Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo soo bedeley guddigii lagu murmay.

Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.
Sidoo kale Maamulka Koofur Galbeed ayaa labo xubnood soo bedelay oo kala ah Heer Dowlad Goboleed iyo Heer Federaal.
AKHRISO

7 Comments

  1. Kkkkkkkkk ninkaan waxa uu samaynayo bal eega sawirka uu kör saaray qoraalka iyo qoraalka hoose maxaad idinka baxay kkkkk hershabeelle iyo habrihii reer hargaysa ayuu isku walaaqay kkkkkkk faysal cali waraabe waa inuu shir jaraaid ka qabtaa arrintaan waa sugaynnaa muuse bixinta inuu ka hadlo arrintaan haddii kale aqoonsisa soomaliland Qatar ayeey ku jirtaa.

  2. @ali. Kkkkkkkkkkkkk. War qoraagoow, xishood. Sidaan laguma kasbado click/viewings. Walaahi sumcad xumo iyo qiima dhac baad ku helin. Reer PT, dib isu eega oo marada ceshta.

    • Khalad wuu ka dhici karaa Tafatiraha wax weyna maaha aflagaadaduna ma fiicna.

      Sawirka meesha ka muuqda waa ragii awooda badan somaliland oo arimahooda ka shiraya waana sawir uu ku khaldamay Tafatirihu waxba yaan la xagxagan sawir lagu khaldamay waxweyn laga dhigin.

      @@@ Ali
      Ma ragii raga ahaa danahooda ka shaqaynaya ayaa islaamo kula Eekaaday waar cuqdada iyo hinaasaha yaan lagaa garan.
      Bal waxa meesha ku qoran iyo halkaad u booday eeg cajiib.
      Boowe iska cadeyso nacaybka waxba cidna haku xoqane habro kulahaa War ileyn Af Aadan lahayn Maqabatid.

  3. Kkkkkkk sxb jamamu, nimanka iyagaa habro sheegtay ceebna ma aha wixii ay sheegaan in loogu yeero, arrinta ina gayllan iyo sawirka sxb arrintaan qalad kuma dhicin ee kas iyo ogaal ayuu u sameeyey ujeedkuna waa inuu kommentis badan ku helo maqaalkana la furo oo la akhriyo laakiin arrintaas soomaliland sidaan ku naqaannay waxaan oo kale shir jaraaid ayeey ka qaban jirtay waana sugaynnaa ineey ka jawaabaan edeb darrada an kkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*