Wasiiro iyo saraakiil katirsan Puntland oo qarax khasaare geystey lagula beegsaday gobolka Bari.

Puntlandtimes (Boosaaso)-Duleedka deegaanka Bali-dhidin ee Gobolka Bari ayaa waxaa qarax lagula eegtay gaadiid ay la socdeen Wasiirka Amniga Puntland Cabdi samed Maxamed Gallan iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan..

Gaadiidkaan iyo mas’uuliyiinta qaraxa lala beegsaday ayaa waxa ay saaka ka amba bexeen degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari, waxaana inta la xaqiijiyay qaraxa ku geeriyootay hal askari halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.

Goob joogayaal ku sugan deegaankaasi oo warbaahinta la xiriiray ayaa sheegay inuusan wax khasaare ah soo gaarin madaxdii socdaalka ku jirtey, marka laga reebo dhowr katirsan ciidanka ammaanka Puntland oo dhaawacyo fududi soo gaareen & dhimashada hal askari.

Waftiga uu hoggaaminayey wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sii watay safarkooda, waxaana lafilayaa inay saacadaha soo socda warbaahinta faahfaahin ka siiyaan qaraxan oo la rumaysan yahay inuu ahaa miino dhulka lagu aasay.

16 Comments

  1. Ilaa iyo 1993 xiligii Hassan Daahir aweys wixii loogu yeeray AKHWAAN Gobalkan Qarax iyo shaatiga shaydaan ka ee la xakayn waayey baa maara looga la’yahay war nacalaa shaydaan ku yaale amnigiina adkeysta oo horumarkii baa la’idin kala diriraye dad iska dhiga maxaa idinka si ah shaatigan shaydaan ka meel saara.

    • Ikhwaanku Waa sun la wada ogyahay oo diyaar loo ahayn in wax laga qabto. Labo waji ayey ku difaacaan wajigooda sadexaad ee ah Maato layska. Mid waa wadaadnimo midna waa qabiil. Haba kii ay ku baxsan karaan ayey difaac ka dhigtaan markii mowjadaha ka dhanka ah ay soo wajahaan. Laga bilaabo wakhtigii Daahir Aweys ilaa iyo xaadirka kaartadaasu wey u shaqeynaysey. Awood looma waayin ee waxaa laga xishoonayaa in reer hebel Caroodaan hadii buuraha loogu galo oo la gumaado.

  2. meeshaa Bariga fog iyo degmada Qandala waxaa jooga, wax aad u yar ee burcada diinta ku qaraabta ah,,,tiradooda walaahi ma gaarta 250 qof ,, waxaa ku filan in 300 oo wiil si fiican loo hubeeyo meeshana laga sifiiyo,,,haddii kale ku tala gala in maalin walba miino meel dhigaan oo 6 wiil ku dhintaan,, saas ayayna sanadkii ku dhawaad 300 wiil ama ka badan miino ku dilayaan.

  3. Reer Puntland hawshii uguweynayd ayaa runtii miiska usaaran. Maalmo dhowaa waxaan akhyaarta soodhexdhigayay su’aasha ugumuhiimsan ee ah maxaa reer Puntland muqaddas u wada ah oo wax walba iyo reer-hebelnimada xataa kala weyn oo ay wada hiigsan karaan?

    Magacyada xarakadahan diiniga iyo kooxaha kaatiliinta ah waa iska magacyo cillanaad oo aan iskood wax macna ah kufadhiyin oo cidna wax udhimi karin. Ibtiladu waa dadka nool ee inta magacyadan is-huwiyaan qaab iyo madax iyo manjo uyeela, bulshadana kuwaxyeelleeya.

    Haddaba, runtu waxay tahay in dadkan Puntland gudaheeda waxyeellooyinka kawada ay yihiin kuwo Puntland u dhashay oo kadhashay. Beelo, juffooyin, iyo reero Puntlandeys ah ayay kasoojeedaan. Qoysas Puntlandeys ah ayay katirsanyihiin. Guryo ayay kasootoosaan, uhoydaan oo kacunteeyaan. Dhulka kama soobixin oo cirka kama soodhicin. Toos baa looxakameyn karaa haddii Puntlandnimada daacad lagayahay.

