DEG DEG: Puntland oo toogasho ku fulisey 18 katirsan Alshabaab iyo mas’uul ka hadlay.

Puntlandtimes (Galkacyo)-Puntland ayaa shaacisay inay saaka barqadii dil toogasho ah ku fulisey 18 nin oo katirsanaa kooxda Alshabaab oo ay horay maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Puntland ugu xukuntay dil, sida uu xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland

AKHRISO QORAALKA GUDDOOMIYAHA

#Allaahu_Akbar

Waxaan hada ku fulinay Xukunkii Maxkamadeed 18-kii xukumane ee ahaa Shabakadii ugu waynayd Ururka Argagixisada Al-shabaab ee mudada 13 sanaa dhuumashadaa iyo sida Arxan darida ah ku laynayey Bulshada Magaalada Gaalkacyo.

Xukunkan Maxkamadeed waxaan ka fulinay Magaalada Gaalkacyo, 18-kii Xukumane Waxaana marinay dariiqii ay mariyeen haldoorka-yagii oo ahayd inaan ka gudno Qisaasta.

ka maamul ahaan waxaa fulay mid kamida yoolashii aan ka lahayn inaan kaga sifayno Ururka Argagixisada Alshabaab guud ahaan Gobolka Mudug, intaan ka xasuusano waa tiradii ugu badnayd abid ee soomaaliya oo halmar goob fagaaraa lagu toogto, waa maalin taariikhiya maanta oo dhaxal wanaagsan oo ay ku faani karto unoqon doonta Magaalada Gaalkacyo.

12 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    Baga, baga.. laaya waa cadowga shacabka soomaaliyeed. Waa cadowga diinta islaamka.

    Sidee dadka u laayeen, waa in loo laayaa.

    CONGRATULATION TO PUNTLAND STATE…..

  2. Inkastoo aan aad uga xunahay in la khaldey oo badan kiod caruur ahaayeen, oo looga faa
    Iiseystey diin’la antooda, jaahil jina dooda iwm, balse wey mudan yihiin in la dilo i kastoo aan heclaan lahaa in qaarkood la isicmaalo si dabal gar dheer loo sameeyo

  3. ALHAMDU LILAAHI RABIL CAALAMIIN ILAAHAY AJAR IYO XASANAAD HA IDIN KA SIIYO. XAKAMEEYA KUWA DIINTEENA SUUBAN SHAATIGA SHAYDAAN KA U GASHTAY OO QOF MUSLIM AH DILAYA DIIGIISA BANEYSTAY SHARCIGA ISLAM KA MARIYA. ILAA 1993 MARKII SNM IYO USC U SOO GASHTEEN SHAATIGA SHAYDAAN KA QABIIL IYAKOO HUWAN DIINTEENA SUUBAN EE SNM KA SOO HUBEEYEEN BURCO SOONA GELIYEEN BOSSASO IYAGOO HUBAYSAN QALDAYNA DHALIN BADAN EE AAN FAHAMSANEYN ORANA KARI WAAYEY WAR ORDOO KA BILAABA DEEGAAN KIINA EE UGU YEEREEN β€œAKHWAAN” ILAA SHALAY BAY INAGU SOCATAA BUR BURIYO TOWERS KA ARGAGIXASADA ISTICMASLAAN EE SNM IYAGANA EE LOO YAQAAN SOMTEL DHULKA DHIGA AMA KUWA DEEGAAN KA LAGA LEEYAHAY EE AAN SRGAGISO ISTICMAALI KARIN. WAA KA XUMAHAY INAANAN JOOGIN MEESHAAS SIDA XAQA AH LOOGU FULIYEY SHAREECADA ISLAAMKA XABAD KUMA KHASAARIYEEN DADKA DHANA WAA ISKU SAARI LAHAA SAY U ARKAAN SUR KA GEYTOODA TABEELE LOO SURI LAHAA MADAX YADOODA SI QOF KASTA DHAGAX UGU DHUFTO. YAAN LAGU XABAALIN QABUURAHA ISLAM KA WAA TALADEYDA UGU DANBEYSA.

    • SNM BAA KANI KU WAASHAY, MUXUU BEEN ISKA DHAADHICIYEY, 21 KA LA DILAY NIN KAMA MID AHA DADKA SNM TAAGEERI JIRAY, FAQASHTII BAAD TAHAY, URAYSAY EE WADDANKA LAGA SAARAY ILAA XERYAHA QAXOOTIGA, SNM IYO USC ARGAGIXISO MA AHA, ARGAGAXISADO WAXAY AHAAYEEN, HANGASH, FAQASH, DHABAR JABIN, HARIMACAD IYO SHABEEL, DUUFAAN KUWA LA BAXAY EE SHACABKA BAQDIN GELIN LOOGU BIXIYEY MAGACYO XAYAWAAN, SNM & USC INAAD NECBAATO WAA DAW, WAAYO AWOODDA DALKA CIDDA ISKA LEH BAY KU TUSEEN ( IRIR SAMAALE)

  4. Maalin caddaaladeed iyo nafis ayey u tahay agoonta, armallada, iyo waakidiinta ay dadkoodii gumaadeen argagixisada arxanka daran ee ku andacoota inay doonayaan inay dabaqaan Shareecada Alle laakiin marka aad eegto ficilladooda aad fahmayso inay yihiin camiillo shisheeye u shaqeeya. Waa kuwa hoogga iyo burburka ku bartilmaamaysta degaannada Soomaalida qaarkood isla markaana ka cafiyey qaarkood. Waa kuwa aan weligood u tallaabin oo cag dhigin, hal rasaasna ka ridin xadka dhereran 1500km ee u dhexeeya Somalia iyo Itoobiya — halka ay qarax iyo burbur ka geysteen ilaa Nairobi. Dagaalkoodu wuxuu ku salaysan yahay siyaasad, qabyaalad, iyo u-adeegid shisheeye.

