Kenya oo shaacisay inay dib u furtay duulimaadyadii ka imaan jirey Somalia.

Dowladda Kenya gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaasi ayaa shaacisay inay dib u fureyso hawadeeda inay diyaaradaha ka soo duusha dalka Soomaaliya inay yimaadaan dalka kenya.

War qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya ayaa waxa ay sheegtay inay go’aankan gaartay kadib markii ay xiriir ay wada sameeyeen wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dalka Kenya.

Waxaana dowladda wadanka Kenay ay sheegtay in dib u soo celinta xiriirka duulimaadyada labada dal uu wax ka tari doono xiriirka dublumaasi ee labada dal.

4 Comments

  1. KKKKKK WALEE NIN CADOWGII DIBADA KA RAAYAY KAN AYAAN ARAGNAY WAXAANU ARAGNAA IN WADDAMADII CULAYKA KU HAYAY DOWLADA SOMALIA ISKU SOO DHIIBEEN FARMAAJO IYO XISBIGIISA EE (NABAD IYO NOLOL) KKKKKKKK SOMALIWEYN HANOOLAATO.

    • SHALAYTO WAXAA ISU SOO DHIIBAY FARMAAJO EMIRATE KA (UAE)IN MUDO CARO IYO ISLAWEYNI U MAQNAA, MAANTA NA WAXAA QOORTA SOO DHIBTAY UHURU KENYATTA OO OGAADAY IN FARMAAJO UU YAHAY NINKA KELIYA WADDANKAN SOMALIA LAGALA TASHANI KARO , WAXA KASOO HARAY AY YIHIIN SIYAASIYIIN CAADO QAARAYAAL HADII LA CARRIIRSHO CIYOW IS DHIIBI OG, KKKKK

  2. saxid
    WAXA KA SOO HARAY AY YIHIIN SIYAASIYIIN CAADO QAATAYAAL AH HADII LA CARIIRSHO CIYOW ISDHIIBI OG. KKKKKK

  3. Thuma walaahi Farmaajo wuxuu sahmiyay Kenya iyo koox kastaa oo islahayd Somalidu waa jabeen ee xaarkooda cunsiiya.
    UN ka bac dalka kkkk yaa u dhutiyay?
    Kenya iskeed ayay soo celiyeen maxaa ka halaabay Somaliya?FG Kenya iyadaa faaiido qabtay.
    Emarate iyadoon cidi u yeerin iyaga iyo Saudi safaarahoodi dib u fureen.
    Wax kastaa aan isu qabnee shisheeye waxay arkeen in mar un mid kasoo dgex bici karo Somali.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*