    Hawsha inootaalla waa inaynu labo mid dooranno: inay Puntlandnimada dhabta ah haybsanno oo ay noo ahaato qaddiyadda beel iyo juffo kasta kamuqaddassan oo horumar taam ah iyo dawlad-wanaag dhab ah kaga kasbanno; mise inaynu sii ahaanno isbahaysi reereed oo amniga guud lagu wada ilaashanayo aanse dareen waddaniyadeed oo dhab ah lawadaagin, sidaasna aynu ragaadka iyo rafaadka ugusiiwaarno.

    Labadaas inaynu mid soogalno ayaynu kukhasbannahay.

  4. BISMILLAHI RAHMANI RAHIM Waa SIXIR bal eega nin SNM ah oo hargeysa ka yimid iyo nin USC Habar gidir ah sideebay ku dhacday in uu deegaan keena u gashtaan shaatiga shaydaan ka hadaysan sixir aheyn oo wiilashanadii dadkooda loogu soo jeedshay ama loogu jiheeyey dadku sow Muslim ma’ahan may ka bilaabaan deegaan kooda ilaa hada waa qaadan la’ahay puntland waa laga dhisi waayey 1993 oo ilaa hada 2021 baynu maqleynaa qarax baa ka dhacay BISMILLAHI RAHMANI RAHIM taliyaha CIIDANKA daraawiishta wuxuu yiri madaxdu ma ogala in la xaaqo oo waxay ku hayaan waa wiilal Somaliyeed WTF war waxa naga soo afjara hadii kale waa inaan wasiirada iyo madaxweyne ha daawada laga saaro is casilaan macnaha war camera every corner ku xira every buur ku xira maxaa idinka si ah? BISMILLAHI RAHMANI RAHIM

  5. @AWLAL Su’aashaada jawaab teeda waa kaas DALKA PUNTLAND inuu helo horumar iyo amni inay helaan oo iyaku fahmaan inay wax qabsan karaan ilaahay siiyey dhulka ugu wanaagsan aduunka hadana ku yaalo strategically place on the planet 🌎 RED-SEA AND INDIAN OCEAN ee dadkanaga dhib badan baa loo geystay SNM IYO USC ilaa iyo hada markaan fiiriyo GOOGLE EARTH wali bossaso waxay u egtahay hab qankii lagu degay 1991. Way dadaalayaan wayna gaarayaan insha Alaah xili aan fogeyn.

  6. Jirac

    Waad wareersantahay.
    Waa Majeerteen cidda Qandala iyo Bari guud ahaan uga wakiilaka ah xarakadaha dalkiina Somalia ka jira.

    Ma ogtahay Akhriste in Puntland sabab u ahayd samaysanka xarakaadka xagjirka ah ee Somaliya kadib markay Xamar gelisay ciidamada Itoobiya,kana dhasheen baabi’intii maxaakiimta islaamka,Helena fursad ay kusoo daahiraan iyagoo difaac waddankooda Ku gabbanayay,hadhowna u dhalan rogtay hadafkoodii caalamiga ahaa ee Al-qaacida ay uga wakiil ahaayeen???

    Mase ogtahay in kulankii u horrweyay ee Itixaad Bari uu ka dhacay horraantii 90 meeyadii.

    Ha wadhlayso
    Haddaad tiin beerato,aadse timir filaysay waa hawl kuu taal
    Kkkk

    Booraan hadimo ha qodin,haddaad qodona ha dheerayn Ku dhici doontaana mooyee

    Adeerkaa gadh case C/Qaadir Muumin ayaa ah gudoomiyaha Daacishta Somalia,waa Majeerteen iyo Dhashiishe

    Wasiirku waa sigtay ee sadqo ha qalo

    Ilaahow sharkooda na gees mari belada Somaliya dadkeedu dhaqanka ka dhigteen,si ay ugu difaacdaan dano qabiil,dhaqaale,cabsi gelin qabiil kale,baad

    Allaah kariim
    Pudhlayn intaanu Ku fidin hayska qabtaan haddii kale
    “BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA”

