Somaliland oo ku dhawaaqday inay qaabilayso kumanaan katirsan qaxootiga Afgaanistaan.

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu qaabili doono qaxootiga ka imanaya Afgaanistaan, sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda ayaa sheegay Jimcihii, iyada oo tobanaan kun oo qof ay si aad ah uga qaxayaan waddanka ay dagaalladu halakeeyeen ka dib markii ay Taliban qabsadeen horaantii bishan.

Maalinimadii Jumcada ee shalay ayaa afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa sheegay in Hargeysa ay wadahadallo la gashay mas’uuliyiinta Mareykanka oo ku saabsan si kumeel gaar ah u martigelinta qaxootiga Afgaanistaan.

“Anagu (mabda ‘ahaan) waxaan ku raacsanahay … inaan martigalino qaxootiga Afgaanistaan muddada kumeelgaarka,” ayuu yiri sarkaalka, isagoo raaciyay in heshiiska uu weli yahay mid horudhac ah, iyadoo farsamooyinku ay weli shaqeynayaan oo aan la cayimin taariikhda imaanshahooda.

Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale Uganda kala xaajoonaysay qaabilaadda qaxootiga. Arbacadii, diyaarad u kireysneyd oo siday 51 reer Afgaanistaan ah – oo isugu jira rag, haween iyo carruur – ayaa ka degtay waddanka ku yaal Bariga Afrika, iyadoo la filayo in dad badan oo la daad -gureeyo ay yimaadaan maalmaha soo socda.

Daadgureynta ayaa jawaab u ahayd codsi ka yimid Washington oo ahaa inay si ku meel gaar ah u martigeliso “dadka halista ku jira” muwaadiniinta Afgaanistaan ee ku sii jeedda Mareykanka iyo meelaha kale ee adduunka oo dhan, ayay tiri wasaaradda arrimaha dibedda Uganda.

27 Comments

  1. KKKKKK WALEE REERKAAN WAA WAASHEEN.
    AQOONSI RAADIN WAX KASTAA LOO SAMEYNAYAA.
    HAL QOF LAMA KEENI KARO DHULKA SOMALIYA IYADOO AANU SAXIIXIN MADAX WEYNAHA DOWLADDA FEDERAL KA SOMALIYA
    ISAAQOOW ISKA RIYOODA ABAARSO IYO BARWAAQO MARTI GALIYA.
    WALIBA MA IDIN LA TALIYAA:
    SANADKII HAL MAALIN WAXAAD QABATAAN MUNAADABAD AAD UGU MAGAC DARTAAN:
    ” MAALINTA QAWMU LUUDHKA”
    ILEYN WAA IDINKAA WAASHAYE.

    • Waa la yaab in Waamo iyo Sangadhuudhi iyo wixii la dhaqmi jiray ay ka hadlaan dhulka Baraykan ee Somaliland, nin tiisii Ła liita oo Alshabaab haysato oo dunidu ogtahay baa ka hadlaya meel aan gaadhi karin, Adeer Farmaajo Xamar ka taliyo, adduunku waa ogyahay, Somali waa ogtahay, halkee amarkiisu ka socdaa, dunidu sidaada qabiil ma Indho tirin, Wallaahi inaanu ~Xamar ka talin, Balad Xaawo iyo Garbahaaray buu qayb ka taliyaa oo Hablaha Mareexaanka ee sharafta lahaa lagu handado oo aan ka arkaynay Ali Xaraare, meeshit Siyaad Barre laga baacsaday oo dawlad ahaa, Farmaajo oo Kaneecada ka wood yar, adduun waxba weydiin maayo. waxba haku warwareegin propaganda aad tacliinta Somaliland ee hana qaaday lagu horjoogsanayo, ama Christian ha dhigaan ama Hindi, cid ayda ciyeysa u joojinaysaa ma jirto. Wallee Somaliland la hollin waa.

