Madaxweyne Qoorqoor iyo Lafta-gareen oo kulan gaar ah yeeshay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo Booqasho ugu yimid.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xaalada dalka arrimo doorashooyinka sidii loo daradar gelin lahaa iyo sidii wadashaqeyn u dhexmari laheyd Maamulada Galmudug & Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Galmudug booqashda uu ugu yimid.

Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada eek u sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay yeelan doonaan kulamo doceedyo looga hadlayo xaalada dalka gar ahaan arrimaha doorashooyinka.

6 Comments

  1. Kkkkkkk laba qaawan isma qaaddo, maxay isu sheegi, labadaan nin waxay u shaqeeyaan laba arrimood oo kala ah
    1- farmaajo, galmudug iyo koofur galbeed dhiig somaliyeed ayaa lagu daadiyey si kursiga loogu hubsado labadaan nin waana dhacday in lagu hubsado kursiga si mustaqbalka doorashada soosocoto ay farmaajo ugu keenaan xubno baarlamaan oo codka siiya.

    2- nimankaan labada ah waxay u shaqeeyaan jeebkooda, bal eega inta ay joogeen galmudug iyo koofurgalbeed maxay qabteen oo aan ka ahayn safar turkiya ah iyo xamar oo shir loo yimaado, dhulkii ay xukumayeen shabaab ayaa meelkaste ka soo qabsaday, mana jirto wax horumara oo ka socda deegaanadooda, kuwaan waa in aysan farmaajo ka dambayn insha allaahu.

    • Ali
      Haa waa runtaa iyaga ugama horeyn wax sidaas sameeyay c.laahi yuusuf puntland ku sameeyay uu ku haystay in mudo ah . 😆 xitaa waxa dhacay waa la ogaa markii xukunka laga qaaday in uu claahi yuusuf ethoipa hub uga soo qaatay jaamac cali jaamac kkkkkkkk laga bartaa laga badshaa

  2. SALAAMU CALEEKUM

    Waxaan wan yax-yax lahayn, oo aan damiir lahay, oo aan xishood lahayn waa FARMAAJO. XAAR FARMAAJO, madaxweyni uu sheeganaa.. Masiirkii SOOMAALI WEYN waxaa lagaga tashanayaa meel u jirta 7 KM.

    Xalay wuxuu codsaday in uu qayb ka ahaado. Walaahi, waa laga diiday. Ragii diiday, waxeey ku doodeen, hadii XAAR FARMAAJO uu shirka ka qayb noqdo, shirka ayaa naga bur-burayaa sidee shirarkii DHUUSAMAREEB.. Ragga ku doodaay waxaa kow ka ahaa QOOR-QOOR.

    XAAR FARMAAJO hadii uu leeyahay in yar oo damiir ah, waa in uu is-tiqaalo geeyo, oo is-casilo. Laakeen, FARMAAJO wax damiir ah ma laha. Waa beenlow. Waa faalalow. Waa xaasid. Waa khaain waddan. Waa diridiraale. Meel uu ku fiican yahay waa lawaayey.

    XAAR FARMAAJO, waa dulaysan yahay.. xag ALLEE baa laga duleeyey. Nin damiir leh, sidaa ma sameeyeen.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Kkkkkkk fahad sxb dad aan is lahayn ayaad is garab dhigaysaa, c yuusuf waa aad aas aasihii puntlanta cusub, waa horseedkii dib u soo celintii qaran somaliyeed c yuusuf waa aabihii federaalka, waa geesigii tusay ummadda soomaaliyed in la iska kicin karo kaligii taliye siyaad, sxb xaaraanta iyo xalaasha waa kala soocanyihiin, waxaan ka hadlaynaa waa lafte gareen iyo qoorqoor oo dadkooda ka shaqysta ee aan u shaqsyn, sxb waxaad nala aadday meel qaldan oo aan is barbar dhigba aan ku habboonayn kkkkkk ma waxaad is barbar dhigtay leftigareen iyo cabdullaahi yuusuf kkkkkkk sxb mardambe kuu soo jawaabi maayo haddii aad ku sooceliso qoraal kale kkkkkkk

  4. Kkkkkkkkk sxb fahadoow, dhiiqaad lugaha kula jirtaa ee istaaqfurullayso kkkkkkkkk hana is barbar dhigin leftigareen iyo c yuusuf

  5. SALAAMU CALEEKUM

    Maantay dunido waxeey hadal haaysaa, sidee loo jebiyey MR. ABIY AXMED ee Dawlada Federaalka ee ETHIOPIA.

    75% xalay gobolka TIGRAAY waxaa la wareegay TPFL. Hadda waa TPFL oo uu dhehi jidhay Abiy Ahmed waa burburinay meeshana waa ka saarnay.

    7 Billood ka bacda, laga soo bilaabo SPET. 20,2020 dagaalkii uu ku dhawaaqay Abiy Ahmed maantay guuldarasiisi waxeey hoos taal Abiy Ahmed.

    40,000 oo ciidamda Ethiopia oo ka dagaalamaayey Gobolka Tigraay, iyo hubkoodi, waxaa laga dhigay wax la dilay, wax la qabtay iyo wax la burburiyey.

    Waxaase taasi ku dhacday, markii ay TPFL ay heshay dhaqaale, dhalinyaro dhaarsan, iyo hub casri ah. Halka ciidamada Ethiopia ay ku dagaalamaayeen hub qadiim ah, oo aad u culus oo aan la dhaqaajin karin, sida taangiyaal gaboobay iyo gantaalo gaboobay. Taase waxaa u raacday niyad xumi u raacday ciidamada Ethiopia.

    Halka TIGRAAYGO ku dagaalamayaan, dhimasho ama guul. Hub casri ah, oo fudud oo qof qaadan karo. Gantaalo yadh yadh oo garabka lagu qaadan karo.. Quryo fudud oo wax ka dila kara ilaa 1,500 meter, tayadooodu aad u fiican tahay, oo xabaddo aysan khasaarin.

    Xalay baa waxaa hadashay Dawladda Federaalka oo leh, xabadii baanu joojinay oo hal dhinac, iyadoo ku andacoonaysaa dhibaatooyinka ka jidha TIGRAAY. Se shacabko uga faa’idaystaan roobabka da’aya oo wax u beertaan. Taase, ma aha xabad joojin ee waa caalwaa.

    Markii la baryaayey Abiy Ahmed oo lalaha war xabbada jooji oo wada hadal gala waa tii uu diiday..

    Hadaba, maxaa xigi doonaa marki ay ka soo baxeen ciidamadii Goblka TIGRAAY. Xabado se ma is-taagi doontaa???

    Horta ogaada, xukuumadii Abiy Ahmed waa dhacday, ee su’aasho waxaa weeyee, sidee Ethiopia loo bad-baadin karaa??

    Ethiopia iy shacabkeedo oo maka adeegsada waayeee… Waa in ay isu tanaasulaan. Waa in mucaaradka AMXAARADA iyo OROMAHO iyo TIGRAAY, dawlad ay soo dhisaan..

    Waliba xukunka waa in gacanta loo geliyaa TIGRAAN, si loo samarsiiyo waxii Dawlada dhexe u geesatay.

    Haddaan sidaa la yeelin, waxaad arki doontaan dagaal aargoosi ah, oo dhexmara TIGRAAY iyo XABASHI. XABASHIDA waxaa ku dhicidoona xasuuq ba’an oo tobanka sanno soo socda laga sheekeen doono.

    Dhinaca SOOMAALIDA, ee Ogaadeenya, ba’na ma aha, ta’na ma aha, waxeey weeyee, kii hooyadeey guursada waa adeerkay..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*