Maxaa looga hadlay kulankii guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Madaxweynaha Jubbaland.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee barlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku suganMagaalada muqdisho.

Madaxweynaha Jubbaland iyo guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa waxa ay  kulankoodii maanta uga wada hadleen sidii loo dardar galin lahaa dadaalada loogu jiro qabsoomida Doorashooyinka Baarlamaanka iyo iyo tan Madaxweynaha.

Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam dadaalada uu gelinayo sidii dalkaan uga dhici laheyd dooraso oo dhan yahay.

Madaxweynaha Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho u yimid ka qyeb galka kulanka Golaha wadatashiga doorashooyinka ayaa waxaa la filaya I uu la kulmay Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada.

6 Comments

  1. Waa laba nin oo ah Agencies Kenya iyo SNM, waxaad ka soo qaaddaa Kulan dhexmaray UHURU KENYATTA IYO Muuse Biixi, nothing more than that.
    Waxaayna ka wada hadlayaan sidii lagu burburin lahaa Dowladnimada Soomaaliya, laakiin waxaa ka badan Soomaali weyn oo leh Waddaniyad Sare,Garasho, Garaad iyo Aqoon badan.

  2. @Dahir Nur Jama,

    Halka aad kala qaadday annagu manaqaan, laakiin Cabdi Xaashi waa muwaaddin Soomaaliyeed oo dhab ah iyo ninka keliya ee geyigaas kasoojeeda ee lagu amaani karo inuu sha’niga jabhadda SNM qummaati ujebiyay oo qarannimada Soomaaliyeedna tiir adag u noqday. Soomaalida badankeeda halyey ayuu Cabdi Xaashi agtooda qiimo ugufadhiyaa.

    Sidoo kale, Axmed Islaam tolweynaha uu kasoojeedo iyo Soomaalida kale ee jubbooyinka laguxaqiro oo laguxasuuqi jiray agtooda halyey gaamuray ayuu ka yahay, maadaama uu cimrigiisa kusooqaatay difaacidda tolkiisa, degelkiisa, iyo beelahaas layasso xuquuqdooda teer iyo qabtii. Deelqaafka aad kugantay ma aha mid raggan aadka uculus qabanaya habayaraatee.

    Hadalkaaga ah “…waxaa ka badan Soomaaliweyn…” isna waa mid aan rug iyo raad toona lahayn, sababtoo ah tolka ay geesiyadan kadhasheen waa Soomaalida barkeed oo la’aantooda aysan Soomaaliya jiri karteen sideedaba. Fadaljeerka ayaad dhanka xun kaga beegantahay xaqiiqdii; nimay meeli ucaddahayse meeli kamadow.

    Cilaaqada Kenya iyo Absamena waa mid aad uqotodheer oo salkana kuhaysa abaalkii dhaxalgalka ahaa ee ay Absamuhu Kenya kagaleen sanadkii 1982; dowrkii abaalgudka ahaa ee ay Kenya kaciyaartay curyaamintii dhagrihii kululaa ee SNM iyo USC sanadihii 1988-1998; iyo garab-istaaggeedii qowmiyadda Daarood markii dulmiga loogeystay. Abaalkaasna weeye kan ay Kenya qaxootiga Soomaaliyeed kuqaabishay iyada oo aan cidna lagutakoorin.

    Check and get your facts right, people.