    • wiil waamo nin wareersan

      Maamul somaliland WAA MAAMUL KA KELIYA EE KA MADAX BANAAN MUQDISHO , IYAGAANA XAQ ULEH IN AY LA MACAAMILAAN QOXOOTIGA UNHCR , EE HAA KU QALDIN HABRAHA MADAXDA AH PUNTLAND GALMUDUG HIRSHABEELE KONFUR GALBEED IYO JUBBALAND MASLIN WALBO SIDII XOOLIHII LOOGA VILLA SOMALIA IYO CASHO DIID KKKKKKKK

  2. SNM aqoonsi raadis, hunguri, iyo ha lagaa sheego ayey god kasta u galaysaa. Haddii — waaba haddii — dadka laga soo daadguureeyey Afghanistaan si ku-meelgaar ah loo dejinayo meel ka mid ah Somalia, waxaa lagala tashanayaa oo oggolaan karta ama diidi karta dowladda federalka.

    Fikradda caalamku ka haysto Somalia waqtigan xaadirka ah iyo sida ay SNM isu muujinayso waa kaaf iyo kaladheeri. Bal dad laga yaabo in processka lagu geeynayo Maraykanka uu qaato ilaa dheer, maxay u haysaa SNM? xagge kusoo dhoweynaysaa? Carruurtooda iskuul ma u haysaa? Isgaroobis, isguduudis, geela horsocota oon la guursan!

    Tan kale, dad Afghaanku ma yeelayaan inay Somalia cagta dhigaan; waxay u haystaan inay tahay jahannamo la mid ah tii ay kasoo carareen. Dadkan waa dad aqoon leh oo og waxa adduunka ka jira; waa dadkii Maraykanka la shaqayn jirey.

    Habar dhaliweyday, aleelo ku waalatay! Tawain aqoonsi! Afrikada galbeed u dhalandhool! Israel warqad beerlaxawsi ah u qor (Cigaal 1990s). Wixii oo dhan, 30 sano kadib, jugjug meeshaada joog! Ciil weynaa!

    Berri maxay soo wadaan? Waxaan u maleynayaa haddii gaaladu tiraahdo waxaan doonaynaa meel ku duugno haraaga nukliyeerka, inay oran doonaan, ‘dee annagaa u diyaar ah’.

    ‘Hoow hoow hoow
    Ma taasaad keenteen
    Tanina waa yaabe
    Ma taasaad keenteen!’

    • Ninkii tiisa daryeela baa walaalkii tiirsha, adigu maad taada ka hadashid, tan raggii lahaa ee adeerkaa ka eryey baa haysta, waxna lagaa weydiin maayo, maad Garbahaaray iyo ciyaalka baabuurka lagala degayo 2021 ee iskuulka ka yimid ee reer Caabud waaq ka hadashid, meel aadan gaadhayn maxaad wakhti ugu lumin, Nin tallaabsaday oo Togdheer xulay ha tilmaamin oo ha tiigsan. Naagta hablaha xalaalaysaa, inta ay gudo kale ku maqantahay baa keedu uraa oo qudhmaa. A.Aarar oo magacyo badań oo nin Mareexaan ah, dhulkiisii Xamar buu uga soo yaacay oo gajo iyo dacartii ay cuni jireen uga yimiş, markaasuu dad aanu gaadhi karin fariimo u dirayaa, kuwiisii waa ka quustay, adeer Habar Gidir iyo Mareexaan talo iyo tusaale u gudbi caruurahoodii gawracaya. Ninka aad kabo ka tolonayso kuwiisa ayaa la eega

  3. SALAAMU CALEEKUM

    SOMALILAND weey fiican yiheen, hadii ay u gacan haadiyeen dad ka cararaya dagaal sokeeye.

    Hase yeeshee, dadkan afganistaanka ahi waa dad shaqada ku fiican.. Waliba beeraha xarfaan ay ku yiheen iyo sida loo beero Huriwiinta (Mandoorayaasha).. 80% of the huriwiinta waxaa laga beeraa Afganistaan.

    Marka SOOMAALILAND maxeey ka fa’idaysan kartaa dadkaan qaxootiga ah?? Waxba kama faa’iidaysan karto.. waayo… SOOMAALILAND waxaa aad ugu yadh dhulka… Dhulka inta badan waa buuraleey… Water is scarce. The electricity supply is non-existent. No heavy industries are available to work. Unemployment is in the sky. most of the youths are dying on the high seas. Agriculture is not known in SOMALILAND.