    Markii aan daawaday wareysigii gacan-ku-dhiigle Gujis waxaa ii caddaatay in waxa dhiirrigalinaya dhallinyarada dadka laysa ay tahay dhowrka boqol ee dollar ee abaalgudka loo siiyo markii ay dadka aan waxba galabsan khaarijiyaan. Sow ma aha wax layaable in urur ku andacoonaya hirgalinta Shareecada Islaamka ay kireysanayaan assassins dadka khaarijiya! Maxaa lacagta loogu abaalgudayaa haddii ay Alle darti wax u laynayaan?

    Dhallinyaradan la toogtay waxba beddelimayso inta ay badqabaan fuleyyada sida dumarka indhaha shareeran ee iyaga soo diray iyo kuwa kuwaas kasii sarreeya ee aan la aqoon cidda soo amarta ama ay u shaqeeyaan. Al-Shabaab waxaa loo aasaasay in aan dadka iyo dalka Soomaaliyeed weligood burbur iyo qalalaase ka bixin isla markaana la helo marmarsiinyo lagu joogo dhulkooda, baddoodana la xaalufiyo laguna shubo sunta haraaga nukliyeerka, ugu dambeyntana la gaarsiiyo heer ay Amxaaro iyo Itoobiya qabsadaan oo leqaan.

  5. @JIRRAC

    Imisa SNM ah baa Ku jidha iyo imisa warsangali ah?!

    Tawaawacaagaa wxn Ku arkaa Allsanaag.com

    SNM SNM SNM SNM ..qof dumar ah na inaa tahay halakaas Ku arkay.

    Kawaran YUBBE iyo ciidankii SNM

    πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  6. HA I SUGI WAAYIN INANKA SNM YUBE ANAA HADA SHAAH KU CABAYA KAALAY MFKER YAHOW XIRAN SHAATIGA SHAYDAAN KA GO BACK TO SLEEP AND WHEN YOU WAKE LEARN HATE WITH YOUR FOLLOW SOMALIS FROM SAHRA HALGAN AND FAISAL FATAAL SCHOOL OF HATE GET THE FUCK OUTA HERE AND STOP πŸ›‘ QARAX YADA IYO DHIIGA AAD DAADINEYSAAN KOONFURTA SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄ INCLUDING MOGADISHU THE ITERNAL CAPITAL OF SOMALI PEOPLE. MAXAA KU KEENAY HALAKAN HADDADAN GASHNEYN SHAATI SHAYDAAN.

  7. Bal meesha uu joogo eega munaafaqan SNM Habar gidir horaad u adeegsateen maanta way yara caqlisteen 30 sano ka bacdi. Mar aad Mogadishu rasaas ugu geyseen Ileen waa dad MASKAXDA KA JIRAN OO QABAY SIDIINA OO KALE IN DAAROOD IDIN GUMEYSTAY. DIBIRGOYNTA DAAROOD BUUJAA BUUJAA. HASSAN DAAHIR AWEYS NA AAD SHAATIGA SHAYDAAN KA U SOO GALISEEN CRIMINAL KA AAD KU BILOWDEEN U ADEEGSIGA DIINTEENA SUUBAN INUU U GASHTO QABIIL AMA SHAATIGA SHAYDAAN KA. CADAALADU WAY DAAHDAA LAKIIN WAY IMAN WAYNA DHOWDAHAY BALAN WEEYE INSHA ALAAH BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    • JIRAC, Nin la ciilay oo ciil qaba, dameerka aan ku joogo maxay dhuusadiisu iga qaadi, inan gubben iska barooro

  8. Meesha waxa lagu sawiray waa caruur, DHAQAN celin bay u baahnaayeen mase reer galbeedkaa layska gadayaa! Adeer ayagaa kooxahan aasaasa marka hore, ciidamadooda ku tababarta, safaarado u fura, ka gadaalna la heshiiya, sida ka dhacaday Afganistan.
    Taladayda caqliga ha shaqeeya oo halayska hubiyo talaabooyinka la qaadayo…

  9. Marka aad qof ku dhaliilayso waxa xun ee uu sameeyo , ma aha in aad adigu isga ku dayato wuxuu samayn jiray aad samayso waxaad noqonaysaan isku mid dadku idin kala garan maayo kiina saxasan. Ashabaaab yaa ka bidiya dad in micno la,aan la isga dilo hadaad adiguna dad wadada ka soo qab qabsato oo aad toogato iyaguna mid taa ka xun ayay beri samaynayaan. MURJIN.. adiga oo xaarku kaa da,ayo ooyaya markay Boosaaso & Gaalkacayo qarxiyaan 100 ku dhintaan yaan la arag… lol

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*