Puntland oo digniin ku socota gobolada Sanaag iyo Haylaan u dirtay Somaliland.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa lagu shaaciyay in la joojiyay in Imtixaanaadka Dugsiyada Dhexe iyo Sare ay qaadeyso Somaliland la keeno deegaanada Gobolada Haylaan iyo Sanaag.

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa dhammaan Maamulka, Macalimiinta, iyo Mas’uuliyiinta labada Gobol ku wargelisay in la joojiyay Imtixaanaadkaas, isla markaana loo baahan yahay in la fuliyo amarkaas Maanta soo baxay.

13 Comments

  1. macana yere maley xadhig ku dabe muranle naagoodle .
    macaan iyo qadhaadh aan is geyn meel isugu geeye maseyrkii tolkii lagu nacey, iyo gabey majeerteenlemajeerteenle .kkkk
    ma adigaa malkadii sanaag moodhar ku tegi kara ,soo in aan maanka ku Jari miimka ku taalo, kkkkk

  2. Wallaahi Pudhlayn waxa hodaya dulqaadka Somaliland iyo ka cararka dhiig soomaaliyeed.
    Somaliland dhulkeeda miyay u sheegi siday ka yeelayso??
    Hal mar oo arimuhu faraha ka baxaan wallaan Puntland dambe laga maqlayn Sanaag Bari??

  3. Aar kuwaanaa dhabayaco faan iyo faatabakh.. dhoobadareed maxuu yidhi BUqlayn way iska sheegay Oo ku faantay in Sanaag ka hor istaagtay dooorashada idoorka Lkn dadka seegaankaa diiday

    Buqlayn iyo faan xaaa kalahaysta

    😂🤙😂🤙😂🤙😂

  4. Abshir buqaari midka layiraahdo ee jaajuska
    Heritage baan ushaqeeyaa
    Wuu ku fanayaa rufuyaan
    Baan ahay waxuusan ogayen
    Dadku in aay asaga kahoreeyan
    Maxaa kagalay ciidanka
    Somalia iyo qorida ciidanka
    Dad baa uxilsaaran arinkaas
    Inkaas oo kale waa in laxiraa
    Un iyo aduunka sirta
    Ciidanka waxa siiyo
    Waa Abshir buqaari
    Magaca uu wato oo buqaari
    Ayaan kaxumahay tuugaas

  5. IIDOORKA IYO KUFRIGA WACAD ALLE U YAALE
    WAA DUUL WALAALO AH TAN IYO WAAGA AAKHIRO E.
    IIDOOR MARQAAN KINTIR AYAA IDINKU BAXAY WAA LA IDINKU JARAYAA.

  6. Nolosha dadka kolka ay timaado in ciyaar ciyaarta laga daayo ayaa wacan. Puntland imika waxay ku khamaareysaa shahaadooyinka dhalaanka. Ardaydu waxay joogaan dhulka Somaliland. Iskuulada iyo waxbarasha waa ka Somaliland. Manhajka, Iskuulada, macalimiinta iyo wax kasta oo kale Somaliland ayay ku xidhan yihiin.

    Talaabadani labo siyaalood ayay keeneysaa. Ardeyda sanadaha badan dedaalka iyo xarbiga ku jirey oo ay seejiso shahaadooyinkooda iyo isku dhac.

    Daandaansiga cad waxba ku qaadi kari mayso. Haduu isku dhac yimaadana Puntland sidii lagu yaqaanay ayay intay faraha ka laabato dadka degaanka kuwooda ay soo hurineyso ayay dadka ha’is difaacaan odhani.

    Waxaas oo dhana waxa ka keenaya hinaasaha ay ka hinaastay Guulihii badnaa ee ay Somaliland gaadhay.

  7. Mubarik DHILO Iidoor CAAY IYO NIJAASO socota ayaad tahay.
    AHMED shiine sool iyo sanaag waxaa DEGA harti daarood.
    Ciyaalka Iidoor ee marqaanka ku bilaaba 7 JIR school u DHIGA not ardeey daarood.

  8. wersengeli waa xoolo, maamulkan yar ee majeerteeniya waxa uu ka dhigay bilaa xildhibaan doorashadii Somaliland, maantana waxa uu rabaa inuu ciyaalkooda bilaa shahaado ka dhigo, wesengeli ma is weydiiyey ciyaalkaagu haday imtixaanka Iyo shahaadada Somaliland diidaan in aanay jaamacadaha Somaliland geli karin ayna xamar ka doonaanan shahaada Somalia? Bal iska daaya imtixaanka Somaliland ha gelinee in Somaliland wax u noqoto .

  9. @Maxamed

    Warsangeli iyaga iska dhigay bilaa Baarlamaan. Hadey is habeyn lahaayeen oo ay is abaabuli lahaayeen 3-4 xildhibaano ayaa usoo bixi lahaa. Laakiinse iyagoon si baaxad Leh isku diiwaan gelin ayay musharaxyo badana isasoo barbar yaaciyeen. Dabadeedna Wey isla wada degeen.

    Tan shahaadadu waa wax kale. Waa arin xun oo ay dhalaankaas ku seejinayaan shahaadooyinkooda. Laakiinse yaa dheh jalaq u siinaya. Somaliland Wey geyneysaa imtixaanka. Iyaguna Wey geli doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*