TOOS U DAAWO: Khudbadda madaxweynaha Puntland ee barlamaanka & mowqifkiisa Somalia.

Puntlandtimes (GAROOWE)-Madaxweynaha Puntland ayaa hadda khudbad ka horjeedinaya xildhibaanada golaha shacabka ee Puntland, xilli uu dhowaan ka soo laabtay magaalada Muqdisho oo uu kaga qaybgalay shirar fashil ku soo dhammaaday.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa barlamaanka u jeedinaya khudbad uu diiradda ku saarayo shirarkii Muqdisho, fashilka kulamadii ka dhacay Teendhada Afisyoone, xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo mowqifka Puntland ee muddo kordhinta loo sameeyey DFS.

TOOS

7 Comments

  1. Wasalamaya dhaman dadaka reer puntiland .
    Waxan leehaya shacabaka reer puntland ninki dida fadaraliga Waa in uu goosta Goobolkisa oo ku tarasado faramajo.
    Waad mahadsantin.

  2. DENI CALOOLEY IYO KOOXDISA ARAN JAAN EE maxamuud salabeen xaare xukun jecel ceeb iyo fashil ayaa ku dhacay waayo siyaasada maxamuud salabeen xukun jecel waxeey 22 sano ku dhisneed boob siyasadeed ama burcad siyaaseded isamaqiiq iyo boor isku qaris. Farmaajo ayaa waxuu yiri, we will put you where you belong dogs. 22 sano wax laga dheefay majiraan anan aheen.

    A) xoolaha dadweynaha oo la dhaco

    B) Shilling leyska soo daabacdo laakin maanta dadweynaha reer Puntland wey diiden.

    C) Siyaasada Puntland oonan qeexneyn ama cadeen maxamuud salabeen xaare xukun jecel waxeey caan ku yihiin LUGNA INTA LUNGANA XAGA .

    D) Xukun si foolxun loo raadiyo
    MARKII XAQIIDA LAGA HADLO DADKA REER IYAGAA DHISTEY PUNTLAND WAAYO WAA DAD OSKU TASHADA. 22 SANO UGU DANBEYSAY PUNTLAND HOGAAMI FIICAN MA SOO MARIN.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*