DEG DEG: Shacab lagu afduubay deegaanka Tukaraq & Somaliland oo Laascaanood ku xirxirtay dad taageersan Farmaajo.

Puntlandtimes (Laascaanood)-Wararkii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi lagu afduubtay dad shacab ah oo safar ahaan ku marayey deegaanka.

Dabley hubaysan oo aan la aqoonsan ayaa la sheegay inay dadkaasi af-duubka u geysteen xilli ay kala dageen gaari nooca dadweynaha oo ay saarnaayeen kuna sii jeedey deegaamo katirsan gobolka Sool.

Afduubkaan ayaa waxaa qaar kamid ah dadka deegaanka oo Puntlandtimes xiriir la samaysay u sheegeen inay tuhunsan yihiin inuu xiriir la lee yahay xariga ay Somaliland kula kacday nin lagu magacaabo Cabdikariin Cali Nuur.

Xog hoose ayaa sheegaysa in Cabdikariin Cali Nuur oo lagu xiray Magaalada Laasaacaanood ee Xarunta Gobolka Sool, isagoona lagu eedeeyay inuu taageero u muujiyay Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

17 Comments

  1. QANIINYO WAXAA KA FUJIYA QANIINYO.
    NIN LA AFDUUBO WAXAY LEEDAHAY NIN LA AFDUUBO THATS IT.
    WAXBA YAAN LOO GEYSAN DADKA SHACABKA AH LAAKIIN WAA MEEL LAGU HAYAA SHURUUDNA LOOGA DHIGAA SOODEYNTA AF HAYEEENKA.
    DHULBAHANTOOW DULLI INTAA KA BADAN YAAN LA QAADAN.
    HORGALAHII HADLAANA MEEL HA LOOGA SOO WADA JEESTO.

  2. SALAAMU CALEEKUM

    Gawaadiin DHULBAHANTE aa la adeegsanaa in dadkaas la afduubo. IIDOOR waxeey ku dhaqmayaan maahmaahdii ahayd: ILKO MAROODI, IYAGA LA ISKU JEBIA”.. Kuwo ka amar qaata IIDOOR WAGASHLEE aa dadka dhibaya, intii sandareero ka soo qaataan.

    DHULBAHANTEE waa gumoomay.. Sidii awrta loo rarta.. Mid wuxuu ka qaraabanaaa IIDOOR WAGASHLE… Mid wuxuu ka qaraabanaa MAJEERTEEN. Mid wuxu ka qaraabanaa DAWLADA DHEXE.

    XAAR FARMAAJO, oo suaal laga weydiiyey, maxaad ka qabtaa shacabka SOOL IYO SANAAG, maxuu ku jawaabay…

    KKKK .. Suaal adag waaye… Hadda waa madaxweynaha DAWLADA DHEXE ee SOOMAALIYA… Waa uu dadkii uu madaxweynaha u ahaa..

    Maxaa u diiday in uu dhaho.. SHACABKA SOOL IYO SANAAG oo isku duuban oo UL iyo DIIRKEED ah, ha ii yimaadeen, waxeey rabaan oo dastuurka waafaqsan aan ku khasbanahay in aanu u sameeyno..

    Intaas maxaa u diiday….

    ALOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW ALLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLE

  3. Afhayeenka Daarood, C/Kariim Cali Nuur, waa inuu helaa xorriyaddiisa. Waa ninka isagoo Laascaanood jooga yiri: “Muuse Baxii waxaan leeyahay: in Suurka Qiyaame la afuufo ayaa ka dhow aqoonsi Somaliland hesho.” Hadalkaas awgi ayaa horgaleyaasha Muuse Biixi wakiilka uga ah Laascaanood xabsiga u ugu tuureen.