    Then where these refugees will work? Do they leave on the assistance provided by UNHR.

    Marka, waxaan filayaa in codsigaase ay qabilayso UNHR… WAAYO, waxaaba qaxooti ah dhamaan shacabka SOMALILAND…

    SOOMAALIDA TIRAAHDA .. LABO QAAWANI ISMA QAADO …

    WA BILAAAHI TAWFIIQ

  4. A.Arar
    Haddii dalkiinu jahannamo noqday ilaah kama dhigin Somaliland,waxana hadaba ku sugan jaaliyado qaxoonti ah sida yemeniyiin & Syrian iyo kuwo shaqo abuur ka samaystay sida Hindi,Pakistan,Bangladesh, European carab iyo cajam iska dhex mushaaxay,lana dhacay nabadda iyo xasiloonida .
    Waxan daawaday jaaliyadda Yamaniyiinta oo dooranaya jaaliyadooda xubnaha hogaamin doona,waliba sanduuq qof iyo codkii ah,iyagoo dabaqaya doorashooyinka xalaasha ah ee Somaliland ka dhaca.

    Kenya waxay Ku bulaashay soomaalida ay xeryaha u oodatay oo ah soomaalidii Talyaani ka xoroobay oo bilaa iimaan ah,dalkoodiina nacay,kana doorbiday qaxoontinimo!!!!
    Waxa cajiib noqotay sida dadka dalka Somaliland si degdeg ah ugusoo laabteen dalkooda markii rajiimkii laga saaray isagoo dunsan,bambooyin loogusii aasay meel kasta,kana doorbideen dalkooda qaxoontinimo,dhisteena dalkoodii.
    Qaxoonti maanta uma taaghayno badan,waana war wakaaladaha wararka caalamiga ahi qoreen,xaqiiqadiisana la hubin.
    Dad caqli xun ayaa Afrikaanka lagu xaman jiray,laakiin waxan ka yaabay dadka diyaarad dabada qabsanaya ee kasoo dhaay markay duushay,halkiina Ku naf baxay.
    Taalibaan waxbaaba u kordhay oo waxay hadda rabaan inay is furfuraan,caalamkana la macaamilaan si loogu aqoonsado dawladda rasmiga ah ee Afghanistan,balse ka warran xarakada Somalia hadday xoigeystaan oo koonfurta la wareegaan,gaaladuna ka baxaan waxa dhici kara?

    Armaa reer Puntland oo ordayaa inna soo galaan idinku Afghanistan notion qaxoonti ah baad ka hadlaysaane???

  5. Siil-Waamo

    Maka xuntahay?!

    @BARWAANI KING

    Afghanistan waa dhul buuralay ah soow mahaan.

    Guul weeyee warkaaai.

    God bless Somaliland.

  6. WACAYS

    Yes, haa waa runta AGANISTAAN waa buuraleey… hase yeeshee, waddanka 10 bilood waa baraf iyo roob. Biyaha meel kasta waa iska-qulquliayaan. Meel kasta waa beer.

    Halka SOOMAALILAND ay roobka hesha 2 weeks raining season. After 3 months, the country is dry and barren. The only source of water is digging wells 400-600 meters deep.

    Therefore, agriculture projects are non-extent. Am I lying?

    GOD BLESS SOMALILAND AND ALL OTHER STATES OF SOMALIA

  7. Soomaalidii kasoo qaxday dagaalkii yemen way u diideen
    Inay maraakiibta kasoo degaan, dad aysan isku luqad
    Ahayna waxay leeyihiin waan qaabilaynaa, waxaase kasii
    daran dad reer somaliland ah ayaa hargeysa qaxooyi ku
    ah may kuwaas caawiyaan.

  8. Waar maxaa Yamyam iyo qadaadweyn kadaba niiclaynaya dadka iyo dalka tashadey Ee Jamhuuriyada Barakeysan ee somaliland.