  7. @SAALAX WAA BEENTEE SNM YAHOW ADIGA WEEYE QOFKA WAREERSAN 1993 BURCO BAAD KU SHIRTEEN SNM IYO USC SOONA HUBEYSEEN HASSAN DAAHIR AWEYS OO HABAR GIDIR AH. MAANTA MADAXWEYNE DENI CHANCE BUU HAYSTAA RAISUL WASAARAHA DALKA SOMALIA 🇸🇴 RAISUL WASAARE “ROOBLE” ADEER RUN AH BUU U YAHAY “DENI” HA WEYDIISTO INTERVIEW LAGA QAADO LOONA SOO GACAN GALIYO PUNTLAND SI MIISHAAR SURKA LOOGA JARO WAAYO MAGAGII U HOREEYEY EE DIINTEENA SUUBAN SHAATIGA SHAYDAAN KA LOOGU GASHTAY WUXUU AHAA “AKHWAAN” ISAGAANA HOGAAMINAYEY SOW IN XAQA LA MARSIIYO MA’AHAN SNM IYO USC INAY U ISTICMAALEEN DIINTEENA SUUBAN “QABIIL” AMA SHAATIGA SHAYDAAN KA. SO SHUT THE F*** UP AND STAY AWAY INAAD U GASHATO DAD MUSLIM AH IYO DIINTEENA SUUBAN SHAATIGA SHAYDAAN KA GO BACK TO SLEEP AND WHEN YOU WAKE UP GO “SAHRA HALGAN, AND FAISAL FATAAL SCHOOL OF HATE AND F****G STOP 🛑 KILLING INNOCENT PEOPLE IN MOGADISHU AS WELL YOU WILL NEVER EVER BE RECOGNIZED BY SPILLING BLOOD 🩸 BOY YOU MESSED WITH WRONG GUY GET THE FUCK OUTA HERE.

    • Jirac
      Faysal iyo Zahra Halgan Waxay xoreeyeen dalkoodii kadibna dhiseen, ka hadal sida ay Somaliland u gaadhay horumarkan marka la barbar dhigo Puntland. Hadda waxaan sugeynaa in REER BARI xoreeyaan deegaankooda.

  8. SOO DHIIBA WADAADKA ARGAGIXASADA AH EE REER BOORAMA MABA KA FILEYN NIN SAMAROON AH INUU KU JIRAY UNBELIEVABLE WUUBA LA SOO TAAGANYAHAY ISAGAA AFKIISA KU CADEYSTAY INUU KU JIRAY DAGAAL KII SALIID MAALIN KASTANA LA SOO TAAGAN MEESHII WAA IN LA QABTAA HADDAANAN DRONE DHAKADA OGA KEENIN GEESIGII AWOIWGEY EE DHIIGIISA U QUBAY NAFTIISII UGU QAALI SANEYD KU WAAYEY INUU XOREEYO CALANKA SOMALIA 🇸🇴 KA TAAGO XOREEYO DHULKIISA ADOONYAHEY XOROWDAY 18 MAY FROM DAAROOD U QABO INUU IDIN GUMEYSTAY REGIME BAA LAL DIRIYEY IN XUKUNKA LAGA TUURO MARKAASAA MOGADISHU LOOGA QEYLIYEY DIBIRGOYNTA DAAROOD SIDII IN DAAROOD GUMEYSTAY SNM NA 18 MAY SAMEYSTEEN FUCKING SLAVES AND THEN DIINTEENA SUUBAN SHAATIGA SHAYDAAN KA U GASHTEEN QABIIL WAR ILMAHAAN IGA HADAL SIIYEY DHIIGUU IGU KARSHAY WALLAHI ANIGOO CIISHAYSAN IN WALI QARAX KA JIRO GOBALKA BARI, IYO GOBALKA SANAAG IYO SOOL OO WALI SNM HOROR KU TAHAY.

  9. HASSAN DHAHEEYE BAA MAGACIISA LA YIRAAH MOTHER FUCKER KA SOONA LIST GAREEYA ARGAGIXASADA BURCO IYO HARGEYSA JOOGA MAGACYADOODA.

  10. Jinac

    Maxaa tidhi, ‘Ilmahan ila Hadley dhiiguu igu Kariyay anigoo ciisheysan’. Kkkkk

    Maskaxdaada yari ma qaadi karto afaarahaad ka hadleyside aayar oo dhalatay cago dhigo.