  4. @@@Awlal

    re: Jirjirroole, toban-tolle — HILLAAC

    Ustaad, ninkan , markii aan akhriyey paragraphka ugu horreeya qoraalkiisa ayaan fahmay inuu HILLAAC yahay. Sida aan ku fahmayna u sheegimayo si aanu mustaqbalka iiga taxaddarin oo mar kale ugu dhaco dabinkaas.
    Wadaaddada Sool dega inuu yahay beryihii ugu horreeysay ayeynu fahamnay. Cuqdadda iyo colaadda uu qabo ka sokoow, ujeeddadiisu waa inuu isku dhufto Majeerteen iyo Dhulbahante. Darwiish ayuu sheegtaa. Ma la hubaa inay ka qaybgaleen halgankii Daraawiishta?

    Khalad ayuu ka fahmay waxa ka dhexyaal Majeerteen iyo Dhulbahante. Waxaanu ogeyn in marka taariikhda dib loo raaco ilaa maanta ay aad u yar tahay dhiillo iyo colaad dhexmartay Majeerteen iyo Dhulbahante. Beryahan mar mar way isku dhacaan Bah Ararsame iyo Cumar Maxamuud xadka ay wadaagaan — arrin ku salaysan dhul baraago laga qoday, iyadana isla markiiba waa la damiyaa. Halgankii Daraawiishtu wuxuu ahaa qaddiyad gaar ah oo Soomaali badankeed saamaysay.

    Nin reer Somaliland ah oo u jawaabay ayaa u sheegay inay Fiqi Shinni u aqoonsan yihiin inay yihiin Ajuuraan. Hadalkaas aad ayuu runta ugu dhow yahay. Ajuuraanku mar bay aad ugu xoogganaan jireen dhulka Somalia badankiisa. Soomaalidu waxay yiraahdaan iyagaa qoday ceelsha ku yaal geyiga Soomaalida. Waxaa geela lagu habaaraa ‘jinni iyo Ajuuraan kula tag’. Inkastoo dadka qaarki isku dayaan inay Ajuuraan raaciyaan Irir, haddana, waxaan qabaa inuu ka mid ahaa qowmiyaddii Oromada ee dhulka laga riixay, intii ka hartayna ay islaamtay oo Soomaaliyowday kuna milantay Soomaalida.

    Suurtagalnimada in dad Habargidir ah ay ka yimaadeen Galgaduud iyo ka shishe kadibna ay degeen Sool — waxaa ka macquulsan inay yihiin dad ka haray qowmiyaddii Ajuuraanka ee dhulka beri ku degganaan jirtay. Haddii la oran lahaa waxay u yimaadeen dacwo iyo fidinta diinta, qolada ay hadda sheegteen ma aha dad taariikh ahaan lagu yaqaannay culumo diineed iyo diin faafin.

  5. @@@HILLAAC

    Arrinta Aqalka Sare, sidaan horeba u iri, qoondadii Sool iyo Cayn waxay raacsan tahay Puntland waxaana lagu qaybsanayaa Garowe, wayna ogyihiin Fiqi Shinni laakiin Hawiyenimo iyo Irir iskayeelid ayey Dirta Waqooyi dool ugu tageen. Waxay doonayaan inay muujiyaan inay Sool u aqoonsan yihiin inuu yahay qayb ka mid ah Somaliland. Nasiibwanaag, waxa ay doonayaan amase diidayaan midna saamayn iyo wax-kasoo-qaad maleh.

    Arrinka ah in Puntland kuraas ka boobtay Dir, ma garanayo degaan Direed oo ka tirsan Puntland. Mar mar waxaan maqlaa tuulo Towfiiq la yiraahdo, iyadana juqraafi ahaan Puntland amase Galmudug kan ay raacsan tahay ma aqaan. Haddii ay Puntland raacsan tahayna inay tiro shacab ahaan u qalmaan kursi heer federal u maleynmayo. Degaannada Dirta reer Mudug waxay ka tirsan yihiin Galmudug.