    A,Arar,,
    Ninyahow Maryihii baad dhigatey waad ku xiigday inaad somaliland marna propagand iyo been soo malmaluuqdo, marna Aflagaado iyo xigdi iyo ku xumee aad caadeysato.

    Waar meeshan Somaliland dhib iyo qaxar iyo rafaad ayaa loo soo maray qori xaaradii ayaa lagu xoreeyey, makula tahay in Nacnacdaada iyo dacaayadiina iyo xidgigiina iyo xaasidnimadiina wax uga qaadi kartaan???
    Dalkan dadkii lahaa baa ilaashanaya weliba aad u feejigan,
    Somaliland maaha sida somalia dalkiina Baylaha ah ee ragoodiina la dhufaanay tamartoodiina noqotay inay mediaha ka calaacalaan sidii dumarkii caqligiina ka guurey dalkoodiina Quruumo kale la wareegeen amaba siday doonaan ka yeelaan.
    Waar haku habsaamin arimahayaga waxba haku mashquulin dalkiina ayaa u baahan in xabaasha laga soo saaro waa hadaad inyar oo caqliya idinki jiro, somalia waa tusaalaha ugu xun lagu maadsado cidwalba ku halqabsato
    Waxaan xasuustaa Libiya, kenya, Ethiopian, Sudan, india oo dhamaantood Dadkooda uga digay inaanay la mid noqon sida Somalia oo ay cawaan ku nooshahay,,

    Dowlada somaliland waa inay soo dhaweysaa wixii karaankeeda ahna ku qaabishaa dadkaa reer Afgaanistaan,,
    Shacabkuna way ku taageerayaan dowlada sidii loo soo dhaweyn lahaa dadkaa soo qaxaya
    Guul somaliland
    Dameeruhu hayska ciyaan
    Xaasidkuna hays Hiifo
    Cadowguna Hayga dulboodo Waa haduu Awoodo.

  9. SALAAMU CALEEKUM

    Waa arrin fiican in KABLALAX DAAROOD dantooda guud ama gaar-ahaaneed waa in isku tashadaan.

    DAWLADI DHEXE EE FEDERAALKA ee ETHIOPIA waa bur-burtay. Waxaa ku galgashaday EPFL (TIGRAAY).

    Waa maxeey hadafka TIGRAAY? Hadafka TIGRAAY waxaa weeye in ETHIOPIA u qabiso (10) dawladood oo shacabkoodana laga qaado afti (Refrundrum).

    Dawlada KUWAAD oo ka goosata ETHIOPIA waxeey noqonaysa TIGRAAY.
    Dawlada LABAAD oo ka goosata ETHIOPIA waxeey noqonaysaa OROMO.

    AMXAARADA 25 million ah, waxaa ku soo hadhayaa wax ka yar 5 Million. Inta kali ee la amxaareeyey weey ka go’yaan ama gooni beey isu taagin ama TIGRAAY beey raacin.

    Waxaa ka mid qoomiyadaa — QIYIIM, WALLO oo wada muslim,.

    Marka, fursadii ugu weynayd, waxaa helayaa DDS (ABSAME EMPIRE). ABSAME waxee lugaha ku qaadanayaan waa ilaa 7.5 ilaa 8 million. Waxeey haaystaan dhulka ugu weyn ETHIOPIA. Waxeey haaystaan khayraadka ugu badan geeska africa.

    Haddi ay dhacado wax la yiraahado ABSAME EMPIRE, oo dawlad noqotay, waxaa ku soo biirayaa HARTI… Meeshaasna waxaa ka dhalanayaa wax la yiraahdo KABLALAX EMPIRE.

    KABLALAX EMPIRE hadii ay dhacdo, waxaa isku xirmayaa min RAAS CASAYR ilaa iyo cirifka ugu dambeeyaa ee GAARISA.

    Kaas isku xidhayaa dhamaan dhulka ku wareegsan badda cas ilaa iyo badda Indian Ocean.