    Isaaq iyo Hawiye ayaa shaadh Diimeed iisoo gashadey 1993 oo AKHWAAN ii keenay ama Somaliland baa Alshabaab soo dirtey 2021 marmarsiinyo u noqonmeyso adiga iyo inta waxaasi ku qufulan yihiin.

    Waar Somali Repablic wey galbatey oo soo noqonmeyso. Furihiina Afweyne ayaa qaatey, wuxuuna kaga dhacay suuliguu ku dhex bakhtiyay isagoo shubmaya. Kkkkkk

    Jabhadihii ku kacay Axmaqii cabida dhiiga umada Soomaaliyeed Aku kaga Weynaadeyna maanta ma jiraan. Qaarna wey fashilmeen qaarna wey guuleysteen oo hadafkoodii wey gaadheen.

    Muhiimadu waa maanta Soomaali isku dhejisani ma jirto. Wixii la’iska dili karayay la’iska dil, qofwalbaana dhulkiisii ayuu ku noqdey oo xaadhxaadhay. Somaliland xagjirkeediina gacan bir ah ayay iskaga qabtay, kuwii meelahaas kale ka imanayayna wey iska moostey. Midhmidhka weli aanan fikirkaas ka tanaasulin ee na dhexjoogana uurkiisa ayay waxaasi ku gadhoodhsan yihiin. Waxa khasab iyo sandule ku ah ama inuu dadkiisa dhinac ka raaco ama uu naga jarmaado oo uu meeshuu doono ka dhaco.

    Idinkana sidaas oo kale ayaa la’idiinka baahan yahay. Inamadiina iyo dadkiina waxaas ku jira iyo kuwii kaleba waa ineydin birta ka asashaan. Kolkaas uunbey iyaguna idinka biqi karaan, idina deyn doonaan. Ama wey idinka huleeli ama camal kale ama danahooda ayay ku foogmi doonaan. Inta ay adiga iyo inkaloo badani eeda iyo masuuliyada meel kale saarayaanse weligood ayay idin dhex joogayaan, khatartaasna idinku heynayaan.

    Jiracoow, saaxiib naso oo miyirso dhiigkarku waa khatare. Af Soomaaligana inaga soo sax sxb. Waa maxay waxan aad quruurixineysaa?

