14. QOLKAAN MAXAA NIJAASO WAX KU SOO QORTA
    CALI XARAARO
    CALI DAACUUN
    CAYAYAANKA BARAHA BULSHADA CBB
    IIDOOR WAREERSAN
    INAN GUMEED OO IDIL
    SAAMILEYDA NACEYBKA MAJEERTEEN
    INTAA AYAA QOLKAAN WAX KU QORA.

    • Wiil Waamo
      Somaliland aniga ma ahi laakiin
      Maanta waa Dowlad nidaam ISU Doora ta
      Halka Somali 30 sano is doorta ama Muqdisho nabadeeya
      Somalia Italiano waaa Fashilantay
      Somalia ba Somaliland baa Ka noool
      Xaasid nimo xey Tari
      Xaqiraad xey Tari
      Inan gumeedka ciilan waxaa Lagu aqoonsadaa cay uuun ..xaqiraad Uun
      Wikipedia Ka fiirso 600 oo military Forden Truk baa Sool kaliya Taal
      Iidoor xaa day ama xaqiraaad loogu Qaaada
      Waakuwaaas 480 km dhul daarood ah maamula we ciidank Kala dhex dhigayoz
      Wikea

  15. Dhulbahante khilaaf, midnimo la’aan maamul xumo iyo hogaan xumo baa halkaa dhigtay, tusaale meesha ceelkay ku dirirayaan ku yaal 2 meter baa biyaha lagu garaa markii la qodo may kuwa kale oo badan qotaan.
    Ilaahow Soomaali xaqa tus oo isku soo jeedi Ramadan-ka.

  16. Horta intan is reer cayi ma horumar bay in lagu gaaro moodeen. Miyaanay ogeyn reer kastaa leeyahay in xun, in wanaagsan, in tuuga, in muxsiniin ah, Alle ayey deeq, iyo xikmaddi u furan tahay. Qolyahan is dilayana yaan lagu gefin, sida wax u jiraan amaba wax u dhaceen Alle ayuun baa og, inaga waxa ina soo gaaray waa la soo wariyey.

  17. dhulbahante waa daad sharf ALLAH siite cebmaleh dadka eey dhale ayaa wax kaaha somalia waxaas qurxda badan ayaga dhale nasiib badan nin kii hooyadis tahay dhulbahante ha laga xishoodo gubta tankale waa aahkiro saman sareeyaba hoose

  18. dhulbahante waa daad sharf ALLAH siite cebmaleh dadka eey dhale ayaa wax kaaha somalia waxaas qurxda badan ayaga dhale nasiib badan nin kii hooyadis tahay dhulbahante ha laga xishoodo gubta tankale waa aahkiro saman sareeyaba hoose

  19. dhulbahante waa daad sharf ALLAH siite cebmaleh dadka eey dhale ayaa wax kaaha somalia waxaas qurxda badan ayaga dhale nasiib badan nin kii hooyadis tahay dhulbahante ha laga xishoodo gubta tankale waa aahkiro saman sareeyaba hoose

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*