    Hadii taasi dhacdo, waxaa KABLALAX EMPIRE ay ka tanaasuli doonaan wax la yiraahdo:

    – MAAMULKA HAWIYE
    – MAAMULKA IIDOOR.

    Maamulada Hawiye iyo Maamulka Iidoor, waxeey noqonayaa maxmiyado yadh yadh oo ku hoos nool wax la yiraahdo KABLALAX DAAROOD EMPIRE.

    Marka, maantay waxaan kula talinayaa:

    1. KABLALAX DAAROOD in juhdi weyn ku bixiyaan sidii afti looga qaadi lahaaa shacabke DDS iyada oo la raacayo distuurka ETHIOPIA.
    2. PUNTLAND iyo JUBBALAND waa in ay hurdada ka kacaan, kana hadhaan HAWIYAHA, dantoona tahay maantay in ay wax la qabsadaan DDS SOMALIYA.
    3. in la dhiso wax la yiraahdo KABLALAX DAAROOD COUNTRY stretches from the Guardafui up to the border of Kenya.
    4. Build a force of 60,000 force army to protect and secure the stability of KABLAX DAAROD STATE.

    5. Encourage and invite all local and international investors to invest the local infrastructural projects – highways, hospitals, governmental complex buildings, dams, airports and let the Military Army wages as local contractors.
    6. create a national town plan department and make a new common design for all cities of Kablalax Daarood State.

    7. Give a chance to any state of Somalia that wants to join with the KABLAX DAAROOD EMPIRE, like Southwest Estate.

    WAR KABLALAXOOOW HURDADA KA KACA….. Forget what is called the GREAT SOMALIA… Maantay adaa ka mudan wax la yiraahdo SOOMAALI WEYN..

    HAWIYE waxba noqon waayee.. Bililiqo iyo kufsi iyo dhac iyo dil beey ka dhamaan waayeen…

    HAWIYE wax kale ma rabbo, in xalaashadaan wixii ay SOOMAALI WEYN ka dhaceen.. uga tanaasula oo uga taga.. waxna ha u sheeganina..

    QORI IYO QAACIISA ama KAB IYO XAARKEEDA WAA LA ISLA TUURAAA.

    WAR KA KACAA .. WAR HURDADA KA KACA .. IDINKA OO MAHIIGAAN KA BADAN, BAA OROMO IDIN HADIDAYSAA, AMA MOORIYAAN HAWIYE IDIN HADIDIDAYSAA, AMA IIDOOR WAGASHLEE OO AAN WAXBA AHAYN IDIN HADI DAYAA..

    WAR KABLALAXOOOW GOORMAA HEERYADA ISKA TUURAYSAAN…

    — ILAAHOOW CABDI ILEEEY XABSIGA NOOGA SOO DAA
    — ILAAHOW SAYID MOXAMED CABDULLE QABRIGA NOOGA SOO DAA
    — ILAAHOW CABDULLAAHI YUUSUF QABRIGA NOOGA SOO DAA

    KUWAAN MAANTAY KABLALAX DAAROOD HORBOODAYA WAXBA NOQON WAAYEEEEE….. MUSTAG CAGJAR OO MAANTAY QOOMIYADA AMXAARADA OO CALANKEEDI DHACAY NOO AMAANAYAAA…

    ALLLLLLLLLLLLLLLLOOOOW ALLLLLLLLLLLLLLLLLEEEEE

    VIVA DDS
    VIVA JUBBALAND
    VIVA PUNTLAND
    VIVA SOUTHWEST

    • Aduunyo qof soo jeeda misana riyoonaya oo aan adiga aheyn maan arag, war nikaanagan la baxay magac aanu laheyn fulaynimo halkuu ka gaaray darteed, sow ma ogid siyaasiga kuugu weyn da’ahaan, kuuguna aqoonta iyo caqliga badan waa FAROOLE markuu ABSAME lahaa waxba nooma galin waa ummad kale af un baa nagala dhaxeeya maad ilowdeen, Walaahaan ku dhaartaye HAWIYE iyo IIDDORKAA ayaa kaa balan roon dadnima kaa badan ee iiga leexo waana dad la isku haleyn karo.Beenaale isku heesa ayaa tahay. Barawaani sheegad yahayow

