DAAWO-Qaab noocee ah ayaa Muqdisho loogu soo dhoweeyey madaxweynaha Puntland.

Puntlandtimes (Muqdisho)-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya iyada oo siweyn loogu soo dhoweeyay .

Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa wafdiga kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Muqdisho kaga qeybgalaya Shirka wadatashi ee looga hadlayo dardargelinta Doorashada, kaas oo ay yeelanayaan Golaha wadatashiga doorashooyinka dalka oo uu kamid yahay.

Horay waxaa Magaalada Muqdisho u soo gaaray, Madaxweynayaasha, Jubbaland, koonfur Galbeed, waxaana sidoo kale saacadaha soo socda la sugayaa Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle iyo Galmudug.

16 Comments

  1. Maxaa laga Soo dhaweyn jawaankaas xaarka ah,berri Baad arki isagoo sidii dhoocil maseersan inyow ku haya dhuusaweyne.

  2. Bal ila eega magaca uu wato daanyeerkan waa wixii u qabay xoroobeen 1991 caqliga dabada laga galshay yaad qaldin waa 2021 and get the technology to protect our people get the f*** outa here and jubaland name mother f***** yahow shaatiga shaydaan ka gashan.

  3. HAYE WAR ILEEN ADAA WAX ARKAY “DANIEL ZINZIBARI MA DENI BAAD KA WADAA? BAL INOO SHARAX WARBA ADAA HAYEE DAANYEER YAHAY SHAATIGA SHAYDAAN KA GASHAN

  4. Ninkaad soo qaatey magaciisa ah (Jubaland) waa ceeb iyo fadeexad aflagaado badanaa inkaar badanaa.
    Magaca uu wato baldaya.
    Waa xaasid, waa faqiir.

  5. Canaasiirta ini fargaajo ee aabahood uu Dani qoorsagaaro ku ceejay wali way ooynayaan mana samrin. Ini fargaajo waa lawasay waana la garaacay naf loogama tegin ee samir yeesha. Dani waa mauulka ugu sareeya somaliya.

  6. Inangumeed inangumeed dhalay wada caac leh ayaa halka iiga muuqda. Ini fargaajo waa bakhtiyay wiilkaa Dani ee xariifka ah ee laandheeraha ah ee kuwa talin jiray ah ee kuwii aaabayaalkiin qaawin jiray ah aya qaawiyay ini fargaajo oo foorarshay waana u naf baxay ka dib markii sabiishu dilaacday ilkayar waxaa loo abuuray inay xoolaha majeerteen raacaan, Daarood yar yarena waa ka daalik

    • Ina laandheere,walaashay liiskeeda intee Buu sheer yahay? Gaalkacayo illaa boosaaso? ninka guursaday ama guursan doono ayaa ku dhib qabo

  7. Daniel Zinjibaari, Geedo ama dhirta ayaa 24/7 SI xoog ah ugu shaqaynaysa SI ay u Soo saaraan Oxsajiin uu kuneefsado,kaligii maa aha bani’aadamka oo dhan ayey dhirtu u suubisaa asxaankaas,waana uga mahad celinaa(Allah ayaa sidaa ku mahadsan) laakiin Daniel Zinjibaari waxay ahayd in uu dhirtaas raalli geliyo,waayo Uma uu qalmo,dhirtii baa ku khasaartay dulligaas dulligu dhalay,oo sida dhoocishi maseerka u dhimanaya

  8. JUBBLANDER ALLA MAXAA ADIGA IYO AABAHAA IYO HOOYADAA CIIL IYO CUQDAD AAD HABEENO BADAN KU SEEXATEEN INAN GUMEED INAN GUMEED DHALAY WALIBA HADDANA AY DHASHAY HOOYO INAN GUMEED AH KKKKKKKKKK.

    • Anigu dameerkaas Dani Zinjibaari baa la hadlayey awsaakhdiinnan yar yar xagee Baad igala qaaddeen? nacallaa sinjiyaddiinna ku yaale, maa zinjibaariyiin baa tihiin?

  9. JUBBLANDER INAN GUMEED CUQDAD KU SOO KORAY INAAD TAHAY UNBAA LA SHEEGTAY.
    WAAYO NIN NOLOSHA KU FARAXSAN MA CAREYSNA LAMANA SOO KALAHO CAAY NIN MADAX OON AQOON.
    CARADAADA IYO INAN GUMEEDNIMADA ALAHA KUU SIYAADIYO QOFKA LAANDHEERAHA OO NOLOSHA KU FARAXSANA FARXADA ALAHA U SIYAADIYO AAMIIN.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*