Madaxweyne Farmaajo,”Siyaasiyiinta Soomaalida waa daneystayaal ee Dhalinyarada hakacaan”.

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 26-ka June ayaa ka hadlay xaalada dalka, taariikhda la soo maray iyo dhaliisha Siyaasiyiinta Somalida uga timaada qaar kamid ah bulshada Soomaaliyeed

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay xaaladda dalka ayaa sheegay in ay u timid dhalinyaro midnimo doon ah, kuwaas oo uu sheegay in ay  u sheegeen in siyaasiyiinta Soomalida yihiin kuwo daneystayaal ah, isla markaana aan ka Shaqeyn danta dadka Soomaaliyeed.

“ Dhalinyarada ii timid aad ayay noogu fogaadeen, waxay  dhaheen siyaasiyiinta danaha dadka kama Shaqeeyaan ee danahooda iyo mida guryahooda ayay ka Shaqeeyaan, waxaana idin leeyahay hadalkaas waa dhab ayuu yiri” Farmaajo.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dhalinyarada inay istaagaan sidii Dhalinyaradii SYL oo kale oo aysan waxba ka sugin siyaasiyiin dano  gaar ah leh mararka qaarna xoog ay isticmaalaan sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Afartii sano ee la soo dhaafay waxaa uu dhowr jeer fagaarayaal eedeyn kala duwna ugu jeediyay Siyaasiyiinta ka aragti duwan sida uu ku maamulayo dalka Soomaliya.

8 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    BEENAALEE, adiga kow ka ah daneestayaal. Tuug baa tahay. Beenaale baa tahy. Kaliye taliye lee tahay. Wale ma soo marin madaxweyne kaa liita. Taayo ma laha. Go’aan ma laha. Khaain waddan baa tahay.

    ** Waxaad iibsatay 15 kun oo dhallinyaro ah, meel ay ku nool yiheen aan war laga haayn.
    ** Waxaad diibtay qalbi dhagax oo cadow u dhiibtay isaga oo somaali ah, oo ka soo qayb galay 1977.
    ** waxaad cunaqabateen saartay JUBBALAND iyo PUNTLAND adoo la dagaalsan KABLALAX DAAROOD

    XAAR FARMAAJO lagu nac.. Kursiga ka kac, hadii aad kici weydo, xoog aa lagaaga kicinaa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. Puntland times:
    Habka aad wax u qortaan,runtii waa mid aad u hooseeya,ee bal arnitaasi ogaada.
    Waxay ilatahay in aad islleedihiin dadka soo jiita balse,taasi ma idiin suurta galsyso ee ogaada.

  3. Barsawiine Queen.
    Ma adigo taageera Deni oo geyigii Puntland iyo khyraadkeediiba dhacay ,baad eed myn u jeedin .
    Madaxwaynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya oo runtii kasbaday sin uu niwdo mid ja hufan musumaasuq uyo boob hantida dadwaynaha Soomaaliyeed taasi oo sy xitaa qireen rag ka mid ah,mucaardja oo wliba ah musharax jagada madaxtinimada Soomaaliya.
    Barawiini Queen duf ku bax.shaki kuma jira in aad wabti cudurka ah innasdan u quurin sharafta iyo wanaaga iyo kursiga oo ah mid aadan adigo shaqo ku lahayn darajada ALLAH bixiya ee oohinta jooji iyo quuri waaga.

  4. ABDULLAHI ELMI

    Naagaha lama caaytamo. Wiil reer boqor ka soo jeeda aan ahay. Ma ahi sidaada daadufka.

    Adoo kale looma jawaaba, aayadan aa laga akhrista:

    (وَعِبَادُ الرَّحْمَٰنِ الَّذِينَ يَمْشُونَ عَلَى الْأَرْضِ هَوْنًا وَإِذَا خَاطَبَهُمُ الْجَاهِلُونَ قَالُوا سَلَامًا)

    Hadii aan kala gurto sidii naagu la wada qabo, waxaan ceeb u keenaya:

    1. Ogaaskii i dhalay ee reer Baraawe iyo wiliba bulshaweynta reer Baraawe
    2. Boqorada reer PUNTLAND ee walibaa Bahdir-Rooble ka sii ah.
    3. Dhammaan shacabka reer Baarawe
    4. Dhammaan shacabke reer PUNTLAND.

    Hadii aad nin ragga oo libaax aad ahayn lahayd, hablihii shirshoori ee 100 halaad iyo baarqabkooda laga bixin jidhay, aad ka daafici lahayd IDOOR WAGASHLI. Walaashaa ee quruxda badanaa oo sharafta badnaa waxaad dhaafsatay majin qaad ah oo aad ka hesho IIDOOR WAGASHLI. Markaa soo ma tihid GUWAAD iibiya hablaha shirshoori.

    Markaas baa rag soo dhex fadhiisanaysaa, oo aad caaytamaysa..

    Wax dulaysan oo dhaan dhaan ah oo aan waxba iska faleen waa kuwa dhoohan oo hablahoodiii iyo naagahoodii lagu hor faraxumaynaayo..

    War waxu ma doofaarbaa, isaga lagu cadaabayaa ficil la’aanta… 9 markii dhalo, oo bisad yadhi ku hor lanaysaa isaga oo maroodi ka xoog weyn.

    Markii aad Majeerteen aad aragto ama qof u hiilanayaa ayaad isa- soo mutaxdaani..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*