  6. SHUUUSH CARUUREY SNM ISKU HAWAABEYSA LOOGAMA BAAHNA JOURNAALADA U ADEEGA SHACABKA PUNTLAND IYO GUUD AHAAN SOMALIA 🇸🇴 QUITE ITS AN ORDER. DHULBAHANTE UMA BAAHNA SHIDO IN LAGU ABUURO DHEXDOODA AWAL BAY SAY U GALAAN LA’AAYEEN HORGALE. FARMAJO WAA CARD MARAN WEEYE MAXUU U TARAY GOBALKA SOOL IYO GOBOLO KALOO BADAN OO SOMALIA 🇸🇴 KA MID AH. NOTHING DADKA SOMALIYEED WAXAA KA DHEXEEYA DOWLADA FEDERAL KA AH EE SOMALIA 🇸🇴 IYADAA DOORASHADEEDII LAGU JIRAA AQALKA HOOSE IYO KAN SARE PROPOGANDA LOOMA BAAHNA MAANTA IYO CARUURTA SNM EE WEBKAAS PROPOGANDA DA MIIRAN AH EE DADKANAGA WAREERSHAY MAR LABAAD SOMALIA 🇸🇴 SOMALI BAA LEH WAA QABALI DHIB BADAN SI LOO GOVERN GAREEYANA AY DHIB BADANTAHAY HADA LOOMA BAAHNA IN DIB LOO NOQDO WADO DHIB BADAN BAA LAGA YIMID OO AAD U XANUUN BADAN OO XITAA LA GAARAY WAX YAALO AANAN DHAQAN U LAHEYN ARGAGIXISO DIIMEED, BURCAD DHULEED IYO BADEED. DALKA IYO DADKA HORUMARKIISA ISKU BARAARUJIYA OO JOOJIYA PROPOGANDADA IYO ISKU DIRKA DADKA SOMALIYEED SI LOO SOO CELIYO XADAARADOODII. DHULBAHANTE FARAHA HA LAGA QAADO DAD SHARAF LEH WEEYE OO XADAARAD LEH WAQTIGII ADKAANA WAA GEBO GEBO HADA DHAMAAN SOMALIDA WAXBAY FAHAMSAN YIHIIN MAANTA WAQTIGUNA WAA ISBEDELAY DUNIDIINA WAY ISBEDESHAY. BISMILLAHI RAHMANI RAHIM

  7. Qofkasta oo aan ixtiraamayn qaranimada Somaliland iyo dadka reer Somalilandba, waxa loo taxaabayaa xabsi si lo edbiyo mudo ka dibna waa la siidaayaa. Why we make it an issue?

  8. Ma dad safar ah baa la afduubtay?!

    Aniga oo ah MADAXWEYNAHA ismagacaabay ee mandaqadda SSC, waxa aan ku baaqayaa in si bilaa shuruud ah dadkaas safarka ah ee la afduubtay xoriyaddooda loo siiyo. Sidaa si le’eg, waxa aan kornaylada Hargaysi u afduubantahay u sheegayaa in aysan hodin 4 horgal oo Galbeed ka mushahar qaata, ee ay ogaadaan in aysan Laaska iyo nugaal godan xoog ku joogin. Sidaa daraadeed, waa in iyana ay si bilaa shuruud ah ku soo daayaan dadka ay u afduubteen iyaga oo cabbiraya dareenkoora ee ay magaaladooda ku soo doonteen.

    Waxa kale oo aan halakan ka gudbinayaa in aan lagu kadmin dhagaraha ay walaaqayaan kornaylada afduubka ku haysta maamulka ka arrimiya Hargaysa.

    Gunaanadkii, waxa aan ku baaqayaa, aniga oo ah MADAXWEYNAHA mandaqadda SSC, in arrintan la xakameeyo inta ayna faraha ka bixin; reerina reer uma dawladayn karo, Laascaanoodna ma aha Borame.

  9. SAEEED

    IIDOOR WAGASHLEEEEEEE…. iska wararaqleeeeey…

    Soomaalida ku maahmaahda… “GUDINEEEY IMA JARTEEN, HADAAN GOLKAY KUGU JIDHIN”.

    Maantay sida uma wararaqleesayseen hadaan DHULBAHANTEE kuu shaqaynin… DABACAYUUUUN, walaahi xaarka baa kaa daadan laha.