    • WAAD OGTAHAY IN SOMALIGALBEED TAHAY DAL DIR LEEYAHAY, SOMALILAND IYO DJIBOUTI WAA DAL DIR, MAALIN BAA KABLALALAXA LA BAACSAN KARAA, WAABA HADDII LA RABO, SOMALIA WAXAA ISKA LEH IRIR SAMAALE, WAAR DURBAAN HAYSKU TUMIN YAAN IBLIIS DOWYO KAA RIDINE, WALAALAHA ABSAME KAMA SOO HORJEEDO, DOQONKANI BAAN U JAWAABAYAA, ADDUUNKU WAA OGYAHAY SOMALI SIDAY U KALA BADAN TAHAY,

  10. SALAAMU CALEEKUM

    Arrinkaas aan ku qoray, baan ILAAH WEYNI ka rajaynayaa in uu dhaco.

    KABLALAXOOOOOOOOOOOOOW HURDADA IYO HABACSANAADATA KA KAC…

    GOORMEE AA HALYEY IDIN KA KACAYAAAA..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  11. OGEYSIIS!

    Dhammaan golaha wasiirrada ee dawladda SSC ee aan MADAXWEYNAHA ka ahay ugu baaqayaa fadhi degdeg ah oo ay uga doodayaan ka qayb qaadashada DUMINTA & BARAKICINTA lagu hayo dalka Afghanistan si ay u qaabilaan codsi uga yimi Maraykanka.

    Fadhigaas Ka dib, baarlamaankaygu was diiday warbixintii golaha wasiirrada iyaga oo Ku saleeyey in ayna qayb Ka noqon Karin SHIRQOOL & DACAAYAD lagu wiiqayo waddan kale oo lagu qixinayo muwaadiniintiisa.

  12. Hal baa uga raacay qoraalada WALLAWEYNTA!

    Wallaweyneey, dee idinba waa Kala QARAABASHO tagteene maxaad reer ABAARSO Ka rabtaan, maad iska deydaan?

    Qaraabashadiinu xitaa waxa ay gaadhay in ra’iisul wasaarihiinii uu SANKADHUUDHI dhulkiisii & baddiisii Haysta oo dadkiisa maalin walba laaya oo hantidooda burburiya oo uu tuuladiisii ugu tegay uu KASTUUMO u xiro! Heerkaas bay arrini idinka maraydaa.

    Waa aragtida ay qabaan maamulka ABAARSOLAND

  13. @@@Runsheege

    Haddii aad ku ekaataan SNMtan –galbeedka Ceerigaabo ilaa Gebiley (380km + 50km = 430km or ~ 450km) bal car warkiin iga maqal, intase aad xoogga ku joogtaan Sool iyo qayb ah Sanaag-bari, ballan waxaa ah inaan wax badan qalinka idin ku xanuujiyo. Anigu ma caytamo laakiin naqdi adag ayaan qoraa, waana tan aad ka gubanaysaan.

    Haddii Al-Shabaab nasoo qixiyo oo aan idiin soo galno, markaas Al-Shabaabna waa na dabajoogaa, waxaana shaki la’aan ah inaad sidii askartii Ashraf Ghani ee Afghanistaan aad qoryaha daadin doontaan oo dhuuman doontaan.

    Nin Soomaalidii hore ah ayaa wuxuu arkay lax aad caato u ah oo tabardarri awgeed ceelka u arooriweyday laakiin asoollan (orgaysan), wuxuu yiri, ‘Deylo dabada ay ku asoollan tahay may ku aroorto?” Marka, waxa aad reer Afghanistan ugu gacanhaadinaysaan maad u qabataan dhallinyaradiinna tahriibka iyo badda ku halaagsamay amase kuwa Xamar dhooban ee shaqodoonka ah?

