Cumar Cabdirashiid oo ka digey xaalad Soomaaliya wajahayso.

Cumar Cabdirashiid oo qoral soo dhigay Bartiisa ayaa waxaa uu sheegay in sababaha shirka loo fashiliyay ay tahay in la sameeyo muddo kordhin an heshiis lagu aheyn.

“Ujeedada laga leeyahay in la carqaladeeyo wadahadalada su ay u burburaan  waa  kordhinta waqtiga hay’adaha dowladda, iyada oo uusan jirin heshiis siyaasadeed oo taageeraya, waxayna kaliya halis ugu jirtaa inay keento xasillooni darro iyo kala qaybsanaan ayu yiri” Cumar Cabdirashiid.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay  arrimahaan oo kale lagula xisaabtamo hoggamiyeyaasha ka hor inta aysan xaaladdu sii xumaan.

Warkaan kasoo baxay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli shalay uu asfjil ku dhamaaday shirkii Afisiyooni, isla markaana ay isku eedeeyeen Villa Soomaaliya & Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

6 Comments

  1. WAR DAACUUNKAN YAA DADKA KA AAMUSIYA XALWEYSTE. CUUUC IYO CAAC LABO AYAA U FURAN DENI CALOOLEY IYO KOOXDISA INEY SAXIIXAN HASHIISKI 17 SEPTEMBER AMA DHAHAAN DOORASHADA KAMA QEYB GALEYNO

  2. Waxaan la yaabanahay dadka wax ka dhegaysanaya Cumar Cabdirashiid, maal into sanaterka loo doortay ilaa maantay, shir kama qayb gelin, Xamar ma iman, wuxuu u shaaeeyaa UAE iyo Kenya, waa ninki shilimaadka ku qaatay in bada soomaaliya Kenya siiyo., mar aan dhoweyn xeer ilaaliyaha qaranka ayaa da wada kooxda shilimaadka ka qaatay Kenya in maxkamad la saaro.

  3. QOLKAAN CAYAYAAN BADANAA ( C B B).
    CAYAYAANKA TAGEERA FARMAAJO WAA DADKII SOMALIYA UGU AKHLAAQDA XUMAA.
    WAXAAN MAQLI JIRAY KACAANKII SIYAAD BARRE GUULWADAYAASHI TAAGEERI JIRAY WAXAA UGU BADANAA NAAGAHII JIRKOODA IIBSAN JIRAY IYO RAGGII XUMAA.
    HADDA CAYAYAANKA BARAHA BULSHADA WAA DASKII BILAA AKHLAAQDA AHAA CAJIIB.

  4. Nidaam ayuu ka hadlayaa xeer hoosaadka senators wuxuu leeyahay 90 casho senators kama maqnaan karo fadhiyada Senators 4 sanno 1 maalin ms imaan.Nidaamka dawliga kanoo kale ayaa ka hadlaaya.
    Sow waajib saaran ma ahan inuu dadka tuso inuu dad matalo dadka u shaqeeyo?
    Ogow ma caayin wuxuu yahay kaliya ayaan ku sheegay

    Qardho hadduu metelo ma sidaan buu ku matalaa?Fowdadaan ayuu dalku ka socon la yahay

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*