Puntland oo maanta ku dhaqaaqaysa fulinta go’aamo muddo dheer la sugayey & qabashada doorasho.

Guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka daahfuri doona diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada hordhaca golayaasha deegaanka saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Uffeyn.

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa socon doonta tan iyo 29 bishan May, waxaana laga sameyn doonaa in ka badan 40 goobood oo ka tirsan saddexda degmo, waxaana wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ugu baaqday dadweynaha degmooyinka Eyl, Qardho iyo Uffeyn in ay u diyaar garoobaan diiwaangelinta si ay codkooda u dhiibtaan una doortaan matalayaashooda golayaasha degmooyinka.

Guddiga ku meelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa ololaha wacyigelinta iyo tababarada shaqaalaha diiwaangelinta iyo kuwo korjoogteynta, xilli ururada siyaasadda Puntland ay degmooyinka ka waday wacyigelin la xiriirta diiwaagelinta dadweynaha.

3 Comments

  1. SALAAMU CALEEEKUM

    CONGRATULATIONS… CONGRATULATIONS …

    PUNTLAND is the model of the Great Somalia. They are leaders for peace, democracy, federalism, prospertity.

    Electoral role is under process… Roles for the elders will be ceased. The voice of the people will work.

    All PUNTLAND youths (boys and girls) are called on to wake up and go to the election and seek the highest number of Partilimterial seats.

    We wish the Population of PUNTLAND peace, tranquility, prosperity and progress of every aspect.

    ALLAH BLESS PUNTLAND
    ALLAH BLESS PUNTLAND

  2. SALAAMU CALEEKUM

    Maantay waxaan u duceenaa reer PUNTLAND:

    ” اللهم بارك أهل بونتلاند في ثمراتهم (فوح وبييو) ، وبارك لهم في مدنهم وبارك لهم في صاعيهم ، وبارك لهم في جميع
    مناطقه”.
    اللهم أني أستودعتك وطنهم وأهلها، أمنها وأمانها، ليلها ونهارها، أرضها وسماءها، وإسلامها . . . فأحفظ بوتلاند ربي من الطغاة وكل من يريد بها سوء . . . . ومن تعدا عليك وعلى رسولك . . . وأرنا فيهم عجائب قدرتك . . . . اللهم إنا نستودعك رجال وطن بونتلاند ونساءها وشبابها وأطفالها و أموالها يا من لا تضيع عنده الودائع” يا ودود يا ودود يا ذي العرش المجيد يا رب.
    اللهم آمنا في أوطان بونتلاند وأصلح أئمتهم وولاة أمورهم وأيد بالحق إمامهم (الملك سعيد دني ) وولي أمرهم وهيء لهم البطانة الصالحة التي تعينه على الخير.
    اللهم وفقهم وإخوانهم وأعوانه لما فيه خير البلاد والعباد يا ذا الجلال والإكرام.
    اللهم من أراد بلاهما وبلاد المسلمين بسوء فأشغله بنفسه ورد كيده في نحره وأجعل تدبيره تدميرا يا سميع الدعاء.
    اللهم إحفظ بونتلاند وبلاد المسلمين من شر الأشرار وكيد الفجار وشر طوارق الليل والنهار.
    اللهم إحفظ بلادهم من عبث العابثين وكيد الكائدين وعدوان المعتدين.

    PUNTLAND doqon kasta iska soo haweesanaysaa… Nacas aan aqoon baa PUNTLAND habaarayaa ama caynayaa…

    Laakeen waa u duceenaynaa… in ILAAAHEEY axfido oo tubta toosan ku hagaajiso..

    WALAAAHI GABAYGII KHALIIF SHEEKH MAXAMUUUD aan soo xasuustay:

    ** Majeerteen Ilaah wuxuu ka dhigay,malab sidiisiiye
    ** Sidii miraha dhoocaan ka baxa, muudsay aadmiguye
    ** Nin waliba wuxuu mihindisaa, inu magawshaaye.
    ** Agoon maalki laga qaaday oo, meel kastaba jooga,
    ** Maraykaanta naagaha qaboo, madaxa loo saaray
    ** Oo mudanayaashii jeclaa, mooska laga yeeley.
    ** Dadku mowdka wasyka ogyahoo, Maalig baw qoraye,
    ** Meydkiyo raqdoodii miyaa, laga dul maansooday!
    ** Sidii wax aan Muslim ahayn miyaa, muxubbo loo laayey!
    ** Madfaciyo rasaastii miyaa, meel kastaba gaaray!
    ** Kulli miraha Daarood miyaa, keen isugu miirmay!
    ** Ma kuwaan Hartiga moodayaa, soo mashxaradaayay!
    ** Maangaab Dhulbahanta ah miyaa, nagu maraabeeyey!
    ** Margaguufyadii hore miyaa, muruqa noo tuujey!
    ** Muhanniga Ogaadeen miyow, mabay xumaanteenna!
    ** Warsangeliga maahee dadkii, mayna wada meershey
    ** Inkastay bahnimo muujiyeen, sooma mayl bixine
    ** Malkadaan ka sugayiyo ma iman, mowshinkaan rabaye;
    ** Hadday ficil maqiiqaan warmuhu, nama muquufeene
    ** Macag iyo Xadeed bay idaha, kaga maceeshaane
    ** Macna ineeyan noo tarin miyaa, meeshi ka caddaatay!

    War ABTIYAALOOOOOOOOOOW, hurdada ka kaca.. oo indhaha fura.. cadawgo waa badan yahay.. dir iyo daarood, qolo idin bixinaysaa ma jidho..

    Abtiyaasheey, inta ay faanka ku maqan yiheen, ayaa talada laga hoos bixinaa…

    ALLAAAAAAAAAAAAH YAXFADAKUM

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • Is it a process of IMITATION of what is GOING ON in Somaliland?
      Saaxiib, ma ku dayasho waxa ka socda Somaliland?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*