    Hasee yeeshee, wixii lagugu sameen jidhay ayaad maantay DHULBAHANTE ku sameenaysaa… iyaga ayaa halkaas is-dhigay… Majin qaada baa halkaas dhigtay in ay kuu soo rufiyaanan hablihii 100 halaad iyo baarqabkoodi iyo qorigii lagu ilaalin lahaa laga bixin jidhay…

    TOLLAAAAAAAAAAAAAY, walee HARTI waa gunbeey noqdeen.. IIDOOR WAGASHLEE, oo ah qabaailka ugu yadh SOOMAALIWEYN, oo ugu liita, oo ugu dhaqan xun baa ku horkaadinaa HARTI DAAROOD…

    ALAYLEEEEEEEEEEEHEEE HARTI DAAROOD kaftankii waa ka xidhan yahay… Mar dambe iga maqli maysaan “ABTI”….

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  10. SAEED WAX WALIBA WAXA AY LEEYIHIIN DHAMAAD ( NO MATTER OF TIME ) RIWAAYADDA IIDOOR WAA DHAMAANEYSAA.
    IIDOOR BEEN, MUNAAFAQAD, IYO REEERO MASAAKIIN MADAXA ISU GALI YACNI QABIIL ISKU DIR SI AAD USII CIMRI DHEERRYSATAAN IMISA SANO AYAY IDIIN SOCONEYSAA ILAAH UNBAA OG?
    SAEED ERAY KASTA OO AAD SOO QORTO BEELAHA DAAROOD, KABKALAX, HARTI AYAAD KA SII XANAAJINEYSAA.
    MAALIN AAN MAANTA AHYN HA INOO AHAATO.

  11. Cinwaanka saxa ah

    Dablay nin ka afduubtay lasanod iyo
    Kuwo kale oo dad ka afduubay isla deegaankaas, Somalia dawlado kama jiraan ninkaan dablay hubaysan lahayna waa lagu tumanayaa, xaqiiqada waa sidaas, ama jecloow ama necboow…

  12. QOWMIYADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AY JOOGAAN AMA MAAMUL KASTA OO AY LEEYIHIIN WAA ISMA DHAANTO.
    QAARBA QAARKA KALE HA EEDEEYEEN, CADOOW HA U ARKAAN LAAKIIN WALEE SOMALI CADOOW BADAN AYAY LEEDAHAY NASIIB DARO IYADAA ISKU MAQAN MARYOOLEEY.
    WAXAAN LEEYAHAY ALAHA INA BADBAADIYO.

  13. Afhayeen Daarood Xamar ha aado halkaas ayaa titlo wada been ah inta la tosho Farmaajo lala hoos galaayee.

    Afhayeenka xagee Daarood Ku caleemo-saarteen,maxaase keenay Sool muu ka waaqleeyo Garowe halkay u sokeyso?
    Annagu waxaas ma qorno adeer,ciddii qaylo wax nagu yeeli kartaana ha qayliyaan iyagaa iska aamusi xiiqid dabadeede.
    Waa edbin,liinta kusoo cabbid bilo xabsiga mandheera,si uu ugasoo baxo isagoo mu’addab ah,qaadayana SAMO KU WAAR SOMALILAND,hadduu muwaadin yahayna waa lala saayiri,haduuse Daarood kale yahay waa masaafuris bacda xabsi

    Somaliland ha waarto.
    👏👏👏👏👏👏👏

  14. SAALAX HADDII AAD IIDOOR TAHAY ISKA FAAN OO ISKA KIBIR HADAL WAAYO HORGALADA HARTI AYAA KUUGU WACAN SIDA MAHAD CANBASHE OO KALE.
    LAAKIIN WAX AAD DHUUSO MOODEYSO YEEY XAAR KUGU NOQON WAA IGA TALO.

  15. @@@ Salax

    Afhayeenku aniga markii iigu war dambeysay wuxuu ku xirnaa Laascaanood. Mandheera waxaa loo dhaadhiciyey dhallinyaradii ku dabbaaldegtay calanka buluugga ah …🇸🇴.

    Afhayeenka Daarood uma baahna inuu Xamar aado; dhulkiisa ayuu joogaa oo uu raganimo iyo hadal cad ku muujiyey, waxaase loo adeegsaday caadeqaateyaal.