  3. @AWLAL ILAAHAY HA KU DHORO MA ASTAAHILO INAAD CASHAR SIISO MUNAAFIQIINTA SNM IYO USC EE XALAASHADAY DHIIGA ISLAM KA IYO U GASHIGA SHAATIGA SHAYDAAN KA DIINTEENA SUUBAN. ODAY CABDI HASHINA ILAAHAY HA DHOWRO WAA WADINI XAQA YAQAAN DULMIGANA AQOONIN OGNA WIXII NAGU DHACAY 1991-IYO BILAABASHADII SNM IYO USC U GASHIGA SHAATIGA SHAYDAAN KA QABIIL ILAA MAANTAYNA LA XAKAMEYN LA’YAHAY USOO TAAGNAA DHACDOOYINKII SOMALI DOWLADNIMADEEDII GODKA KU RIDAY IYO GEESIYADII SOMALIYEED EE IS ILOWSIIYEY WIXII LOOGU WALQALAY DIBIRGOYNTA DAAROOD BUUJAA BUUJAA DOODII GODKII AY KU RIDEENA KA SOO SAARAY INOOGA TAGAY JIILKEENAN INAYNU KA XISAABTANO. WAA XAQIIQA IN LOO BALANSANAA YAGLEELIDA DHIMAHA PUNTLAND LAGANA DHISI WAAYEY 1993 DOWLADNIMADA SOMALIYEED NA DIB U DHIGAY. MAANTA WAXAA MOGADISHU KU ARKAYSAA NIN GURIGA UU DAGAN YAHAY MAYD KU DHEX AASAN YAHAY KUNA ILMA KORSADAY OO USC AH BIL XAQIIQA WAXAA WEEYE IN SOMALI OO DHAN LAGU GOWRACAY WIXII LOOGU WALQALAY DIBIRGOYNTA DAAROOD AMA QABTII. DAD BAA FAAN U QABA INAY 1991 XOROOBEEN SIDII IN DAAROOD GUMEYSAN JIRAY ISKUNA GARAB SIIYA XAQDARADA. MA DOONAYO INAAN BOOGO SII BOSKOONAYA XOQO LAAKIIN SOMALIDA MAANTA WAXAA U MIHIIM AH IN LA XAKAMEEYO U GASHIGA SHAATIGA SHAYDAAN KA DIINTEENA SUUBAN AMA QABIIL HADAAN SI KALE U DHIGO. WAANA WALLAHI WAAN DHAARANAYAAYE 1993 BAY BILAABATAY SHIRKII USC IYO SNM EE MAGAALADA BURCO WAA TAARIIKH DHACDAY OO XAQIIQA AH. LAGANASOO HUBEEYEY IYAGOO HUBAYSAN YIMID BOSSASO WATAY MAGACA “AKWAANUL MUSLIMIIN” BAL ILAAHAY BAAN IDIN KU DHAARIYAYE WAA QOFKEE BEENINAYA XAQIIQADAN IN NIN HABAR GIDIR AH IYO NIN ISAAQ AH OO HUWAN DIIN OO HUBEYSAN MAXAAD KA FILIN 312 WIIL AYEY NAFTA KA JAREEN DAGAALKII SALIID LOO BAXSHAY MARKAY CARAREENA HARGEYSA BAA DIYAARAD LAGA SAARAY SAWIRADII BAAN HAYNAA. ANIGU HABAR GIDIR IYO ISAAQ WALAAHI MA NECBI XAASKAYGA ILMAHA II DHASHAY EE AAN LA NOOLAHAY WAA IYAKA OO IGU WALLAHI AH LAKIIN HABAR GIDIR SNM SIDAY UGU ISTICSHAY BUR BURINTA DALKA XAASKAYGA BAA I BARTAY AMA RUMEYSO AMA HA RUMEYSAN OO WALLAHI AH. MASKAXDAYDA YARTAA WALIGEED MA SOO GELIN HARGEYSA IN DAYUURAD LOOGA DAABULO RASAAS DJIBOUTI LAGA KEENAY MOGADISHU LA GEEYO SI AY DHULKA ULA SIMANTO OO QOF BIN AADAM AH UUSAN ULA NOOLAAN IYO QARAXYO IYO DILAL ISDABA JOOG AH RUNTA ILAAHAY BAA KUGU JECEL INAAD SHEEGTO WAAYO BEENTU WAA DANBI WAANA LA XAARAMTIMEEYEY MANA NECBI AMA INAAN DULMIYO QABIILADA HABAR GIDIR IYO ISAAQ MAALINTII IIGU HOREYSAYNA WAXAY AHEYD DILKII “SAADO CALI WARSAME OO SI ARXAN DARO AH LOO DILAY” ALHAMDU LILLAAHI RABIL CAALAMIIN BAARITAAN DHEER BAYNU KU OGAANAY IN DAHABSHIIL LACAGTA BIXISAY. WAXAAN KALOO LA INOO XAQIIJIYEY GAGADHII ISKU QARXISAY TIYAATARKA MOGADISHU INUU FAISAL CALI WARAABE ADEER RUN AH U AHAA WEYDIIYA CABDI WELI GAAS, ARAB CIISE, IYO SHEIKH SHARIF WAY OGYIHIIN IYO WALIBA GENERAL DIINI UJEED KUNA AHAA IN DOWLADNIMADA SOMALIYEED AYYAN KA BIXIN KU MEERKII JAAN MADAXDANA LA LAAYO. TAARIIKH DU IYADAA ISQORTA WAXAA XAQIIQA AH IN DULMI WEYN LOOGEYSTAY BEEL WEYNTA DAAROOD 1991 KENYA 🇰🇪 WAY OGAYD WIXII DHACAY ALBABADA BAY U FURTAY UMADA SOMALIYEED EE CIDKASTA LEH EE DHIBAATADU KU DHACDAY ANAA KA MID AHAA. WALAAHI BAANAN CUQDAD U QABIN QABIIL SOMALIYEED MARKA LAGA REEBO SNM OO ILAA HADA XASUUQ WADA.