  11. HADAAN IDIN SOO JEEDSANAY AWAL KOONFUR BAAN KU MASHQUULSANEYN XASILINTEEDA IYO DOWLADNIMADII SOMALIYEED EE AAD GODKA KU RIDEEN SNM IYO USC U YEERTA HAWIYE ACTION GROUP. HADAAN SHAATIGA SHAYDAAN KA AAD GESHAN TIHIIN IDINKA SIIBAYNAA. BUUGA TAARIIKHDA CIVIL WAR KANA MEEL MADOW BAAD KAGA QORAN TIHIIN. HAWIYE ARAG INAYYAN DAAROOD DIBIR GOYN KARIN FAHANA INAY SOMALI OO DHAN GOWRACEEN INTA BADAN HAWIYE MAANTA FAHAM KUWA WAALAN EE HABAR GIDIR EE AAD ADEEGSATAAN MEESHA LAGA SOO QABTAY DALKA LAMANA YAABO SANAHA SOO SOCDA IDINKA IYO IYAGU INAY DALKA SOMALIA 🇸🇴 HOGAAMIYAAN. SOMTEL TOWERS DHULKA BAA LA DHIGAYAA DHAMAAN PUNTLAND ARGAGIXISADANA BALAN WEEYE INAY MARKAN GACANTEENU GAARTO GUDAHA BURCO IYO HARGEYSA IYO DAALIMKA HASSAN DHAHEEYE AMA DRONE DHAKADA OGA KEENO. SIDII AWOOWAYAASHAYO IDIIN XOREEYEY DHULKA SOMALIDA HAL HAYSKOODU AHAA AMA SINGA SINGA KEEN AMA SANKA DHUUDHI KEEN WALLEE GACANTAYDU WAY KU GAARIN. 30 YEARS BAA LA’IDIN DULQAADANAYEY HOROR KIINA 86 WEERER IYO XASUUQ BAAD GEYSATEEN AAN LA’IDIN KALA XISAABTAMIN HOR GALNA WAAD SAMEYSATEEN AAD SHILIMAAN SIISAAN SI UU TAARIIKHDA AWOOWGIIS U ILAAWO IT WILL NEVER HAPPENS. BALAN WAXAA AH INAY MARAKAN GACANTAYADU GAADHO ARGAGIXASADIINA SOMALI OO DHAN XASUUQAY DIINTEENA SUUBANEYD NA SHAATIGA SHAYDAAN KA U GASHTAY LIST GAREYNTII BAA HADA SOCDA WE’RE COMING SIDA AWOOWGAY UGU DHAARTAY KAFANTIISA SURKA U SURTAY INAAD XOR NOQOTAAN BAAN UGU DHAARANEYNAA ARGAGIXISADIINA INAY GACANTAYADU GAARTO. REER SAMAROWNOW WALAALAYAAL IDIN KUMANA OGEYN HOWLAHAAS EE WADAADKAN HASSAN DHAHEEYE LA YIRAAH EE QIRTAY INUU DANBI KA GEYSTAY PUNTLAND KANA QEYB QAATAY DAGAALKII SALIID EE 312 KA WIIL LA’INOOKAGA DILAY EE AANAN DIB U SOO XUSUUSAN XAQII BAA FEERAHA KA DILAACAY EE SI WANAAGSAN OO EHELNIMO AH INOOGU SOO GACAN GALIYA INTAANAN DRONE DHAKADA OGA KEENIN. ANAGA IYO ISAAQ HADAAN ISKU SOO JEEDSANAY FAISAL FATAAL IYO MUUSE HANDARAAB WAA IYAGU KU QARWA INAY GAROWE TAGAANE BALAN WAXAA AH INAAN FULINO COLONEL KII DHIHI JIRAY HARGEYSA BAA INOO BALAN AH. MEESHA FAROOLE MA JOOGO NIN ISLAAN IDINKA QABANA MA JOOGO LUQMAD SIXIR AHNA LA’IDIN KAGAMA BAAHNA.

    • Jirac
      Ciidanka Somaliland waxu caasimada Garawe u jiraa 20 KM oo kaliya adigna waxaad ka hadlaysaa Burco iyo Hargeysa? Alhaqiqa.

  12. Marka aad aad u fiirsato,waxa soo qoreen,dhamaan raga ra’yiga soo dhiibtay,walow aad xaq u leedihiin ra’yigiina oo waa xuquuda hadalka( free speech),balse dhacdadii ahayd qarax argagixisada daacish,waxaad ka aadeen qabyaalad iyo wax aan meesha ool.
    Gunaanadkii,haddii la rabo in kaga adkaado argagixisada sida al shabaab iyo daacish,wan in dhab ah,oo joogta ah loola diriro,taasina waxa kaliya ee suuragal galin kara waa in,dowlada goboladyada iyo dowlada federaalka ahi,ay si idjsashi buuxa ah,dagaal dhab ah,oo aan ahayn mid hadba ka yiraahdo,meel hebla ayaa laga,qabsaday argagixisadii dhowr casho ka dibna dib looga soo baxo.
    Xaalada dhabta ah ee amniga ee maamul goboleedyada iyo dowlada federaalka lama sheego,oi mar walba waxa la sheega,in waxwalba ay wanaagsan yihiin,si guud waa in loo sheego In geyga Soomaaliya uu,dagaalkii argagixisada iyo ciidamada Soomaaliya oo weli socdo.
    Maantay halka arini marayso ayaa ah in sii ku dhisan run iyo xaqiiqada jirta in ra’yigo ku qotomo ee in aflagaado iyo cay loo bedelo,figradaha la rabay in wax la isko tuso.
    Guul Soomaaliya iyo dowladnimada.

  13. Waxan jinac sitaa waaaa haweeen eee aayaar ugu dhiga cagaha…waa gabadha comments yada noocan ah ka dhiibata ALLSANAAG.COM ayadoo hoogaay SNM HOOGAAY SNM HOGAAY SNM taaaasuun haysa!!

    Kkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*