    • @@@@@@A,A,Arar.
      Miskiin Makula tahay inaad somaliland Kala qaybin kartid?? Hartiga aad la ordeysaa Waxay kala joogaan Somaliland/Ethiopia/ kenya sida soomalida kale ayay dhulka somalida degaan suaashaydu waxa weeye.
      Maxaad u sheegan weydeen hartiga Ethiopia degen ???
      Buhoodle xadka Ethiopia ayuu maraa waxa degeni waa harti Maxaad u sheegan weydeen,??
      Markaa sow maaha Dhakh dhakhdiinu Somaliland iyo ku xumeyn laakiinse xaqiiq inaanu idiin suurto galayn never ever,, waayo??
      Sida aad ugu duleysan tahay inaad Hartiga buuhoodle ee Amxaarku Xukumo dushaa ka eegato laakiin aadan waxba ka qaban karin ayay ta somaliland la mid tahay ama la mid noqoneysaa waayo Xuduud caalamiya ayaa taala meesha, ma waxaad odhan Doqonimadaada sidiinii munaafaqad ku dhisnayd xuduuda Amxaarka buuhoodle waa sax laakiin xaduuda somaliland wax jira maaha ma sidaasaad ku hadaaqi doontaan kkkkkkkk, labadaba Gaal ayuu xuduuda u sameeyey waxna kama bedeli kartid taa ku seexo kusoo toos,,
      Mid iga gunud somaliland dhulkeeda hal taako kama tanaasuleyso waxay ku difaaceysaa waxkasta oo ay ku qaadanayso Maal iyo moodba,,
      Hadaba ciidamada somaliland waa kuwaa ku kulaalaya Garoowe wax ka yar 70km ayaaa uga hadhay xuduudii wayna gaadhayaan mar aan dheerayn,,
      Waar waxba hala hadhin awalna waxba maad hagraneyn 30 sano waad rafaneyseen meel walba isugu soo habarwacday waana tii Afka ciida laydiin daray hunkiina iyo gaadiidkiina ka cararteen Tukaraq,,xitaa Kimistii dumarkiinu tukaraq ku dubeen waatii ciidamada Qaranka somaliland ku quraacdeen markii aad ka yaacdeen kkkkkkk,
      Waar ragu waa ragu dalkuna waa dalkii weligaaba Qabyaalad iyo qudhun iyo been aan jirin isku maaweeliya runtuse waa sidaa somaliland meelna uma socoto dhilkeedana way ilaashaneysaa,,
      Ninkii aan ku qanacsanyn isagay u taal iyo meesha uu ku noolaanayo,,

      Tahriibta aad sheegtay xamar iyo garoowe iyo koonfurba waa laga tahriibaa wax u gaara dhalinta somaliland maaha,,
      Adeer ninkii shaqo doontaa meeshuu doono ayiu tegi karaa iminka reer koonfureedkii Turkey ayay hadana u qaxeen sidii qaxooti marba meel iyo dal kale u guuraya kuwaasba sow maaha dadkiina kuwa ugu badan may dalkooda aaminaan una soo guuraan intay dal iyo dakale dul hoganayaan sidii xoolihii,,
      Awoow runtu waa Qadhaadh laakiin waa inaad liqda hadey dacarta ka qadhaadhahay,,
      Waqti yaanu kaaga lumin inaad arimaha somaliland ku mushquusho,,

  14. Reer Afganistan lamasoo dhaweysto. inta muslimka sheegata waa kuwa ugu liita oo ugu jizaarka badan. Aadna wey u akhlaaq xun yihiin oo u khayaano badan yihiin khaasatan qabiilka Pashtuun’ka. Mareykanku wey ogyihiin oo ma rabaan in ay albaabahooda u Furaan laakiin kuwii ayaga u shaqeyn jirey waa in ay xaalad u raadiyaan oo wadamo kale oo ay dagaan u helaan. Qabiilka la yirashdo Pashtuun waa kuwa ugu mooryaansan oo ugu gunsan oona ugu badan afghanstan. Qabiilada daga waqooyiga Afghanistan khaasatan kuwa uu ka dhashay hogaamiyiihi hore ee la oranjirey MASUUD ayaa afghanistaaniinta loogu qaataa oo wax xeeriya. Cidii soo dhaweysanaysa ayageey u taalaa laakiin yaan loo Ogolaan in ay cag soo dhigaan Puntland.