  4. @@@Caaqil Jirac,

    Dhammaan inteenna xaq-udirirka ah Ilaahay hadhawro. Jiracow, dhacdooyinkaas taxanaha ah ee aad sida quruxsan ukaladhigdhigtay waa lama-inkiraan iyo taariikh sugan oo lama-illoobaan ah.

    Daaroodka dhibaatooyinka uguxun iyaga ayaa loogeystay, haddana waxay kaxigeen duulqad Islaamnimo, Soomaalinimo, iyo bedbaadinta qarannimada iyo siijiritaanka ummadda Soomaaliyeed.

    Hiilada Rabbi waxay markasta lasaffantahay kuwa sabarka badiya ee dulmiga lagusameeyay samaanta kubeddela. Intii la inaga laayay waa shuhaddo karaama leh, cawaaqibxumaduna kuwii dulmiga geystay ayay markasta kudambeyn.

    Runta lagabeensheegose waxay tahay in aan Daarood dhiilo colaadeed sii ogaa wax loogeysanin ee iyaga oo aan xumaanba ujeedin hubkii qaranka lagala duldhacay. Bal maanta waa kuwaasee carr nin aabbe dhalay hakudhaco.

  5. MAASHAA ALLAH @AWLAL WAA RUNTAA HIILADA RABI BAA WAX KASTA KA WEYN. WAXAA HIRA NIMAN AAN SAAXIIB NAHAY AAN KAFTAMEE WAXAY II YAQAANAN FAISAL FATAALKA DAAROOD WAXAY IGU AAMUSIN JIREEN FAISAL FATAAL BAAD LA IDEA TAHAY AMA LA CAQLI TAHAY ANIGANA DHIIG KAR BAAN QABAA WAA ISKA TAGAA. MAALINTII DANBE BAA IYAGOO SIDEED AH MEEL AROOS QADO BANAAN KEEDA ISKU HELNAY MARKAASAY I MAAGEEN FAISAL FATAALKA DAAROOD QOSOL ISKU DAREEN MARKAASAA NIN ODAY AH BAA I DHAGEYSTAY MARKAAN U JAWAABAY MARKAASUU KU YIDHI OO HADAAS NA DHIIGEENAA RAQIIS AH MAALIN TAAS KA BACDI DHIIG KARKII IGA YARAADAY DOODIINA KAGA ADKAADAY TIRIN DHAB AHNA BILAABNAY IYO RECORD GAREEYNTA DHACDOOYINKA XAD GUDUBKA EE KA DHAN AH BEESHA DAAROOD XAQIIQSADEYNA IN BEELAHA ISAAQ IYO HABAR GIDIR MASKIYAN ADOON YIHIIN AMA U QABAAN IN DAAROOD GUMEYSTAY BALSE BEELWEYNTA DAAROOD UMAD AMA QOOMIYAD SOMALIYEED KALA WEYNTAHAY DAGAAL SOKERYE EE AAN CIDNA KU GUULEYSAN AYYNA YIHIIN DAD KARAAMA LEH LA’IGUNA DHIBSADAY SU’AASHA “DAAROOD MIYUU GUMEYSAN JIRAY BEELAHA ISAAQ IYO HAWIYE KHAASATAN HABAR GIDIR IYADOO LAWADA OGYAHAY OO BUUGAAGTA TAARIIKHDA AFRICA KU QORAN WIXII KU DHACAY EE DHIB AH AMA DHIBKA UGU BADAN KU DHACAY AYAA HADANA LA JECLEYN IN LAGA HADLO OO LAIGU DHIBSADAY XUSUUSINTEEDA IYO SU’AALAHEYGA SAXDA AH OO NAANEYS EE JECLEYN IIGU BAXDAY MAXAY TAHAY FAISAL FATAALKA DAAROOD WAX LA QAADAN KARO MA’AHAN. INTA SAAN HORAY U XUSAY WALLAHI XAASKAYGA AYAA INALA YAABTAY INAYNAAN XITAA KA HADAL DULMIGA LA’INOO GEYSTAY 1991 SU’AASHA