Qaramada Midoobey oo shaacisay dadkii ku barakacay dagaalka Wisil.

Qoxootigan ayaa waxey u kala carareen degaannada xeryo Dhagaxleey, Hobyo iyo Gaalkacyo.

Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ayaa ku boorisay dhinacyada dagaalamaya iney dhawraan xuquuqda dadka rayidka ah.

Wisil ayey shaley ku dagaalameen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo dagaal yahano katirsan al-Shabaab, kadib markii Al-Shabaab ay degaankaas ku qaadeen weerar ku billowday qarax.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*