SAWIRRO: Islaan Ciise iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gudaha u galay Somaliland xilli Laascaanood looga horyimid.

Puntlandtimes (Laascaanood)-Wafti isimo ah oo uu hoggaaminayo Islaan Ciise Islaan Maxamed ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay xukuumadda Somaliland gacanta ku hayso.

Waftigaan oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ku wajahan degmada Widhwidh ee gobolka Cayn oo maanta lagu caleema saari doono mid kamid ah garaadada gobolkaasi oo aabihiis saldanada ka dhaxli doona.

Caleema saarka garaadka guud ee beesha Guuleed Garaad, Mudane Garaad Garaad Maxamed Garaad Abshir oo ay caanashubkiisa ka qaybgeli doonaan wafuud ka kala timid guud ahaan dhulka ay Soomaalidu degto.

SAWIRRO

11 Comments

  1. Arrinka dhaqanka iyo caleemasaarka inaan siyaasadeeyo ma doonayo laakiin cinwaanka uma bogin sababtoo ah Laascaanood ayuu u aqoonsaday inay Somaliland tahay. Lama yaabeen haddii uu cinwaankaas qori lahaa website aan reer Puntland ahayn.

    Cinwaanka dhexdhexaad ayaa laga dhigi karay iyadoo la sheegayo in Islaan Ciise gudaha u galay gobolka Sool.

  2. A.Arar Aka CARAR

    Puntiland Times laascanood uma Aqoonsana in Somaliland tahayoo oo daarood oodhan oo adiga Ku jirtaana uma aqoonsanid.

    Hadaba maxaa keenaay in adinka dhan oo halkaaa laascaanood ka taagaan in hadana IQAASU xukumo?!

    Waaa su’aaal jawaabteedu fududahay taasoo ah in LAASCAANOD ISAAQU xooog uga qabsaday daarood oo dhan, maa’daama aanay uba aqoonsanyn in laascaanood Somaliland tahay.

    Armaaa fiicnaanlahayd inaaa iska qirataan in laascaanood gacanta Pintilan ka baxday, Amaba xoraysataan.

    Dhanka kale waan kugu tageersanahay inaaan dhaqanka LA siyaasadayn.

    God bless Somaliland

  3. Pinti-girl,,, hadalkeedu waa suuro dumar, hadal dhedig oo jilicsan iyadoo la qabo oo 5 caruura ah laga dhalay wadata ayay leedahay ma aqoonsani anigu ninkayga, waa wax lagu yaqaan. waligeed ba ha iska hadasho.

    • Horta Daarood Hadaanu nahay Iidoor dhul badan badan buu Naga haystaa ama Naga qaaday.Tan IYO Dowlad nimadiii Somalia IYO Ka hor ba
      Waxa ka.mida
      Caynaba.Qorulugud.gaashaamo.gorgor hayo Bari Daahyaale.adhi cadeeye.abeesalay.lascamod
      Sool IYO sanaag ba Qaybta hartiga
      Markaa Hadaan Daarood nahay laba xaajo.mid baa inoo Taal inaaan dhulkeeena dhacsano Qabiil ina la mida sanad kasta dhul Inaga qaado.waa inan gumeed nimo

      Ama inaaan aamusno oo Sida carabta aannsugno
      Dhulkooda kammaqan er Palastin IYO buuraha.golan
      Hadaan Ficil hinaaasiyo
      Assaan hiilin Kari wayday
      Ma af baa Ku ciil bixi
      Cidla Ka hanjabayaa

      Tuducaa. Gabayga Waxuu dhahayaa ama dagaalan ficil Samee ama iska aamus sida gashaaantida

  4. Islaan Ciise soo dhawoow kuna soo dhawoow somaliland iyo dhul soomaliyeed oo aan lagaa xigin soo dhawoow Islaan gacmo furan.

    @@ warqabe.
    Sxb dhaqanku siyaasad ma galo waynagii ogeyn sidii milgaha lahayd ee Suldaan max’ed cabdiqaadir laagu soo dhaweeyey markii ay arinta Gamadiid u socdeen.
    Mida kale laascaanoid waa somaliland laakiin waa dhul somaliyeed qofkii wanaag iyo bilaa Xasarad ku maranaya waa caadi.
    Warqab sxb fadlan dhulku waa somaliland oo lawada leeyahay ee juujuub iyo xoog somaliland kuma dhisna,, waxay ku dhisan tahay somaliland is canqin,wadajir, isu tanaasul, iyo in qaranimada lawada ilaasho markaa nuxurku waxa weeye dad badan oo ducufa ah oo meeli bugto oo isku dirka ka shaqeeya ayaa hoos iyo qudhunka ka dhex fadhanaya hadalkaaga waayo kuwa cuqdadu googooysey waxkasta oo wanaag ah iyo horumar ah ayaa dhiba waa Sida Xaarwaalwaalka.
    NABADIINO

