DAAWO: Xildhibaan Jeesaw oo weeraray Faroole,”Waa lagu soo qabanayaa ciidankuna Burtinle ayey Marayaan”

Puntlandtimes (MUQDISHO)-Xildhibaan Daahir Aamin Jeesaw oo katirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa ka jawaabey hadal ka soo yeeray madaxweynihii hore ee Puntland ahna senator katirsan aqalka sare ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole.

Xildhibaan Daahir Aamin Jeesaw oo weerar ku qaaday xildhibaan Faroole ayaa waxa uu sheegay in Faroole uu khaldan yahay isla markaana  uu yahay shaqsi aan rabin dowladnimada iyo jiritaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ciidanka xoogga Soomaaliya ay hadda ku sugan yihiin duleedka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal isla markaana ay soo qaban doonaan Senator Faroole oo uu ku eedeeyey inuu dhibaato ku hayo maamulada taageersan dowladda Soomaaliya isagoo taageeraya Jubbaland iyo Puntland.

DAAWO

13 Comments

  1. kkkkkkkk hadalka inan gumeed jeesaw waxuu bahdil ku yahay inangumeedyadii u dhashay puntland oo farmaajo u guulwadeenayay bal car wakaase ee jeesaw ha u jawaabeen oo ha dhaheen maxakimtii ad shegatay asmara ay ku danbeyeen ,kadib markii bandiilerley lagu jabshay waxayna dhaleen argagixisada shabaab,,gaaljeclna waa inan gumeeedyo soomaliya aan ka dagin 1 magaalo,farolena waa laandhere magaladiisii garowe shaah ku cabaya ee laga roone jeesaw matagi karaa hiiraan ?

  2. JEESOOW !!!!!

    Horay baa loo yiri.
    Gaaljecel Qiyaamana ma jiro Qaabna uma noola!

    Nimankii Ilma Saleebaan ahaa maanta malaha waxaay marayaan, meeshii uu ninkii CIISE isku dooxay, markii rag laga rooneyaal ah looga sheekeeyey! Kkkkk

    Jubaland 5ta beelood ee Soomaaliya way u simanyihiin kulahaa!!!

    Waxaas HARTI baa ku beeray Jubaland, iyagoo Ogaadeen ku xumeeynaya!

    Muxuu Daarood eeday, dhagar aad maleegteen, illaa iyo Daraawiish!!!

  3. JEESOW WAA LA JAWAABAA BUU MAQLEY. WAX ODAYGAAN LAMA GOOS GOOSAN KARTID EE KA HAR. FEDERALKIISA IYO DASTUURKIISA HAKA TAABANINA HADII KALE MAR WALBA WUU HADLI ADNA WAAD U JAWAABI

    • Faroole in Umada Soomaliyed laga Qabtaa waa Arin aad muhim u ah Waana Musiibo Dalka joogta oo aan Qabyaalad mooyaane Inaba Wax wadaniyad la dhaho lahayn Waxna Aysan Deeqin oo xataaa Puntland marku madax waynaha ka Ahaa waa Ninkii Keenay in dhagxaanta Loraro wadem shisheeye markuu waxkale dhameyey markaa maanta in layska qabtaaa Dhaman Umada Somaliyed danbaa ugu jirta Mi fahansan
      midan Fahansanayn iyo Qabyaalad Dilootay oo Qabiil sida A A Xade oo kale

  4. Waxaan marqaati ka ahay caqliga Faroole in uu ku jawaab yahay hadalka Jessow, Jeesow ma xikmad badna waxaa uuse fariid ku yahay in uu u jawaabo fAROOLE.CIRMI QAATUMO AYUU KI JIRAA JIDKEEDNA MA AHAYO sOOMAALI IN UU KALA DIRO AYUU DOONAYAA, WALIGIINA MAXAMED SIYAAD BARRE AYUU LA SHAQANEYSNAYAY ILAA UU DALKA ISGA CARARO

    • Ali Faaraxoow ma waxaad ku jirtaa kuwa qaba Jeesoow. Waad ogtahay in Jeesoow khaniis yahay ee ma xisbigiisa ayaad adna gashay. U sheeg Jeesoow, Faroole ragga ma waso ee adigu Jeesoow u was.

  5. Jeesow nina ma aha naagna ma aha, wax u dheexyana ma ma aha. Intaa waxaa u raaca waa inan gumeed aan xishood iyo diin mid laheyn.
    Wax uusan shaqo ku laheyn waxna ka badli karin ayuu dalag yiraada. Lkn waxa ka liita kan diqsigaas buu buun buuninaya. Dhib ma leh waa dhaqan cusub oo guntu ay la yimaadeen.

  6. Jeesow adigu khaniis baad tahay u baahan in dabada laga dubeeyo waana lagaa dubaynayaa saarka ku hayana waa lagaa tumaya. Inangumeed inangumeed dhalay Gaaljecel adigoo ah ayaad afkaaga qarmuun ku taagaysa dadkii aabayaashaa adoonta u ahaayeen waa duni aakhirusaman in maanta inangumeed inangumeed gun ah uu gobta soomaaliyeed afka uraya ku taago. Adeer ciidanka aad sheegayso iyo ini fargaajaha dabada kaa dubeeya iyo inangumeedo oo dhami haday isu tagaan oo is urursadaan Puntland ma hawaysankaraan xamar taa aad joogto waa kuwii reer Puntland kuugu yimi oo futada kaa laaday inangumeed yahow inangumeed ku dhalay.

    • Jeedo sow ninkii yiri maaha ragu ha is guursado halagu daro tasduurka doqon dabadhilif ah farmaajaa wuxuu yiri hadii aan Soo noqdo waxaan kaa dhigayaa wasiirka war faafinta kkkkk

  7. WAR MAXAA QANIISNIMADDIISA IDIN BARAY HADIINAAN QANIISIIN AHAYN ADINKU. ILAA QANIISYADU AYAGAA IS YAQAANE. MIDA KALE ODAYGU ASAGU MUXUU SAAS UGU HADLAY HADUU CAQLI DHAAMO JEESOW. SIYAASADA QABYAALADU WAA NOOCAAS MACNO IYO WAJI MA LEH.

  8. @MAHAMAMED NUGAAL JEESOW ISAGAA AFKIISA LAGA HAYAA, FICILKIISANA LAGA HAYAA WAA ISAGII BAARLAMAANKA UGA OLOLAYNAYAY IN LABA NIN IS GUURSANKARAAN MANA AHAN WAX QARSOON.DHAQAMADAAS XUN XUN EE JEESOW IYO KHADIIJA DIIRIYE OO IYADUNA LESBIAN KA U OLALAYNAYSAY WAXAA LA ARKAY INTII DHOOHANE INI FARGAAJO DALKAN MADAXDA KA NOQDAY. INI FARGAAJO QOLYAHAAS JEESOW SAAXIB DHOW AYUU LAYAHAY QUDHIISANA FARBAA KU GODAN.

  9. SIYAASIYIINTA SOOMAALIYEED WAA IN AY KU DEYDAAN FARMAAJO OO KU DHAQMAY ARINKII AHAA (AF DABOOLAN WAA DAHAB ) .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*