VIDEO: Puntland iyo Jubbaland oo ka jawaabey eedayntii wasiir Dubbe eedeeyeyna M/weyne Farmajo.

Puntlandtimes (MUQDISHO)-Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray xukuumadda Soomaaliya, waxanaa ay sheegeen in burburka shirka uu sababteeda uu leeyahay madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Farmaajo oo sida ay sheegayn diidday inuu wareejiyo awoodda maamul

Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade oo ku hadlayey afka maamulada Puntland iyo Jubbaland ayna hareer joogeen wasiiro kale ayaa sheegay in shirka uu sii socon doono balse Farmaajo uu caan ku yahay in uu cararo.

” Anagu shir xirmay kama war heyno, Farmaajo isagaa raba inuu shirka ka cararo sidii dhuusamareeb”ayaa yiri Wasiir Timacade.

14 Comments

  1. Cajiiiiib!!!!!!!!!

    DAAROOD wuxuu ku sifoobay maah maahdii ahayd, Hashu Geedka Ma Daaqdo, Lagamana Daaqo!!!!

    War Soomaaliyeey Dalkan Taladiisa DAAROOD si duuduub ah ha looga mamnuuca!!

    Daarood waa Qabiilka kali ah ee Soomaaliyeed ee xitaa Madaxweyne ka dhashay Gacantooda ku dilay!!!

    Sida Muuqato, Cuqubo Waayeel ayaa shaqeeysaneysa!!!!

  2. Ini fargaajo isagaa shirka ka cararay kadib markuu u adkaysanwaayay dooda madaxda Puntland iyo Jubaland ileen waa shaqsi afgarooc ah oo aan rag dood la gali karine, ini fargaajo waxa uu jecel yahay meel looga sacbiyo inuu tago uma samaysna shaqsi rag hor fariisan kara waa dhoohane authism qaba oo handcup ah. Sidii dhaqan ka u ahayd ini fargaajo shirka ka cararo markuu u adkaysan waayay dooda Madaxwayne Axmed madoobe.

    • Onkodoow, bal adigu is feeri oo akhri waxaad qoraysid. walaale waad jirantahaye daawo raadso.
      his name is Farmaajo dogonyahow.

  3. Ķkkkkkk war farmaajo iyo dowladiisa idinka carari maayee ee xaragiina ayuu xalalsanayaa kkkkkk wuxuu yiri waxay diideen heshiiskii 17 septemper aysaxiixeen . hadaba labo mid ah ayaa idin heysa, 1 in aad heshiiskaas ay saxiixaan ama diidaan kkkkk meesha looma joo shaah cabin kkkkkk

  4. Safiirka Dubai u fadhiya xalane mr saciid Dani iyo Ahmed kinyaati, Dubai shaqdey u soo dhiibtay Safiirkeed xalane u fadhiya intuusan hashiis galiin saas ku socdo 10 malayan ma hellaayo

  5. Waa howl u taal HAWIYE iney yeelaan GUMEYSI wiil aan dhul laheyn oo ciidan reerkiisa sameystey. Runta ayey tagin goor dhow.

    • BWB, heedhe, maxaad kaheli dagaal. xageed kumaqnayd sodonkii sano. Gumeysi baan ridayaa xagee bay dad iyo dal dhigtay, ilaa Faramajo ka yimid. Meeshi lagu riday baa hada laga soo saaray. Haday hada ku dhacdana, dee meeshi laga galo cirku markuu soo dume ayaa laga wada gali.
      So bring it on. Gumeysi la dirir kuye. Agaa!

  6. Ini fargaajo isagoo dulaysan oo bahdilin ayuu foolxumo ku bixin warkaas iga qora. Maantay waa loo quus gooyay isagoo ooyaya ayuu carar kaga baxay teendhada hoogiiisii iyo halaagiisii ayuu joogaa maanta ini fargaajo. Somaliya nina nin xoog kuma haysan karo ini fargaajo hawiye xoog kuma haysan karo fartaa loogu yeerin isagoo urayana dalkan wuu ka bixidoonaa

  7. NASASHO AYAAN AADNEY KUYE Callaacal looma baahna zanzibarkii tolka sheegtayow deni ee wax diid ama waxaad saxiixday ogolaw sirraq ayaad ku jir TAA KKKKkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*