  5. Isimada Somaliland puntland waa tagaan kuwa Puntland-na waa iman karaan! Kulaha “Giduhuu u Galay” kkk ma dabaa-baduu watay?😇
    Qolyaa ku hadaaqaya Laascaanood maaha Somaliland, dee kaalay oo naga qaad. Afkanool!!!kkk. Hadalka Idinkaanu idiin daynay anagana ficil qaadka nagu haleeya. 💪💪💪

  6. Islaan Ciise kusoo dhawow Sool ,Somaliland.
    Isimku waa isim muxtarim ah,waana la ogaa siduu uga hawl-galay dhalintii reer somaliland we lagu qafaashay Garowe.
    Dadka naxligu dilooday ha ogaadaan cidda Isimka martiqaaday inay yihiin dadkii dhulka lahaa iyagoo xor ah,kana mid ah dalkooda Somaliland.

    Dhaqanka yaan siyaasad laga dayin.
    ISLAAN CIISE OO GAADHAY LAASCAANOD HADAAD QORTO MA FARAHAA KU GO’AYA?
    Waa u dhigid qaab su’aaleed,keenaysana in dad badan furaan si ay u ogaadaan ujeedka oo ah intaad doonaysid.

  7. 🇸🇴
    🇸🇴 ♥️ 🇸🇴
    🇸🇴 🇸🇴

    @@@Warqabe

    Inaad ku faanto inaad Laascaanood xoog ku qabsatay kuna haysato waa sida aan doonayo laakiin hadalkaas kama dhihi kartid Laascaanood dhexdeeda.

    Cuqaashii iyo raggii shirka jaraa’id ku qabtay Laascaano dhexdeeda markii la xiray afhayeenka Daarood, C/Kariim Cali Nuur, iyo dhallinyaradii u dabbaaldegtay CALANKA BULUUGA ah — uma hadlin sida rag xoog lagu qabsaday amase lagu haysto, waxayse u hadleen sidii rag iyagu isciilay. Malaha … waxaa Alle u ajiibay hadalkii awoowgood Daarood: “Inaad isciisho mooyee, rag kale kuma ciilo.”

  8. WALLE ODAYADA ISAAQ EE FADHI KU DIRIRKA HALKAN KA AH IYO INANKA HUSSEIN LA YIRAAH EE U ADEEGA BEESHIISA WEBSITE KAN DHIIQEYSTAY MFKER IYO KAN XUMOO JAQALADA BUURAN EE FARAH FAYLAN LA YIRAAH EE ISNA U ADEEGA EE BEESHA ISAAQ. YAA SIIYEY ISAAQ LAS’ANOD SOMALILAND IS ISAAQ WAA SNM. ANIGU MAR HORE BAAN IDIN ARKAY DHIGSHIL INAAD LACAG KA QAADATAAN IYO WAXAAN KALA FAHMI WAAYEY MAGACAN PUNTLANDTIMES EE CANADA 🇨🇦 KA REGISTER GAREYSAN EE BUUN BUUNIYA SNM DANKANAGANA PROPOGANDA KU ABUURA MAXAA LOOGA QABAN WAAYEY AMA TRAING LOOGU FURI WAAYEY MISE WAA CARUURTA HORGALE DA OO “XAABSADE BAA OWOOWE U AH” BAL ILAAHAY BAAN IDINKU DHAARIYAYE CINWAAN KAN EEGA OO MEELAHA IYO AMA SENT LOCATION KA EEGA FADHI KUDIRIRKA SNM EE ISKU JAWAABAYA SNM JOURNALIS KII IYO MAGICII PUNTLAND BAYBA HAYSTAAN CAJAAIB AWAL HORN CABLE IYO UNIVERSAL BAYNU KU OGEYNE HADA PUNTLAND TIMES EE MAGICII PUNTLAND SITA WAA INAAD QAADATAAN SNMTIMES AMA SIDA SHARAFTA LEH EE PUNTLAND POST UGU ADEEGA BULSHADA SOMALIYEED FAIR AND BALANCE BISMILLAHI RAHMANI RAHIM DADKANAGA WAA LA XADAY DHIBAATO GOONI AH BAA HAYSATA XAGA AQOONTA JOURNALISM KA WAXAAD RABTAAN QORA XOR BAAD U TIHIIN LAKIIN MAGACA INOO DHIGA FADLAN WAAD NAGU HOR KUFTEENE INKAAR ALAAH IDINKU RIDYE.

  9. MUBARIK YUSUF AMA FARXIYO DHAQAN XUMIDA GOORMA AYAAD KA WEYNAA?
    MUBARIK AMA FARXIYO LAASCAANOOD WAXAA LEH DAAROOD, KABKALAX, HARTI, DHULOOS
    IIDOOR WAXAA KA QAYILA JAAMAC SIYAAD IYO BAH HARARSAME.
    AQOONSI CIRKA AYUU IDIIN JIRAA IIDOOR.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*