UGU WEYN EE IGA YAABISAY WAXAY NOQOTAY KAALAY MAJEERTEEN SOW DAAROOD MA’AHAN OO WALIBA LAMA DIRIN REGIME KII SIYAD BARE ISKUMANA DAYIN INAY XILKA KA TUURAAN HAA MARKAASAN DHAHAY WAA DAD ISKA DHIB BADAN MABA FAHAMSANEYN MARKII HORE. WAA DANBAAN WAXAAN ARKAY BUUG XUSUUS QOR AH EE DHACDOOYINKII 80kii WALIBA NIN SNM AH BAA QORAY MARKAAS BUU KAGA HADLAYAA CEELASHII LA SUMEEYEY EE REGIME KII CALI SAMATAR IYO SIYAAD BARE U GRYSTEEN MAJEERTEEN. MARKAASAAN HADANA ARKAY HALABJA OF SOMALIA 🇸🇴 BUUG NIN KURDS AH OO TIRADII XITAA DADKII KU DHINTAY EE LA SUMEEYEY KU QORANTAY 1019 poisoned🤢 INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN DHALIN YARO BAAN AHAA ILAA ASN LA KULMAY NIN MAYDADKA CARUURTA IYO DUMARKA IYO WAYEELKA IYO DHALINYADA KU DHIMATAY SUNTAAS WAX KA AASAY AF LABADIINA YEERAY WABAA LAA ILAAHA ILA LAAHU MUXAMADAN RASUULU ALLAH ANIGUNA AAN SOO XAQIIQSADAY OO AAN DUL ISTAAGAY UNA SOO DUCEEYEY XABAAL WADAREEDKAAS GOBALKA NUGAAL IYO INTA BAADYAHA U DHOW MAGAALADA BUUHOODLE EE GOBALKA SOOL ILAA MUDUG LA II XAQIIJIYEY IN DADKU KU DHINTEEN NUMBER KA DHIMASHADA UN BAA U BADNAA MAJEERTEEN DHULBAHANTE IYO LA’RLKASE IYO XAJIIJLE WAX KA HADLAYA ARKI MEYSID SI XUN BAAN U DHIBSADAY IN LAGA AAMUSO WAXAY AHEYD IN DIR IYO BEESHA MAREEXAAN EE CALI SAMATAR LAGALA XISAABTAMO AMA RAALI GELIN KA BIXIYAAN WALIBA FARMAJO RAALI GELIN KA BIXIYO SNM BA WUU RAALI GELIYEY WAX YAALAHA GABOOD FALKA AH EE XAQDARADA AH EE AAN LAGA HADAL WEEYE MARKA WALAALKAY @AWLAL WAA KU DHEERAADAY IGA RAALI AHOW TIRINTII GABOOD FALKA IYO QARAXYADA WAAN KUU HAYAA IYO INTA KU DHIMAY EE AY UGU DANVEEYEEN 3DII MUHAHID EE QARAXII SHAY LALA EEGTAY WASIIRKA IYO TALIYAHA CIDANKA DHAN EE DARAAWIISHTA PUNTLAND GENERAL MUHIIDIIN MASKAXDAA KU XANUUNEYSA WALLAHI MA RABO INAAN SOO XOQXOQO AMA UMAD ISLAM AH DHIB KA DHEX ABUURO IGA FILO DHAWAAN INSHA ALAAH.

  6. @@Caaqil Jirac,

    Raalli ahaw hawada ayaan kayar maqnaa ee. Waa xaqiiq intaas aad faalladaada wax-ku-oolka ah sharraxaadda waafiga ah kagabixisay.

    Haddii aad xataa kudheeraato, taariikh fog ayaa kugu duugan oo anigu kollay waxyaabo badan baan kaafaa’iidaa xaqiiqatan ina-adeer. Kuwan uu sheyddaanku duufsadayna aynu Rabbil Caalamiinka ugabarinno inuu soo hadeeyo oo xaqa iyo garqaadashada tuso.

    Shukran Jaziilan Caaqil.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*