AKHRISO: Ururada siyaasadeed ee ka tartami doona degmooyinka Eyl, Ufayn iyo Qardho.

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa soo bandhigay tirada ururada siyaasadda ee soo gudbiyey liiska musharixiinta golayaasha deegaanka degmooyinka Eyl, Ufayn iyo Qardho oo doorashooyin hordhac ah lagu qaban doono.

8 urur siyaasadeed ayaa soo gudbiyey musharixiintooda degmooyinka Eyl iyo Ufayn halka degmada Qardho ay ku loolami doonaan 7 urur siyaasadeed sida uu warbaahinta u sheegay afhayeenka guddiga TPEC Cabdinuur SHeekh Maxamed.

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*