    Haddii aan hadal wax la idinkaga qaadi karin maxaad dulqaadkeed u yeelanweydeen?

    Waad aragtay in C/Maalik Coldoon diiday inuu u istaago oo ixtiraamo calanka Somaliland. Inkastoo uu qiil ka dhigtay xagga diinta, haddana, waxaan shaki ku jirin in aanu calankaas jeclayn sababtoo ah calankaas hoostiisa ayaa lagu dulmiyey oo uu sanooyin xabsi ugu jirey markii uu cambaareeyey Itoobiya, iyo iskuulkii qowmuluudnimada lagu barayey carruurta.

    Haddii Muuse Biixi awood leeyahay muxuu u xirxiriwaayey odayaashii Laascaanood shirka ku qabtay ee hadalladii la ogaa xooggooda ku hadlay?

    In Dhulbahante la cadaadiyo oo ay dareemaan oo dhadhanlmiyaan ixtilaalka SNM waa mid dan u ah mustaqbalka Sool iyo Cayn. Waxaa lagu qabsaday oo looga talinayaa Laascaanood waa kalaqaybsanaantooda iyo muwaafaqo la’aantooda; ilaa dacarta la dhadhansiiyana kama kacayaan lulada iyo maahsanaanta.

    Waxaan xusuusta mar dhawr sano kahor askari ka tirsan SNM ay rag Dhulbahante ah oo isla askartiisa ah ku dileen jiidda Laascaano ka xigta xagga Garowe dabadeedna ay diideen in la aaso oo meydkiisu maalmo bannaanka yaallay. Taasi waxay muujinaysaa sida Dhulbahante –xitaa kooda uurkiraaleha ah — gurigiisa gaado ugu leeyahay markii uu sidaa damco.

  16. حكمة اليوم:
    اكثر الناس حمقا الفقير المتكبر

    FUQARO FAAN BADANAA
    SOWTAAD SAKAARADA DABANAYSEEN DHAWAAN MAXAÀBAAD UGU BAAQAYSAAN DADKA?
    Dhulka waa la tolayaa,waana lagu tabcaayaa nin tashaday ma tabar yara
    ********************************
    Haddaad maqasheen dhul aad yar socday,kana dhaqaaqay meeshiisii rajaad leedihiin,haddii kale dad waxaanay helayn u waashay uun baad tihiin adeer.
    Kkkkkkkk

    Horta Ararow soo warayso bal in carro Waroos & Dhulbahante laga heli karo $100 oo canshuur ah iyo in kale?

    Adeer anaa dadkayga raba,dalka dhulkiisana ilaalinaya,kagana daahan argagixisada kasoo siqaysa Pudhlayn,difaacna kaga jira duleedka Gadhoowe ee taa ogow inaanan anigu baahi dhaqaale u joogin carradan,balse aan u joogo difaaca xiduudaha dalkayga iyo qaddiyad,difaaci doonana ilaa xinjirta u dambaysa,hankayguna ka sarreeyo sagxadda hoose eed ka fakari iyo sidaad indhaha xun usoo dhigaysaan idinkoo Ku hadaaqi HARTAANU ISLA NAHAY.
    Sagaaro dabasho miyaad ugu baaqi muwaadiniinta dalkooda jooga?

    HA KU DAGMIN ASHKHAASTA GAROWE JOOGA EE KA SHAQAYSTA INAY METELAAN DHULKAN.

  17. @@@Salax

    Waa gunnimo inaad magacyada Puntland iyo Garowe qalqalloociso. Haddii aan ogahay inaad tahay fadhikudirir sidaa u hooseeya kuumaba jawaabeen.

    Horta sagaaro aad dabato ma leedahay? Dhulkii sagaaro iyo ugaar joogaan waa dhul qani ah.Dhaqaale ha ka hadlin, faqriga iyo gaajada ka jira Burco iyo Hargeysa — kama jiro Puntland.

    Haddii ‘Hartaanu nahay’ aysan macno lahayn ma waxaa macno leh Ingiriis baa na wada gumeysan jirey?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*