Xisbiyada UCID & Wadani oo u midoobey sidii meesha looga saari lahaa Kulmiye iyo M/weyne Biixi.

Puntlandtimes (Hargaysa)-Xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo Wadani ayaa qaaday tallaabo aan farxad gelin xisbiga talada haya ee Kulmiye kadib doorashooyinkii golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada ee dhowaan ka qabsoomay 6 kamid ah gobolada Somaliland.

UCID iyo Wadani oo kulamo ku yeeshay magaalada Hargaysa ayaa ku dhawaaqay inay u midoobeen sidii ay loolan culus ula geli lahaayeen Kulmiye si ay ugaga guulaystaan doorashooyinka guddoonka barlamaanka iyo guddoomiyayaasha degmooyinka ee xildhibaanada shacabku doortay soo dooran doonaan.

Go’aanka labada xisbi ayaa la sheegay inuusan ku ekayn kaliya doorashooyinka socda haseyeeshee ay doonayaan inay guulo ka gaaraan doorashooyinka madaxtinimada ee Somaliland ka qabsoomi doona dhammaadaka sanadkaan 2021.

Kulmiye ayaa sheegay in arrintaani ay sharciga baalmarsan tahay isla markaana ay ka soo horjeedo qaynuunka u degsan Somaliland aysanna labada xisbi xilligaan u midoobi karin, loona baahan yahay inay galaan doorashooyin kala madax banaan.

12 Comments

  1. GARXAJIS WAXBA KUMA HAYSTAAN MARQAAN LAND WAA LAGA ADKAADAY GARXAJIS.
    MAQAAXIDA WAXAA ISU DHIIDHIIBAYA AWAL IYO HABAR JECLO.
    MR CIRO NINKAAN WAALAN EE FEYSAL MAJNUUN YUUSAN KU CEEBEYN.

    • Waamo
      yaa wax weydiiya ado kale, Somaliland Republic iyo dadkeeda waxay soo mareen waddo dheer, way ogyihiin danahooda. Marka saaxiib
      lUma baahna inaad ka hadasho wax aadan aqoon.

  2. SAEED SXB ADIGA IYO IIDOORKA KALE ISLA YAABA OO HAKA HADLINA ARIMAHA DAAROODKU U YAAL GAAR AHAAN HARTI EE PUNTLAND.
    WADAA DHEER EE UU SOO MARAY IIDOORKA WAXAA UGA HOREEYAY MAJEERTEEN.
    MARKA AMA AYNU WADA QASANO AMA AYNU IS IXTIRAAMNO OO FARAHA ISKA QAADO.

    • Waamo
      HARTI PUNTLAND Harti Puntland wa Majeerteen , waa maxay arimaha u yaal Puntland aan ahayen faragalin arrimaha harti Somaliland aan iyada quseynin . Ma heleysid Shakhsi Isxaaq oo erayo aan habboonayn ku sheegaya Majeerteen, laakiin waad arki shakhsi majeerteen ah oo ereyo aan habboonayn ku sheegaya. Miyaad aragtay iyaga oo faragalinaaya Puntland? waata runto ( Al Xaqiiqa).

  3. waar kan WAAMO wuu xanuunaysa cudur la yidhaa IIDOOR ayaa ku dhacay,,
    Bal ninkaa u fiirsada haduu arko wax somaliland ka hadlaya Hurdada xitaa wuu kasoo boodaa si uu wax uga sheego.
    Waa bahal bilaa Damiira Cuqdad googoysey xaasidnimada iyi Hinaasena ay u dheertahay.
    Waar umadu hakaa nabad gasho danahaaga ku foof Cuu Caa Iyo niicda Meel la fadhiiso IIDOOR haku Waalan waxyahow maskaxda ka jiran.

  4. SAEED somali WAXAY INGRIIS ka xorowday 1960 kii.
    1991 ma dhici kartaa in somaali yiraahdo british ayaa na wada gumeysan JIRAY ee khasab ayaad igula go.eysaa?SXB intaad DAGTO AMA GOOSO AMA ha goosan adiga ayay kuu taal CIDINA kuma
    Khasbi karto adna cid ma Khasbi KARTID.
    YAAN la isku DAMBAABIN SXB.

  5. Wammo
    Marka la soo koobo, kuma raacsani in lakala goosan karo. Puntland maka goosan karta Federal Somali, jawaabtu waa maya. Sidaas oo kale qofna kam goosan karo Somaliland. Federal Somalia iyo Somaliland waxay ahaayeen laba dal oo ku midooba hal dal, haatanna kala tagay, waa maxay dhibaatada ku jirta? Taariikhdu wa sida sxb waa inaan daacad u noqonaa taariikhda?

  6. SAEED waxaa isga kaa khaldan BRITISH iyo ISAAQ.
    Hartiga DEGA WAQOOYI adiga xoriyad kaama QAADAN EE WAXUU xoriyad ka qaatay british not you.
    MARKA adiga maskaxda Ada ma wax baa u DHIMAN you dont have right to say british ayaa waa waa hore na wada gumeysan JIRAY ee waad ILA go.eysaa.
    Yaa ku siiysay awoodaas iyo xaquuqdaas??????

  7. Sharmuuto Waamo.
    Dhulbahante si wanaagasan ayay u doorashadii Somaliland uga qayb qaateen, Warsansangali marka naasaha waa weyn loo salaxo aaad loo waso ayay Somaliland noqonayaan. dhib ma jidho macaan..

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*