  15. @@@Runsheege

    Waxaad ku turi ‘maad sheegataan Hartiga deggan Kenya iyo Itoobiya’, marna waxaad tiraahdaan ‘Daaroodka Kenya iyo Itoobiya’. Annagu shantii Soomaaliyeed ayaan raadinnaa, noomana kalasoocna dadka deggan DDS iyo NFD. Wallaahi, markii Ciisaha ka dagaallamaya gobolka Sitti ee DDS la laayo oo dhulkooda Canfar qabsato inaan ciil la qarxo ayaan ku sigtaa, markii ay guuleystaanna waan damaashaadaa. Waxaan ogahay inay yihiin Soomaali asal ah oo dhaqanka iyo qiirada Soomaalinimada ku adag. Kuwa Jibuuti waa dad la barxay oo la mid ma aha kuwa Itoobiya. Waxaa laga soo weriyey saraakiishii gashay dagaalkii 1977 in dadka Ciisaha ee reer Itoobiya ay geelooda dhalay u gowracayeen ciidankii Soomaalida.

    Tan kale, miyaan ka tanaasulnay qaddiyaddii Ogaadenya iyo NFD? Maxaan u galnay dagaalkii 1977? Maalinkii Somalia cagaheeda ku istaagto ayaan halkii ka bilaabi doonnaa; ninkii aan raalli ka ahayn ciidda ha cantuugo. Waxaanse rajeynaynaa in DDS xorowdo marka Itoobiya burburto oo aan fogayn.

    Ma garan Buuhoodleha aad sheegayso ee Xabashidu u taliso! Haddii reer Buuhoodle diidaan in ku biiraan SNMistan, ma waxaa lagu shaabbadaynayaa in Xabashi u taliso?

    Xarriiqii 1925 la dhexdhigay: Bosaaso iyo Laasqoray; Qardho iyo Badhan; Garowe iyo Laascaanood; Mudug iyo Cayn — ee dhacay (expired) 1960, berigaasna maannan aqbalin, weligeedna aqbalimayno.

    @@@HILLAAC
    Adigu waxaad tahay geedka dumarka ee hadba lugtii kor loo qaado raaca.

  16. Kkk laba qaawani isma qaado! Hargaysa oo hoyga gaajada iyo waalida ayaa leh qaxooti Bashtuu ah ayaan qaabilaynaa waa cajiib tolow maxay ula jeedan mise waa riyo maalmeedkii Iidoorka. Waxaan isleeyahay Iidoor ku waxay is tuseen qaxootigaa Afghan inay ka boobaan gramka yar ee loo keeno.

    • KKKK Hargeisa ayaa hoyga gaajada ah, waa yaab iyo wax aan hore loo maqal, Nuux waa nin aan dhul-marin oo hooyadii iyo ayeeydii shalay taftooda ka soo baxay, sheeko dumarna ku sheekeeya, wallaahi Hartiga Hargeisa ku nool ama zafaría ku yimaada baan gaajo arag, nin Somaliland ah oo dawarsada abidkii lama arag, adeer bal dulka mar oo kala baro inta aadan wax xarxariiqin

  17. Somaliya meel qaxooti qaabisha oo ay kumanaan qaxooti ah ku nool yihiin UN kuna u diinwaan gashan waxaa jidha Puntland oo haysa qaxootiga ugu badan ee Yeman kolkaa hadii UN iyo US ay Afghan meel gaynayaan Puntland ayaa ku caan baxday qaabilaada qaxootiga.

  18. @Baraawani King, wiil waamo.
    Maxamud saleeban waa naago magacaga Majeerten meel dhiga dhulka Puntland waxaa difaaca Majeerten kale, leelkase, Teedakale waxba ha ka xanaaqina Somaliland waayo waa dad go’aan leh haduu san yahay iyo hadii uu xun yahay ma’aha sida QOWLEYSAYADA maxamud saleeban oo salaanka ama jaraanjarda TUNKA ku wata sidey xukun u heli-lahaayen taasina dhicimeyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*